Dadka ka soo jeeda deegaannada koonfurta Soomaaliya ee ku nool xeryaha lagu barakacay ee Naasa-hablood A iyo Naasa-hablood B ee magaalada Hargeysa ayaan helin adeegyada aasaasiga ah ee ay helaan dadka kale ee kula nool heryaha.
Warbixin arrintaas faahfaahinaysa waxaa soo diyaariyay weriyaha Raadiyo Ergo ee nagaalada Hargeysa Ilyaas Cabdi Cali.