Gabar Soomaaliyeed oo lagu magacaabo Fartuun Aadan ayaa sanadkan 2013ka ka mid noqotay haweenka dunida ee ku guuleystay abaalmarinta caalamiga...
Dadka ku nool magaalada Laascaanood ayaa waxa ay ka cabanayaan biyo yaraan baahsan oo ka taagan gudaha magaalada ka dib...
In la helo Garsoor ku salaysan caddaalad iyo madax banaani buuxda oo aan samayn caddaalad daro iyo musuqmaasuq waa mid...
Iyadoo ay socdaan qaabooyinka doorashooyinka dowladaha hoose ee Puntland Puntland oo lagu wado in ay dhacaan bisha May 2013, ayaa...
Saraakiil ka tirsan QM ayaa ammaanay quwadda uu Raadiyuhu leeyahay, iyagoo sheegay inuusan keliya ahayn in warbixinada iyo macluumaadka lala...
Wadayaasha gaadiidka ka shaqeeya gobolLada Puntland ayaa cabashooyin xooGgan ka muujiyey go'aan ay dhowaan dowladda Puntland ku joojisey shidaalkii uga...
Markii ugu horreysay ayaa deegaanka Dhadhaab laga furay warshad soo saarta caanaha taasoo ay hay`adda DRC maalgelisay, ayna ugu deeqday...
Waa sidee nolosha dadka degan degaannada iyo degmooyinka isku xira muqdisho iyo Marka? Dhawaan waxaa socdaal ku soo maray deegaannadaas...
Wasaaradda arrimaha dibadda ee Maraykanka ayaa sheegtay inay aad uga walaacsan tahay go’aanka maxkamadda Muqdisho ay ku ridday xukun hal...
Dacwada weriyhii idaacadda Ergo Cabdicasiis Cabdinuur Ibrahim iyo Luul Cali Cusmaan oo ahayd gabadh sheegtay in la kufsaday oo uu...
IDAACADDA 24-NOV 2026 by Radio Ergo




© Copyright 2014 - 2024 Radio Ergo
© Copyright 2014 - 2024 Radio Ergo