Radio Ergo - Somali Humanitarian News and Information
  • Hoy
  • Mowduucyo
    • Wararkii u Danbeeyay
    • Barakacayaasha iyo Qaxootiga
    • Masiibooyinka
    • Caafimaadka
    • Arrimaha Bulshada
    • Cunto-Yaraanta
    • Waxbarashada
    • Beeraha Iyo Xoolaha
  • Barnaamijyada
    • BARNAAMIJKA AYAXA
    • Barnaamijka Beeraha
    • Barnaamijka Dalandool
    • Barnaamijka Dhaqtarka Raadiyaha
    • Barnaamijka Gobaad – Haweenka
    • Madaddaallada Ergo
      • Waayo tegay xusuustood
      • Maxay kugu qaadatay?
      • Falanqeynta heesaha
      • Fanka iyo suugaanta
      • Hibada iyo hal abbuurka
      • Maad iyo maaweelo
  • Annaga
  • Nala Soor Xırıır
  • blankSomali
No Result
View All Result
Radio Ergo - Somali Humanitarian News and Information
  • Hoy
  • Mowduucyo
    • Wararkii u Danbeeyay
    • Barakacayaasha iyo Qaxootiga
    • Masiibooyinka
    • Caafimaadka
    • Arrimaha Bulshada
    • Cunto-Yaraanta
    • Waxbarashada
    • Beeraha Iyo Xoolaha
  • Barnaamijyada
    • BARNAAMIJKA AYAXA
    • Barnaamijka Beeraha
    • Barnaamijka Dalandool
    • Barnaamijka Dhaqtarka Raadiyaha
    • Barnaamijka Gobaad – Haweenka
    • Madaddaallada Ergo
      • Waayo tegay xusuustood
      • Maxay kugu qaadatay?
      • Falanqeynta heesaha
      • Fanka iyo suugaanta
      • Hibada iyo hal abbuurka
      • Maad iyo maaweelo
  • Annaga
  • Nala Soor Xırıır
  • blankSomali
No Result
View All Result
Radio Ergo - Somali Humanitarian News and Information
Home Arrimaha Bulshada

CABDICASIIS KORONTO OO HAL SANO LAGU XUKUMEY

Radio Ergo by Radio Ergo
February 5, 2013
in Arrimaha Bulshada
0
XEER ILLAALINTA OO MAANTA DHAGAYSTAY KIISKA WERIYE CABDICASIIS KORONTO
0
SHARES
Share on FacebookShare on Twitter

blankDacwada weriyhii idaacadda Ergo Cabdicasiis Cabdinuur Ibrahim iyo Luul Cali Cusmaan oo ahayd gabadh sheegtay in la kufsaday oo uu wareysi ka qaaday Cabdicasiis Koronto  iyo saddex ruux oo kale oo lagu soo eedeeyay inay lug ku lahaayeen Kiiskaas ayaa maanta la horkeenay maxkamadda gobolka Banaadir.

Cabdicasiis iyo eedaysanayaasha kale dhammaantood waxay ka jeebeysnaayeen gacmaha, waxaana dhammaantood hal mar ay ka soo wada muuqdeen goobta maxkamadda ee loogu talagalay.

Maxkamadaynda maanta waxaa sidoo kale goob ka ahaa saxafiyiin, xildhibaanno, siyaasiyiin, ehellada eedaysanayaasha iyo qeybaha kale ee bulshada ee iyagu danaynayay dhagaysiga dacwada.

Qareenkii u doodaday dhibbanayaasha xirnaa ayaa dhankooda loo diiday in maxkmadda ay horkeenaan marqaatiyaashooda, iyadoo sidoo kalena la diiday in la dhaariyo eedeysanayaasha.

Guddoomiye ku xigeenka maxkamadda gobolka Banaadir oo ah garsoorihii kiiskan dhegeysanayay ayaa ku dhawaaqay xukun xarig ah oo hal sano ah oo lagu riday weriye Cabdicasiis Cabdinuur Ibraahim iyo Luul Cali Cusmaan, halka saddexda eedeysane kalena la sii daayay oo uu ku jiray seyga gabadha sheegtay in la kufsaday, kadib markii sida garsoorku sheegeen lagu waayay wax caddeyn ah.

Maxkamadda ayaa sii deysay saddex ruux oo kale oo eedaysanayaal ahaa.

Yuusuf Keynaan/MG/FM

Previous Post

BEERALEYDA BAARDHEERE OO DALAG WANAAGSAN GOOSTAY

Next Post

HORUUMARINTA KALLUUMAYSATADA BOOSAASO

Related Posts

blank
Arrimaha Bulshada

Dhallinyaro dib ula midoobay qoysaskooda markii laga bixiyay daymo ay u xirnaayeen

January 6, 2026
Nolol xumo ka dhalatay isticmaalka maandooriye oo ku batay Dhadhaab
Arrimaha Bulshada

Nolol xumo ka dhalatay isticmaalka maandooriye oo ku batay Dhadhaab

June 12, 2025
Galgaduud: Geel dhaqashada casriga ah oo fursad dhaqaale u abuurtay rag ku baraarugay
Arrimaha Bulshada

Galgaduud: Geel dhaqashada casriga ah oo fursad dhaqaale u abuurtay rag ku baraarugay

May 15, 2025
Sanaag: Danyar la baray Xirfado u horseeday in ka soo kabtaan xaalad nolol xumo
Arrimaha Bulshada

Sanaag: Danyar la baray Xirfado u horseeday in ka soo kabtaan xaalad nolol xumo

April 2, 2025
Baydhabo: Shaqo nadaafad oo fursad soo kabasho u noqotay qoysas danyar
Arrimaha Bulshada

Baydhabo: Shaqo nadaafad oo fursad soo kabasho u noqotay qoysas danyar

April 1, 2025
Galmudug: Macalimiin ka saaray qoysaskooda nolol xumo markii ay heleen fursad shaqo
Arrimaha Bulshada

Galmudug: Macalimiin ka saaray qoysaskooda nolol xumo markii ay heleen fursad shaqo

March 20, 2025
Next Post
HORUUMARINTA KALLUUMAYSATADA BOOSAASO

HORUUMARINTA KALLUUMAYSATADA BOOSAASO

FOLLOW US ON FACEBOOK

DAILY PROGRAMMES

IDAACADDA 17-APR-2026

IDAACADDA 17-APR-2026 by Radio Ergo

IDAACADDA 17-APR-2026
Episode play icon
IDAACADDA 17-APR-2026
April 17, 2026
Episode play icon
IDAACADDA 16-APR-2026
April 16, 2026
Episode play icon
IDAACADDA 15-APR-2026
April 15, 2026
Episode play icon
IDAACADDA 14-APR-2026
April 14, 2026
Episode play icon
IDAACADDA 13-APR-2026
April 13, 2026
Search Results placeholder
Radio Ergo Weekly Newsletter
We respect your privacy.
blank
blank
blank

© Copyright 2014 - 2024 Radio Ergo

No Result
View All Result
  • Hoy
  • Mowduucyo
    • Wararkii u Danbeeyay
    • Barakacayaasha iyo Qaxootiga
    • Masiibooyinka
    • Caafimaadka
    • Arrimaha Bulshada
    • Cunto-Yaraanta
    • Waxbarashada
    • Beeraha Iyo Xoolaha
  • Barnaamijyada
    • BARNAAMIJKA AYAXA
    • Barnaamijka Beeraha
    • Barnaamijka Dalandool
    • Barnaamijka Dhaqtarka Raadiyaha
    • Barnaamijka Gobaad – Haweenka
    • Madaddaallada Ergo
      • Waayo tegay xusuustood
      • Maxay kugu qaadatay?
      • Falanqeynta heesaha
      • Fanka iyo suugaanta
      • Hibada iyo hal abbuurka
      • Maad iyo maaweelo
  • Annaga
  • Nala Soor Xırıır
  • blankSomali

© Copyright 2014 - 2024 Radio Ergo