Radio Ergo - Somali Humanitarian News and Information
  • Hoy
  • Mowduucyo
    • Wararkii u Danbeeyay
    • Barakacayaasha iyo Qaxootiga
    • Masiibooyinka
    • Caafimaadka
    • Arrimaha Bulshada
    • Cunto-Yaraanta
    • Waxbarashada
    • Beeraha Iyo Xoolaha
  • Barnaamijyada
    • BARNAAMIJKA AYAXA
    • Barnaamijka Beeraha
    • Barnaamijka Dalandool
    • Barnaamijka Dhaqtarka Raadiyaha
    • Barnaamijka Gobaad – Haweenka
    • Madaddaallada Ergo
      • Waayo tegay xusuustood
      • Maxay kugu qaadatay?
      • Falanqeynta heesaha
      • Fanka iyo suugaanta
      • Hibada iyo hal abbuurka
      • Maad iyo maaweelo
  • Annaga
  • Nala Soor Xırıır
  • blankSomali
No Result
View All Result
Radio Ergo - Somali Humanitarian News and Information
  • Hoy
  • Mowduucyo
    • Wararkii u Danbeeyay
    • Barakacayaasha iyo Qaxootiga
    • Masiibooyinka
    • Caafimaadka
    • Arrimaha Bulshada
    • Cunto-Yaraanta
    • Waxbarashada
    • Beeraha Iyo Xoolaha
  • Barnaamijyada
    • BARNAAMIJKA AYAXA
    • Barnaamijka Beeraha
    • Barnaamijka Dalandool
    • Barnaamijka Dhaqtarka Raadiyaha
    • Barnaamijka Gobaad – Haweenka
    • Madaddaallada Ergo
      • Waayo tegay xusuustood
      • Maxay kugu qaadatay?
      • Falanqeynta heesaha
      • Fanka iyo suugaanta
      • Hibada iyo hal abbuurka
      • Maad iyo maaweelo
  • Annaga
  • Nala Soor Xırıır
  • blankSomali
No Result
View All Result
Radio Ergo - Somali Humanitarian News and Information
Home Cunto-Yaraanta

BEERALEYDA BAARDHEERE OO DALAG WANAAGSAN GOOSTAY

Radio Ergo by Radio Ergo
February 4, 2013
in Cunto-Yaraanta
0
Xarun lagu xannaaneeyo gabdhaha agoonta ah oo laga furay Boondheere

Keydka sawirrada Ergo

0
SHARES
Share on FacebookShare on Twitter

blankSida ay sheegeen beeraleyda wax ku beerata roobabka ee degmada Baardheere  iyo tuulooyinka hoos taga, dalagga sanadkan u soo go`ay ayaa ah kii ugu wanaagsanaa muddo 4 sanadood ah oo ay beeraleyda sheegeen inay isugu darsoomeen abaaro iyo roobab yaraan.

Suuqyada magaalada Baardheere ayaa waxaa si weyn looga dareemayaa dalagyo aad u tiro badan oo isugu jira maseggo iyo sisin si weyn loogu soo harqiyay suuqyada, tanoo calaamad u ah sheegashada beeraleyda.

Haya`dda cuntada iyo beeraha QM ee FAO ayaa sheegtay in cunto yaraantii ka jirtey Soomaaliya ay hoos u dhacday, tanoo ifafaalo wanaagsan u ah qoysaska beeraleydan oo sheegay in noloshooda ay wax weyn iska beddeli doonto.

Ismaaciil Cumar oo ka mid ah beeraleyda tuuladsa Serinley ee degmada Baardheere ayaa wali xusuusta dhibaatooyinkii adkaa ee  dhinaca nolosha ahaa, wuxuuna sheegay in sanadkan uu rajeynayo in nolosha qoyskiisa ay wax weyn iska baddeli doonaan.

Roobabkii xilliga Deyrta ee sanadkan oo si fiican u da’ay ayaa waxay sababeen in beeralaeydu ay ka faa`iidaystaan qodaalka beeraha ay helaan cunto ku filan.

Magaalada Baardheere iyo nawaaxigeeda ayaa lagu soo warramayaa in loorkii haruurka ah uu qiimihiisu marayo lacag dhan 120 kun oo shilin, tanoo noqonaysa qiimihii ugu hooseeyey ee muddo ka badan ilaa 10 sano uu gaaro.

Ismaaciil Cumar ayaa sheegay in sanadkan aysan jirin wax cuno yaraan ah, wuxuu tilmaamay in bakaaraha keydka ay ku duugteen haruur badan oo uu sheegay in muddo ah inay ku noolaan doonaan.

Axmed Cumar Saalixi/MG

Previous Post

Shuban-biyood ku faafaya baydhabo iyo tuulooyinka u dhow

Next Post

CABDICASIIS KORONTO OO HAL SANO LAGU XUKUMEY

Related Posts

blank
Beeraha Iyo Xoolaha

Dalag biyo la’aan awgeed u qalalay oo hubanti la’aan cunno biday beeraleyda Afgooye

September 7, 2026
Qoysas laga raray xeryo ku yaalla Kismaayo oo ka cabanaya shaqo la’aan iyo nolol xumo
Barakacayaasha iyo Qaxootiga

Qoysas laga raray xeryo ku yaalla Kismaayo oo ka cabanaya shaqo la’aan iyo nolol xumo

September 3, 2026
Qiimo kororka shidaalka iyo canshuur dheeri ah oo nolol xumo galiyay danyarta Hargeysa
Cunto-Yaraanta

Qiimo kororka shidaalka iyo canshuur dheeri ah oo nolol xumo galiyay danyarta Hargeysa

September 1, 2026
Xoogsato laga hor istaagay shaqadooda oo Baydhabo ku wajahaya nolol xumo
Barakacayaasha iyo Qaxootiga

Xoogsato laga hor istaagay shaqadooda oo Baydhabo ku wajahaya nolol xumo

August 29, 2026
Qoysas nugul oo ku xoolo beelay roob la’aanta oo ku biiray xero ku taalla Gaalkacyo
Barakacayaasha iyo Qaxootiga

Qoysas nugul oo ku xoolo beelay roob la’aanta oo ku biiray xero ku taalla Gaalkacyo

August 28, 2026
Hargaysa: Nolol xumo ka dhalatay shaqo joojin lagu sameeyay dad ku tiirsanaa sarifka lacagaha
Cunto-Yaraanta

Hargaysa: Nolol xumo ka dhalatay shaqo joojin lagu sameeyay dad ku tiirsanaa sarifka lacagaha

August 25, 2026
Next Post
XEER ILLAALINTA OO MAANTA DHAGAYSTAY KIISKA WERIYE CABDICASIIS KORONTO

CABDICASIIS KORONTO OO HAL SANO LAGU XUKUMEY

FOLLOW US ON FACEBOOK

DAILY PROGRAMMES

IDAACADDA 12-SEP-2026

IDAACADDA 12-SEP-2026 by Radio Ergo

IDAACADDA 12-SEP-2026
Episode play icon
IDAACADDA 12-SEP-2026
September 12, 2026
Episode play icon
IDAACADDA 11-SEP-2026
September 11, 2026
Episode play icon
IDAACADDA 10-SEP-2026
September 10, 2026
Episode play icon
IDAACADDA 09-SEP-202
September 9, 2026
Episode play icon
IDAACADDA 08-SEP-202
September 8, 2026
Search Results placeholder
Radio Ergo Weekly Newsletter
We respect your privacy.
blank
blank
blank

© Copyright 2014 - 2024 Radio Ergo

No Result
View All Result
  • Hoy
  • Mowduucyo
    • Wararkii u Danbeeyay
    • Barakacayaasha iyo Qaxootiga
    • Masiibooyinka
    • Caafimaadka
    • Arrimaha Bulshada
    • Cunto-Yaraanta
    • Waxbarashada
    • Beeraha Iyo Xoolaha
  • Barnaamijyada
    • BARNAAMIJKA AYAXA
    • Barnaamijka Beeraha
    • Barnaamijka Dalandool
    • Barnaamijka Dhaqtarka Raadiyaha
    • Barnaamijka Gobaad – Haweenka
    • Madaddaallada Ergo
      • Waayo tegay xusuustood
      • Maxay kugu qaadatay?
      • Falanqeynta heesaha
      • Fanka iyo suugaanta
      • Hibada iyo hal abbuurka
      • Maad iyo maaweelo
  • Annaga
  • Nala Soor Xırıır
  • blankSomali

© Copyright 2014 - 2024 Radio Ergo