Radio Ergo - Somali Humanitarian News and Information
  • Hoy
  • Mowduucyo
    • Wararkii u Danbeeyay
    • Barakacayaasha iyo Qaxootiga
    • Masiibooyinka
    • Caafimaadka
    • Arrimaha Bulshada
    • Cunto-Yaraanta
    • Waxbarashada
    • Beeraha Iyo Xoolaha
  • Barnaamijyada
    • BARNAAMIJKA AYAXA
    • Barnaamijka Beeraha
    • Barnaamijka Dalandool
    • Barnaamijka Dhaqtarka Raadiyaha
    • Barnaamijka Gobaad – Haweenka
    • Madaddaallada Ergo
      • Waayo tegay xusuustood
      • Maxay kugu qaadatay?
      • Falanqeynta heesaha
      • Fanka iyo suugaanta
      • Hibada iyo hal abbuurka
      • Maad iyo maaweelo
  • Annaga
  • Nala Soor Xırıır
  • blankSomali
No Result
View All Result
Radio Ergo - Somali Humanitarian News and Information
  • Hoy
  • Mowduucyo
    • Wararkii u Danbeeyay
    • Barakacayaasha iyo Qaxootiga
    • Masiibooyinka
    • Caafimaadka
    • Arrimaha Bulshada
    • Cunto-Yaraanta
    • Waxbarashada
    • Beeraha Iyo Xoolaha
  • Barnaamijyada
    • BARNAAMIJKA AYAXA
    • Barnaamijka Beeraha
    • Barnaamijka Dalandool
    • Barnaamijka Dhaqtarka Raadiyaha
    • Barnaamijka Gobaad – Haweenka
    • Madaddaallada Ergo
      • Waayo tegay xusuustood
      • Maxay kugu qaadatay?
      • Falanqeynta heesaha
      • Fanka iyo suugaanta
      • Hibada iyo hal abbuurka
      • Maad iyo maaweelo
  • Annaga
  • Nala Soor Xırıır
  • blankSomali
No Result
View All Result
Radio Ergo - Somali Humanitarian News and Information
Home Masiibooyinka

HORUUMARINTA KALLUUMAYSATADA BOOSAASO

Hemed Abdiaziz by Hemed Abdiaziz
February 5, 2013
in Masiibooyinka
0
HORUUMARINTA KALLUUMAYSATADA BOOSAASO

Keydka Ergo

0
SHARES
Share on FacebookShare on Twitter

blankKalluumaysatada magaalada Boosaasso ayaa soo dhoweeyay qorshe ay waddo wasaaradda kalluumeysiga iyo khayraadka badda Puntland oo kaashanaysa  hay`adda Cuntada iyo beeraha QM ee FAO oo lagu  taageerayo boqollaal kalluumaysato oo maashaariic horumarineed lagu samaynayo howlahooda kalluumeysi.

Kulan ay kalluumeysata iyo xubnaha ku howlan fulinta mashaariicdaas horumainareed ay ku yeesheen magaalada Boosaaso ayaa waxaa looga hadlay faa`iidada uu suuqa lagu iibiyo kalluunka iyo goobo lagu keydiyo oo laga furayo Boosaaso u yeelan karo kalluumeysatada iyo dadka kalluunka iibsada.

Muddadii kulankaas uu socday ayaa waxaa  kalluumeysatada ay ka hadleen  caqabado xooggan oo heystey oo ay k amid tahay iyadoo aysan jirin suuq lagu iibiyo kalluunka iyo goobo lagu keydiyo kalluunka marka ay soo jilaabtaan kalluumeysatada.

Agaasimaha guud ee wasaaradda kalluumeysiga Cabdiwaaxid Xirsi Joocaar ayaa sheegay in kalluumeysatada iyo ka qeyb galayaasha kale ee kulan ay si wanaagsan uga doodeen sidii shacabku ay uga wada faa’iideysan lahaayeen mashaariic ay waddo wasaaradda kalluumeysiga oo ay taageerto ka heleysa hay’adda FAO.

Agaasimaha ayaa tilmaamay in mashaariicda ay isugu jiraan suuqa kalluunka loogu tala galay iyo qaboojiyeyaasha kalluunka lagu keydiyo oo laga hirgelinayo degmada Boosaaso.

Sarkaal ka socday hay`adda FAO oo ka hadlayey kulankaan ayaa tilmaamay inay aad u yar yihiin wax soo saarka badda loona baahan yahay in kalluumeysatada lagu dhiirrigeliyo waxyaabaha ay ugu baahan yihiin inay sare ugu qaadaan jilaabashada.

Kumannaan qoys ayaa ku tiirsan wax soo saarka badda oo uu ugu horreeyo kalluunka, waxaa haddii ay hirgasho tallaabadan lagu dhisayo suuqa iyo qaboojiyayaal kalluunka lagu keydiyo ay taasi fursad wanaagsan u noqon kartaa kalluumeysatada oo heli doona awood ay ku jilaabtaan kalluun badan.

Axmed Somali /MG

Previous Post

CABDICASIIS KORONTO OO HAL SANO LAGU XUKUMEY

Next Post

Make Funds On-line Articles

Related Posts

Jalalaqsi: Xoolo dhaqato-beeralay abaartu saamaysay oo nolol adag ku wahajaya xeryo ku yaalla magaalada
Barakacayaasha iyo Qaxootiga

Cunno xumo, biyo yari iyo hoy la’aan isku biirsaday qoysas soo maciin bidday xeryo ku yaalla Jowhar

January 8, 2026
Soomaaliland: Xoolo-dhaqato kireeya geel irmaan si ay cunno ugu helaan carruurtooda
Cunto-Yaraanta

Hargeysa: Nolol xumo soo wajahday qoysaska ka ganacsada caanaha geela saamaynta abaarta darteed

January 7, 2026
Cunno xumo iyo go’doon ka dhashay fatahaad uu gaystay webiga Shabeelle
Barakacayaasha iyo Qaxootiga

Cunno xumo iyo go’doon ka dhashay fatahaad uu gaystay webiga Shabeelle

November 5, 2025
Awdal: Daymo ay qaateen beeraleyda tuulada Ruqi oo sababay in ay xirmaan goobo ganacsi
Beeraha Iyo Xoolaha

Awdal: Daymo ay qaateen beeraleyda tuulada Ruqi oo sababay in ay xirmaan goobo ganacsi

April 25, 2025
Galgaduud: Nolol-xumo ka dhalatay daad barakiciyay qoysaskii ku noolaa tuulada Docolley
Barakacayaasha iyo Qaxootiga

Galgaduud: Nolol-xumo ka dhalatay daad barakiciyay qoysaskii ku noolaa tuulada Docolley

May 26, 2024
Dab kale oo burburiyay qayb ka mid ah suuqa Bakaaraha kaas oo sababay burbur dhaqaale
Arrimaha Bulshada

Dab kale oo burburiyay qayb ka mid ah suuqa Bakaaraha kaas oo sababay burbur dhaqaale

May 21, 2024
Next Post

Make Funds On-line Articles

FOLLOW US ON FACEBOOK

DAILY PROGRAMMES

IDAACADDA 17-APR-2026

IDAACADDA 17-APR-2026 by Radio Ergo

IDAACADDA 17-APR-2026
Episode play icon
IDAACADDA 17-APR-2026
April 17, 2026
Episode play icon
IDAACADDA 16-APR-2026
April 16, 2026
Episode play icon
IDAACADDA 15-APR-2026
April 15, 2026
Episode play icon
IDAACADDA 14-APR-2026
April 14, 2026
Episode play icon
IDAACADDA 13-APR-2026
April 13, 2026
Search Results placeholder
Radio Ergo Weekly Newsletter
We respect your privacy.
blank
blank
blank

© Copyright 2014 - 2024 Radio Ergo

No Result
View All Result
  • Hoy
  • Mowduucyo
    • Wararkii u Danbeeyay
    • Barakacayaasha iyo Qaxootiga
    • Masiibooyinka
    • Caafimaadka
    • Arrimaha Bulshada
    • Cunto-Yaraanta
    • Waxbarashada
    • Beeraha Iyo Xoolaha
  • Barnaamijyada
    • BARNAAMIJKA AYAXA
    • Barnaamijka Beeraha
    • Barnaamijka Dalandool
    • Barnaamijka Dhaqtarka Raadiyaha
    • Barnaamijka Gobaad – Haweenka
    • Madaddaallada Ergo
      • Waayo tegay xusuustood
      • Maxay kugu qaadatay?
      • Falanqeynta heesaha
      • Fanka iyo suugaanta
      • Hibada iyo hal abbuurka
      • Maad iyo maaweelo
  • Annaga
  • Nala Soor Xırıır
  • blankSomali

© Copyright 2014 - 2024 Radio Ergo