Radio Ergo - Somali Humanitarian News and Information
  • Hoy
  • Mowduucyo
    • Wararkii u Danbeeyay
    • Barakacayaasha iyo Qaxootiga
    • Masiibooyinka
    • Caafimaadka
    • Arrimaha Bulshada
    • Cunto-Yaraanta
    • Waxbarashada
    • Beeraha Iyo Xoolaha
  • Barnaamijyada
    • BARNAAMIJKA AYAXA
    • Barnaamijka Beeraha
    • Barnaamijka Dalandool
    • Barnaamijka Dhaqtarka Raadiyaha
    • Barnaamijka Gobaad – Haweenka
    • Madaddaallada Ergo
      • Waayo tegay xusuustood
      • Maxay kugu qaadatay?
      • Falanqeynta heesaha
      • Fanka iyo suugaanta
      • Hibada iyo hal abbuurka
      • Maad iyo maaweelo
  • Annaga
  • Nala Soor Xırıır
  • blankSomali
No Result
View All Result
Radio Ergo - Somali Humanitarian News and Information
  • Hoy
  • Mowduucyo
    • Wararkii u Danbeeyay
    • Barakacayaasha iyo Qaxootiga
    • Masiibooyinka
    • Caafimaadka
    • Arrimaha Bulshada
    • Cunto-Yaraanta
    • Waxbarashada
    • Beeraha Iyo Xoolaha
  • Barnaamijyada
    • BARNAAMIJKA AYAXA
    • Barnaamijka Beeraha
    • Barnaamijka Dalandool
    • Barnaamijka Dhaqtarka Raadiyaha
    • Barnaamijka Gobaad – Haweenka
    • Madaddaallada Ergo
      • Waayo tegay xusuustood
      • Maxay kugu qaadatay?
      • Falanqeynta heesaha
      • Fanka iyo suugaanta
      • Hibada iyo hal abbuurka
      • Maad iyo maaweelo
  • Annaga
  • Nala Soor Xırıır
  • blankSomali
No Result
View All Result
Radio Ergo - Somali Humanitarian News and Information
Home Arrimaha Bulshada

SHIDAAL YARAAN KA TAAGAN BOOSAASO

Radio Ergo by Radio Ergo
February 11, 2013
in Arrimaha Bulshada
0
SHIDAAL YARAAN KA TAAGAN BOOSAASO
0
SHARES
Share on FacebookShare on Twitter

blankWadayaasha gaadiidka ka shaqeeya gobolLada Puntland ayaa cabashooyin xooGgan ka muujiyey go’aan ay dhowaan dowladda Puntland ku joojisey shidaalkii uga imaan jirey dalka Yeman.

Gaadiidleyda ayaa idaacadda Ergo u sheegay in shidaalkaas oo qiimihiisu ka yaraa shidaalka ay keenaan shirkadaha ganacsiga uu ka caawin jiray in howlahooda shaqo ay u wataan si caadi ah, ayna noloshooda ka soo saartaan.

Magaalada Boosaaso iyo degmooyin kale oo k amid ah Puntland labadii maalin ee lasoo dhaafey ayaa waxaa la arki karay iyadoo kaalmaha shidaalka lagu iibiyo ay inta badan xiran yihiin.

Fuustada shidaalka oo markii hore lagu iibsan jirey kaalmaha shidaalka $160, ayaa hadda gaartay lacag dhan $200.

Shidaalkan laga keeno dalka yemen ayaa ah kuwa shushubka, iyadoona qarash ahaan uu ka jabanyahay shidaalka laga keeno dalka Imaaraatka Carabta. Dadwaynaha ayaa si weyn u iibsan jiray shidaalka qarashka yar.

Maamulka Puntand wax hadal ah kama soo saarin cabashadaasi sara u kaca qiimaha shidaalka, lamana oga sababta uu maamulku u joojiyay shidaalkii laga soo dhoofin jiray Yemen.

Kasokow qiima kororka shidaalka, waxaa jira caqabado kale oo darawallada Puntland ka shaqeeya ka haysta waddada laamiga ah ee soo gasha magaalada Boosaaso oo qeybo badan oo ka mid ah burbursan, kaddib markii roobabkii bishii Oktoobar ee sanadkii hore ka da’ay gobolka Bari ay sababeen daadad ku soo rogmaday.

Axmed Somali/MG/FM

Previous Post

Dugsiyo xirmay oo dib uga howl billaabay gedo

Next Post

Icrc: olole caafimaadka xoolaha waqooyiga soomaaliya

Related Posts

blank
Arrimaha Bulshada

Dhallinyaro dib ula midoobay qoysaskooda markii laga bixiyay daymo ay u xirnaayeen

January 6, 2026
Nolol xumo ka dhalatay isticmaalka maandooriye oo ku batay Dhadhaab
Arrimaha Bulshada

Nolol xumo ka dhalatay isticmaalka maandooriye oo ku batay Dhadhaab

June 12, 2025
Galgaduud: Geel dhaqashada casriga ah oo fursad dhaqaale u abuurtay rag ku baraarugay
Arrimaha Bulshada

Galgaduud: Geel dhaqashada casriga ah oo fursad dhaqaale u abuurtay rag ku baraarugay

May 15, 2025
Sanaag: Danyar la baray Xirfado u horseeday in ka soo kabtaan xaalad nolol xumo
Arrimaha Bulshada

Sanaag: Danyar la baray Xirfado u horseeday in ka soo kabtaan xaalad nolol xumo

April 2, 2025
Baydhabo: Shaqo nadaafad oo fursad soo kabasho u noqotay qoysas danyar
Arrimaha Bulshada

Baydhabo: Shaqo nadaafad oo fursad soo kabasho u noqotay qoysas danyar

April 1, 2025
Galmudug: Macalimiin ka saaray qoysaskooda nolol xumo markii ay heleen fursad shaqo
Arrimaha Bulshada

Galmudug: Macalimiin ka saaray qoysaskooda nolol xumo markii ay heleen fursad shaqo

March 20, 2025
Next Post
Xarun lagu xannaaneeyo gabdhaha agoonta ah oo laga furay Boondheere

Icrc: olole caafimaadka xoolaha waqooyiga soomaaliya

FOLLOW US ON FACEBOOK

DAILY PROGRAMMES

IDAACADDA 11-FEB-2026

IDAACADDA 11-FEB-2026 by Radio Ergo

IDAACADDA 11-FEB-2026
Episode play icon
IDAACADDA 11-FEB-2026
February 11, 2026
Episode play icon
IDAACADDA 10-FEB-2026
February 10, 2026
Episode play icon
IDAACADDA 09 -FEB-2026
February 9, 2026
Episode play icon
IDAACADDA 08-FEB-2026
February 8, 2026
Episode play icon
IDAACADDA 07-FEB-2026
February 7, 2026
Search Results placeholder
Radio Ergo Weekly Newsletter
We respect your privacy.
blank
blank
blank

© Copyright 2014 - 2024 Radio Ergo

No Result
View All Result
  • Hoy
  • Mowduucyo
    • Wararkii u Danbeeyay
    • Barakacayaasha iyo Qaxootiga
    • Masiibooyinka
    • Caafimaadka
    • Arrimaha Bulshada
    • Cunto-Yaraanta
    • Waxbarashada
    • Beeraha Iyo Xoolaha
  • Barnaamijyada
    • BARNAAMIJKA AYAXA
    • Barnaamijka Beeraha
    • Barnaamijka Dalandool
    • Barnaamijka Dhaqtarka Raadiyaha
    • Barnaamijka Gobaad – Haweenka
    • Madaddaallada Ergo
      • Waayo tegay xusuustood
      • Maxay kugu qaadatay?
      • Falanqeynta heesaha
      • Fanka iyo suugaanta
      • Hibada iyo hal abbuurka
      • Maad iyo maaweelo
  • Annaga
  • Nala Soor Xırıır
  • blankSomali

© Copyright 2014 - 2024 Radio Ergo