Radio Ergo - Somali Humanitarian News and Information
  • Hoy
  • Mowduucyo
    • Wararkii u Danbeeyay
    • Barakacayaasha iyo Qaxootiga
    • Masiibooyinka
    • Caafimaadka
    • Arrimaha Bulshada
    • Cunto-Yaraanta
    • Waxbarashada
    • Beeraha Iyo Xoolaha
  • Barnaamijyada
    • BARNAAMIJKA AYAXA
    • Barnaamijka Beeraha
    • Barnaamijka Dalandool
    • Barnaamijka Dhaqtarka Raadiyaha
    • Barnaamijka Gobaad – Haweenka
    • Madaddaallada Ergo
      • Waayo tegay xusuustood
      • Maxay kugu qaadatay?
      • Falanqeynta heesaha
      • Fanka iyo suugaanta
      • Hibada iyo hal abbuurka
      • Maad iyo maaweelo
  • Annaga
  • Nala Soor Xırıır
  • blankSomali
No Result
View All Result
Radio Ergo - Somali Humanitarian News and Information
  • Hoy
  • Mowduucyo
    • Wararkii u Danbeeyay
    • Barakacayaasha iyo Qaxootiga
    • Masiibooyinka
    • Caafimaadka
    • Arrimaha Bulshada
    • Cunto-Yaraanta
    • Waxbarashada
    • Beeraha Iyo Xoolaha
  • Barnaamijyada
    • BARNAAMIJKA AYAXA
    • Barnaamijka Beeraha
    • Barnaamijka Dalandool
    • Barnaamijka Dhaqtarka Raadiyaha
    • Barnaamijka Gobaad – Haweenka
    • Madaddaallada Ergo
      • Waayo tegay xusuustood
      • Maxay kugu qaadatay?
      • Falanqeynta heesaha
      • Fanka iyo suugaanta
      • Hibada iyo hal abbuurka
      • Maad iyo maaweelo
  • Annaga
  • Nala Soor Xırıır
  • blankSomali
No Result
View All Result
Radio Ergo - Somali Humanitarian News and Information
Home Waxbarashada

Dugsiyo xirmay oo dib uga howl billaabay gedo

Radio Ergo by Radio Ergo
February 11, 2013
in Waxbarashada
0
Xarun lagu xannaaneeyo gabdhaha agoonta ah oo laga furay Boondheere

Keydka sawirrada Ergo

0
SHARES
Share on FacebookShare on Twitter

blankQaar ka mid ah dugsiyadii ku xirmay codaalaha gobolka Gedo ayaa dib u howl billaabay, kaddib markii ay soo hagaagtay xaaladda ammaan ee qaar ka mid ah degmooyin iyo tuulooyin ay saameeyeen dagaallo gobolkaas ka jiray.

Sida ay xaqiijiyeen maamulayaasha iyo waalidiinta dugsiyo waxbarasho oo ku yaalla  Ceelwaaq, Buusaar iyo Ceelcadde,  ardayda ayaa dib u billaabay inay dhigtaan duruustooda.

Ugu yaraan ilaa 1760 ardey oo isugu jira wiilal iyo gabdho ayaa lagu soo warramayaa inay dhiganayeen dugsiyadaas. Tusaale ahaan ilaa 500 oo ardey oo isugu jira wiilal iyo gabdho oo wax ka barta degmada ceelwaaq ayaa ka mid ah ardaydaas, sida uu raadiyaha Ergo uu ugu warbIxiyey Cabdiwaaxid Maxamuud Fadhiid oo ah madaxa dugsiyada waxbarashada degmada Ceelwaaq.

Sidoo kale  Cabdi Macallin Aaden oo ah maamulaha dugsiga H/Dhexe ee tuulada Buusaar ayaa sheegay in sanadkaan ay wax iska baddelayaan ka qeybgalka ardayda ee dugsiyada oo tiro ahaan gaartay ilaa 450 ardey.

Dugsiga H/Dhexe iyo Sare ee deegaanka Ceelcadde ayaa ka mid ah goobihii ay sida xun u saameeyeen colaadaha, waxaana sida uu sheegay maamulaha dugsigaas ku soo laabtay ilaa  514 ardey  iyo macalimiin gaaraysa  14 macallin.

Dugsiyada waxbarashada,  goobaha caafimaadka iyo waddooyinka ayaa ka mid ah goobaha arrimaha bulshada oo ay ragaadiyeen colaadaha gobolkaas ku dhex marayay ciidamada AMISOM, kuwa dawladda iyo Alshabaab.

Axmed Cumar Saalixi/MG/FM

Previous Post

XANUUN HAYA XOOLAHA DEGMADA LUUQ IYO GARBAHAARREY

Next Post

SHIDAAL YARAAN KA TAAGAN BOOSAASO

Related Posts

Iskuullo u xirmay dhaqaale la’aata ka jirta Galmudug roob yarida darteed
Beeraha Iyo Xoolaha

Iskuullo u xirmay dhaqaale la’aata ka jirta Galmudug roob yarida darteed

April 14, 2026
Dhadhaab: Danyar ku nool deegaanka Maleelay oo waxbarasho u la’ carruurtooda, macallimiin yari awgeed
Wararkii u Danbeeyay

Dhadhaab: Danyar ku nool deegaanka Maleelay oo waxbarasho u la’ carruurtooda, macallimiin yari awgeed

March 8, 2026
blank
Barakacayaasha iyo Qaxootiga

Bay: Waxbarasho la’aan soo wajahday carruurta qoysas ka barakacay roob yarida

March 3, 2026
blank
Barakacayaasha iyo Qaxootiga

Qoysas uu ka istaagay kab dhaqaale oo nolol xumo ku wajahaya Dhuusamareeb

February 12, 2026
Baydhabo: Arday waxbarasho la’aan noqday markii uu dab baabi’iyay iskuulkooda
Wararkii u Danbeeyay

Baydhabo: Arday waxbarasho la’aan noqday markii uu dab baabi’iyay iskuulkooda

January 12, 2026
Carruurta qoysas soo barakacay oo waxbarasho la’aan ku wajahaya Gaalkacyo
Barakacayaasha iyo Qaxootiga

Carruurta qoysas soo barakacay oo waxbarasho la’aan ku wajahaya Gaalkacyo

November 19, 2025
Next Post
SHIDAAL YARAAN KA TAAGAN BOOSAASO

SHIDAAL YARAAN KA TAAGAN BOOSAASO

FOLLOW US ON FACEBOOK

DAILY PROGRAMMES

IDAACADDA 17-APR-2026

IDAACADDA 17-APR-2026 by Radio Ergo

IDAACADDA 17-APR-2026
Episode play icon
IDAACADDA 17-APR-2026
April 17, 2026
Episode play icon
IDAACADDA 16-APR-2026
April 16, 2026
Episode play icon
IDAACADDA 15-APR-2026
April 15, 2026
Episode play icon
IDAACADDA 14-APR-2026
April 14, 2026
Episode play icon
IDAACADDA 13-APR-2026
April 13, 2026
Search Results placeholder
Radio Ergo Weekly Newsletter
We respect your privacy.
blank
blank
blank

© Copyright 2014 - 2024 Radio Ergo

No Result
View All Result
  • Hoy
  • Mowduucyo
    • Wararkii u Danbeeyay
    • Barakacayaasha iyo Qaxootiga
    • Masiibooyinka
    • Caafimaadka
    • Arrimaha Bulshada
    • Cunto-Yaraanta
    • Waxbarashada
    • Beeraha Iyo Xoolaha
  • Barnaamijyada
    • BARNAAMIJKA AYAXA
    • Barnaamijka Beeraha
    • Barnaamijka Dalandool
    • Barnaamijka Dhaqtarka Raadiyaha
    • Barnaamijka Gobaad – Haweenka
    • Madaddaallada Ergo
      • Waayo tegay xusuustood
      • Maxay kugu qaadatay?
      • Falanqeynta heesaha
      • Fanka iyo suugaanta
      • Hibada iyo hal abbuurka
      • Maad iyo maaweelo
  • Annaga
  • Nala Soor Xırıır
  • blankSomali

© Copyright 2014 - 2024 Radio Ergo