Radio Ergo - Somali Humanitarian News and Information
  • Hoy
  • Mowduucyo
    • Wararkii u Danbeeyay
    • Barakacayaasha iyo Qaxootiga
    • Masiibooyinka
    • Caafimaadka
    • Arrimaha Bulshada
    • Cunto-Yaraanta
    • Waxbarashada
    • Beeraha Iyo Xoolaha
  • Barnaamijyada
    • BARNAAMIJKA AYAXA
    • Barnaamijka Beeraha
    • Barnaamijka Dalandool
    • Barnaamijka Dhaqtarka Raadiyaha
    • Barnaamijka Gobaad – Haweenka
    • Madaddaallada Ergo
      • Waayo tegay xusuustood
      • Maxay kugu qaadatay?
      • Falanqeynta heesaha
      • Fanka iyo suugaanta
      • Hibada iyo hal abbuurka
      • Maad iyo maaweelo
  • Annaga
  • Nala Soor Xırıır
  • blankSomali
No Result
View All Result
Radio Ergo - Somali Humanitarian News and Information
  • Hoy
  • Mowduucyo
    • Wararkii u Danbeeyay
    • Barakacayaasha iyo Qaxootiga
    • Masiibooyinka
    • Caafimaadka
    • Arrimaha Bulshada
    • Cunto-Yaraanta
    • Waxbarashada
    • Beeraha Iyo Xoolaha
  • Barnaamijyada
    • BARNAAMIJKA AYAXA
    • Barnaamijka Beeraha
    • Barnaamijka Dalandool
    • Barnaamijka Dhaqtarka Raadiyaha
    • Barnaamijka Gobaad – Haweenka
    • Madaddaallada Ergo
      • Waayo tegay xusuustood
      • Maxay kugu qaadatay?
      • Falanqeynta heesaha
      • Fanka iyo suugaanta
      • Hibada iyo hal abbuurka
      • Maad iyo maaweelo
  • Annaga
  • Nala Soor Xırıır
  • blankSomali
No Result
View All Result
Radio Ergo - Somali Humanitarian News and Information
Home Cunto-Yaraanta

XANUUN HAYA XOOLAHA DEGMADA LUUQ IYO GARBAHAARREY

Radio Ergo by Radio Ergo
February 8, 2013
in Cunto-Yaraanta
0
Xarun lagu xannaaneeyo gabdhaha agoonta ah oo laga furay Boondheere

Keydka sawirrada Ergo

0
SHARES
Share on FacebookShare on Twitter

blankXanuunkaan lagu sheegay xoolaha ayaa lagu soo warramayaa inuu ka jiro inta u dhaxeysa degmooyinka Luuq iyo Garbahaarrey ee gobolka Gedo, xoolo dhaqataduna waxay ka muujiyeen walaac, waxayna arrintu sii xoogaysatay kadib markii bilihii ugu dambeysay xoolo u badan Lo` iyo Ido oo dhaley qaarkood ay u dhinteen xanuunkaan aan weli xaqiijin.

Maxamed Muxumed  oo ka mid ah dadka xoolo dhaqatada gobolka Gedo ayaa Ergo u sheegay in walaacadu yahay xilliga xoolahu ay dhalayaan, haddana xoolaha uu hayo xanuunno aanan la garanayn waxa uu yahay, taasoo sababta in neefku u dhinto si fudud.

“Xoolihii aan dhaqanaynay dhibaatooyin caafimaad darro ah ayaa la soo dersay, sida Lo,da iyo Idaha, sanadkani waxuu ahaa kii ugu wanaagsanaa ee reer miyiga ay kaga baahi baxeen dhibaatooyinkii ay soo mareen,waxaana saanadkan dhalay dhammaan xoolaha la dhaqdo sida Geela, Lo`da iyo Ariga, balse Lo,da iyo Idaha waxaan ku aragnay xanuunno ay u dhimanayaan taqaatiirtuna waan u gudbinnay, mana haysanno dawooyin aan kula tacaali karno cudurkaasi haya Lo,da iyo Idaha.” sidaasi waxaa yiri Maxamed.

Cabdi Bees Xasan  oo ka mid ah taqaatiirta caafimaadka xoolaha ee gobolka Gedo, gaar ahaan hay,`dda VSF ayaa raaadiyaha Ergo u sheegay in xanuunnada noocani oo kale ah oo ku cusub uu ku dhacayo Lo,da iyo Idaha,waxaana uu sheegay inay wadaan baaritaanno ay ku ogaanayaan nooca cudurkaani yahay.

Dadka xoolo dhaqatadda ah ayaana codsaday in laga caawiyo nooca uu yahay cudurku, ka hortegistiisa iyo daaweyntaba, iyadoo aysan awood u lahayn sida ay sheegeen gadashada daawooyinka xoolaha la siiyo iyo weliba qalabkii lagu baari lahaa.

Saalixi/MH//FM

Previous Post

KALLUUMAYSATADA KISMAAYO OO CABANAYA

Next Post

Dugsiyo xirmay oo dib uga howl billaabay gedo

Related Posts

Qoysas nolol quus ah ku wajahaya xeryaha Caabudwaaq oo ay maciin bideen
Barakacayaasha iyo Qaxootiga

Qoysas nolol quus ah ku wajahaya xeryaha Caabudwaaq oo ay maciin bideen

October 9, 2026
blank
Barakacayaasha iyo Qaxootiga

Ragga biraha tuma oo ka cabanaya nolol xumo iyo faquuq ka saaray suuqyada Dhadhaab

October 6, 2026
Sanaag: Nolol xumo ka dhalatay dab baabi’iyay tuulada Milxo
Cunto-Yaraanta

Dab qasaare gaystay oo saamayn ku yeeshay boqollaal qoys oo ku nool Hargaysa

October 2, 2026
blank
Barakacayaasha iyo Qaxootiga

Roob la’aan qalajisay beeraha oo barakicisay 300 qoys oo maciin biday Afgooye

September 30, 2026
blank
Cunto-Yaraanta

Afar boqol oo macalin oo shaqo la’aan noqday, markii ay xirmeen iskuullo ku yaalla Garowe

September 25, 2026
Danyar ku nool Hargaysa oo ka soo kaban waayay burbur ku yimid ganacsiyadooda
Cunto-Yaraanta

Danyar ku nool Hargaysa oo ka soo kaban waayay burbur ku yimid ganacsiyadooda

September 22, 2026
Next Post
Xarun lagu xannaaneeyo gabdhaha agoonta ah oo laga furay Boondheere

Dugsiyo xirmay oo dib uga howl billaabay gedo

FOLLOW US ON FACEBOOK

DAILY PROGRAMMES

IDAACADDA 09-OCT-2026

IDAACADDA 09-OCT-2026 by Radio Ergo

IDAACADDA 09-OCT-2026
Episode play icon
IDAACADDA 09-OCT-2026
October 9, 2026
Episode play icon
IDAACADDA 08-OCT-2026
October 8, 2026
Episode play icon
IDAACADDA 07-OCT-2026
October 7, 2026
Episode play icon
IDAACADDA 06-OCT-2026
October 6, 2026
Episode play icon
IDAACADDA 05-OCT-2026
October 5, 2026
Search Results placeholder
Radio Ergo Weekly Newsletter
We respect your privacy.
blank
blank
blank

© Copyright 2014 - 2024 Radio Ergo

No Result
View All Result
  • Hoy
  • Mowduucyo
    • Wararkii u Danbeeyay
    • Barakacayaasha iyo Qaxootiga
    • Masiibooyinka
    • Caafimaadka
    • Arrimaha Bulshada
    • Cunto-Yaraanta
    • Waxbarashada
    • Beeraha Iyo Xoolaha
  • Barnaamijyada
    • BARNAAMIJKA AYAXA
    • Barnaamijka Beeraha
    • Barnaamijka Dalandool
    • Barnaamijka Dhaqtarka Raadiyaha
    • Barnaamijka Gobaad – Haweenka
    • Madaddaallada Ergo
      • Waayo tegay xusuustood
      • Maxay kugu qaadatay?
      • Falanqeynta heesaha
      • Fanka iyo suugaanta
      • Hibada iyo hal abbuurka
      • Maad iyo maaweelo
  • Annaga
  • Nala Soor Xırıır
  • blankSomali

© Copyright 2014 - 2024 Radio Ergo