Radio Ergo - Somali Humanitarian News and Information
  • Hoy
  • Mowduucyo
    • Wararkii u Danbeeyay
    • Barakacayaasha iyo Qaxootiga
    • Masiibooyinka
    • Caafimaadka
    • Arrimaha Bulshada
    • Cunto-Yaraanta
    • Waxbarashada
    • Beeraha Iyo Xoolaha
  • Barnaamijyada
    • BARNAAMIJKA AYAXA
    • Barnaamijka Beeraha
    • Barnaamijka Dalandool
    • Barnaamijka Dhaqtarka Raadiyaha
    • Barnaamijka Gobaad – Haweenka
    • Madaddaallada Ergo
      • Waayo tegay xusuustood
      • Maxay kugu qaadatay?
      • Falanqeynta heesaha
      • Fanka iyo suugaanta
      • Hibada iyo hal abbuurka
      • Maad iyo maaweelo
  • Annaga
  • Nala Soor Xırıır
  • blankSomali
No Result
View All Result
Radio Ergo - Somali Humanitarian News and Information
  • Hoy
  • Mowduucyo
    • Wararkii u Danbeeyay
    • Barakacayaasha iyo Qaxootiga
    • Masiibooyinka
    • Caafimaadka
    • Arrimaha Bulshada
    • Cunto-Yaraanta
    • Waxbarashada
    • Beeraha Iyo Xoolaha
  • Barnaamijyada
    • BARNAAMIJKA AYAXA
    • Barnaamijka Beeraha
    • Barnaamijka Dalandool
    • Barnaamijka Dhaqtarka Raadiyaha
    • Barnaamijka Gobaad – Haweenka
    • Madaddaallada Ergo
      • Waayo tegay xusuustood
      • Maxay kugu qaadatay?
      • Falanqeynta heesaha
      • Fanka iyo suugaanta
      • Hibada iyo hal abbuurka
      • Maad iyo maaweelo
  • Annaga
  • Nala Soor Xırıır
  • blankSomali
No Result
View All Result
Radio Ergo - Somali Humanitarian News and Information
Home Caafimaadka

Icrc: olole caafimaadka xoolaha waqooyiga soomaaliya

Radio Ergo by Radio Ergo
February 12, 2013
in Caafimaadka
0
Xarun lagu xannaaneeyo gabdhaha agoonta ah oo laga furay Boondheere

Keydka sawirrada Ergo

0
SHARES
Share on FacebookShare on Twitter

blankHayádda caalamiga ah ee ICRC ayaa sheegtay inay soo gabagabeysay olole caafimaadka xoolaha ah oo ay ka fulinaysay waqooyiga wadanka Soomaaliya. Ololahaas  oo lagu baartay in ka badan 700 oo kun oo neef oo geel iyo adhi isugu jira.

ICRC oo kaashanaysa ururka bisha cas ee Soomaaliyeed ayaa waxay qeybiyeen daawo xoolaha loo isticmaalo ayna sii marsiisay maamulada si loo daaweeyo xoolaha

ICRC ayaa sheegtay in ololahaas oo laga fuliyay gobolada Togdheer, Nugaal, Sool iyo Sanaag ay ka faaiidaysteen 43 kun oo qof oo kamid ah bulshada ku tiirsan dhaqaale ahaan xoolaha ah.

Dad badan oo xoolo dhaqato ah ayaa khatar gashaa noloshoodu taasoo ay ugu wacan tahay iyagoon u helin xoolahooda xanaano hagaagsan, sidoo kale ICRC waxa ay sheegtay in ay  saameeyaan colaadaha iyo masiibooyinka kale kadibna dantu ku khasabto inay noqdaan kuwo hayaan ku jira.

Xooluhu waa laf dhabarta nolosha bulshada goboladaas degan, kuwaasoo si weyn ugu tiirsan nacfiga iyo dakhliga ka soo gala ayuu yiri Patrick Vial oo ah madaxa ICRC ee Soomaaliya.

Maxamed Sheekh Cali oo ah agaasimaha dhinaca dhaqaalaha ee barnaamijka ICRC Soomaaliya ayaa sheegay in tani ay sidoo kale wax ka tari doonto si loo hagaajinayo qiimaha iyo suuq geynta xoolaha taasoo kor u qaadaysa dhaqaalahooda.

Hay’adda ICRC ayaa ka shaqaynaysay Soomaaliya tan sanadkii 1977dii iyadoo si dhow ula hawl galaysay bisha cas ee Soomaaliyeed. Waxayna ka shaqaynaysay dhinacyada arimaha deg degga ah iyo in bulshadu noqoto mid isku filan iyadoo la raacayo sharciga caalamiga ah.

MH/MG

Previous Post

SHIDAAL YARAAN KA TAAGAN BOOSAASO

Next Post

Nolosha barakacayaasha Baydhabo

Related Posts

blank
Barakacayaasha iyo Qaxootiga

Umulisooyin daryeel iyo talooyin caafimaad u sameeya haweenka ku nool Dhadhaab

January 13, 2026
blank
Caafimaadka

Nolol xumo iyo daryeel la’aan isku biirsaday qoys ku nool Shabeellaha dhexe

December 1, 2025
blank
Barakacayaasha iyo Qaxootiga

Dayac iyo nolol xumo haysata dadka qaba xaaladda dhimirka ee ku nool Dhadhaab

November 3, 2025
blank
Barakacayaasha iyo Qaxootiga

Dhibaato ka dhalatay xarumo caafimaad oo ka xirmay dad barakac ku ah Baydhabo

September 8, 2025
Adeeg la’aan caafimaad oo ka dhalatay 20 isbitaal oo ku xirmay colaadda Hiiraan
Caafimaadka

Adeeg la’aan caafimaad oo ka dhalatay 20 isbitaal oo ku xirmay colaadda Hiiraan

September 4, 2025
Shabeellaha Hoose: Haweenka ku jira xilliga foosha oo wajahaya gargaar la’aan caafimaad
Caafimaadka

Shabeellaha Hoose: Haweenka ku jira xilliga foosha oo wajahaya gargaar la’aan caafimaad

July 21, 2025
Next Post
Xarun lagu xannaaneeyo gabdhaha agoonta ah oo laga furay Boondheere

Nolosha barakacayaasha Baydhabo

FOLLOW US ON FACEBOOK

DAILY PROGRAMMES

IDAACADDA 17-APR-2026

IDAACADDA 17-APR-2026 by Radio Ergo

IDAACADDA 17-APR-2026
Episode play icon
IDAACADDA 17-APR-2026
April 17, 2026
Episode play icon
IDAACADDA 16-APR-2026
April 16, 2026
Episode play icon
IDAACADDA 15-APR-2026
April 15, 2026
Episode play icon
IDAACADDA 14-APR-2026
April 14, 2026
Episode play icon
IDAACADDA 13-APR-2026
April 13, 2026
Search Results placeholder
Radio Ergo Weekly Newsletter
We respect your privacy.
blank
blank
blank

© Copyright 2014 - 2024 Radio Ergo

No Result
View All Result
  • Hoy
  • Mowduucyo
    • Wararkii u Danbeeyay
    • Barakacayaasha iyo Qaxootiga
    • Masiibooyinka
    • Caafimaadka
    • Arrimaha Bulshada
    • Cunto-Yaraanta
    • Waxbarashada
    • Beeraha Iyo Xoolaha
  • Barnaamijyada
    • BARNAAMIJKA AYAXA
    • Barnaamijka Beeraha
    • Barnaamijka Dalandool
    • Barnaamijka Dhaqtarka Raadiyaha
    • Barnaamijka Gobaad – Haweenka
    • Madaddaallada Ergo
      • Waayo tegay xusuustood
      • Maxay kugu qaadatay?
      • Falanqeynta heesaha
      • Fanka iyo suugaanta
      • Hibada iyo hal abbuurka
      • Maad iyo maaweelo
  • Annaga
  • Nala Soor Xırıır
  • blankSomali

© Copyright 2014 - 2024 Radio Ergo