Tahriibka ayaa qiime aad u sareeya ugu kacaya bulshada ku nool degmada Buuhoodle, xaaladaan tahriibka oo aafeeyey dadka deegaanka ayaa...
Sharma’arke Cali Cabdulaahi waa wiil da’yar oo 12 sana jir, ka shaqaysta xirfadda baalashka kabaha, kuna sugan Muqdisho, waxaa ku tiirsan...
Waxaa Muqidhso loogu qabtay 200 oo haween ah tababar ku saabsan hogaaminta fiican iyo soo muujinta doorka siyaasadda ee haweenka...
In ka badan 500 oo ruux oo danyar ah ayaa ka faa'ideystay waxbarasho lacag la’aan ah oo lagu baro farsamada...
Xoolo dhaqtada, beeralleyda iyo dhammaan bulshada ku nool tuulooyinka hoose taga dagmada Baardheere ayaa sheegay inay faa’iido ka arkeengo’aan maamulka iyo odayaashu...
Waxaa dhowaan la soo gebagebeeyay tababar ku saabsanaa Hagaajinta Adeegsiga af Soomaaliga ee Warbaahinta oo uu maalgeliyay Radio Ergo laguna...
50 gabdhood oo da,yar kuna nool Muqdisho, waxna ka barta goobo waxbarasho oo kala duwan ayaa bilaabay inay ka qeyb...
Labadii sano ee ugu danbeeyey waxaa kor u kacay tiradda ardayda isu diwaan gelinaysa goobaha waxbarashada degmadda Beledweyne ee gobolka...
Haweenka u tartama doorashooyinka ka dhaca Somaliland ayaan guulo badan ka gaarin, oo inta badan ka hara oo aan kusoo...
Goobaha waxbarashada ee gobolka Galgaduud ayaa ku dedaalaya helitaanka macallimiin gabdho ah, ayadoo xilligan aysan jirin hal gabar oo wax...
IDAACADDA 24-NOV 2026 by Radio Ergo




© Copyright 2014 - 2024 Radio Ergo
© Copyright 2014 - 2024 Radio Ergo