Radio Ergo - Somali Humanitarian News and Information
  • Hoy
  • Mowduucyo
    • Wararkii u Danbeeyay
    • Barakacayaasha iyo Qaxootiga
    • Masiibooyinka
    • Caafimaadka
    • Arrimaha Bulshada
    • Cunto-Yaraanta
    • Waxbarashada
    • Beeraha Iyo Xoolaha
  • Barnaamijyada
    • BARNAAMIJKA AYAXA
    • Barnaamijka Beeraha
    • Barnaamijka Dalandool
    • Barnaamijka Dhaqtarka Raadiyaha
    • Barnaamijka Gobaad – Haweenka
    • Madaddaallada Ergo
      • Waayo tegay xusuustood
      • Maxay kugu qaadatay?
      • Falanqeynta heesaha
      • Fanka iyo suugaanta
      • Hibada iyo hal abbuurka
      • Maad iyo maaweelo
  • Annaga
  • Nala Soor Xırıır
  • blankSomali
No Result
View All Result
Radio Ergo - Somali Humanitarian News and Information
  • Hoy
  • Mowduucyo
    • Wararkii u Danbeeyay
    • Barakacayaasha iyo Qaxootiga
    • Masiibooyinka
    • Caafimaadka
    • Arrimaha Bulshada
    • Cunto-Yaraanta
    • Waxbarashada
    • Beeraha Iyo Xoolaha
  • Barnaamijyada
    • BARNAAMIJKA AYAXA
    • Barnaamijka Beeraha
    • Barnaamijka Dalandool
    • Barnaamijka Dhaqtarka Raadiyaha
    • Barnaamijka Gobaad – Haweenka
    • Madaddaallada Ergo
      • Waayo tegay xusuustood
      • Maxay kugu qaadatay?
      • Falanqeynta heesaha
      • Fanka iyo suugaanta
      • Hibada iyo hal abbuurka
      • Maad iyo maaweelo
  • Annaga
  • Nala Soor Xırıır
  • blankSomali
No Result
View All Result
Radio Ergo - Somali Humanitarian News and Information
Home Arrimaha Bulshada

In ka badan 500 oo danyar ah oo ka faa’deystay barashada farsamada gacanta

Radio Ergo by Radio Ergo
June 16, 2015
in Arrimaha Bulshada
0
Dad cudurka Jadeecada ugu dhintay gobolka Bakool

Photo | sawir/kaydka/Ergo

0
SHARES
Share on FacebookShare on Twitter

In ka badan 500 oo ruux oo danyar ah ayaa ka faa’ideystay waxbarasho lacag la’aan ah oo lagu baro farsamada gacanta kuwaasoo isugu jira rag iyo dumar kuna sugan magaalada Baydhabo ee xarunta gobolka Bay.

Aadan Macallin Cabdiraxmaan oo ka tirsan barayaasha xarunta youth Education Pack (YEP) oo ah goobta wax lagu baro dadkan ayaa Ergo u sheegay in tan iyo markii ay barnaamijkan bilaabeen sanadkii 2013 ay ka qalin jabiyeen dad gaaraya 560 ruux oo oo intooda badan maanta shaqaysta soona saarta nolal maalmeedkooda.

Wuxuu intaa ku daray in dadkan la baro xirfado ay ka mid yihiin harqaanka, korontoda, cillaan saarka, dib u hagaajinta qalalabka qalabka cilladooba, cunto karinta iyo gargaarka deg degga ah, wuxuu sheegay in haweenka ka faa’ideystey ay gaarayaan 250.

Sahro Cabdiraxmaan Ibraahim waa gabar ka mid ah gabdhaha wakhtigan wax ka barta xaruntan, waxay Ergo u sheegay in marka ay ka baxdo waxbarshadeeda ay galabtii haween cillaan u saarto islamarkaana ay shaqaysato maalinti lacaga dhan hal doolar ilaa laba doolar maamlmaha jimacaha iyo khamiistana ay aado shaqo cillaan saar ah.

Cabdinaasir Xasan waa 18 jir wuxuuna bartaa korontada, wuxuu Ergo u sheegay in marka uu ka soo baxo xarunta waxbarashada uu gurayaha u sameeyo korantada una xiro uuna ka qaato lacag dhan 3 doollar, taasoo uu sheegay in uu aad uga faraxsan yahay in uu barto farasamadan oo ka caawin doonta dhanka nolashiisa.

Saynab Bashiir Maxamed waa hooyo haysata dhawr carruur ah waxayna bilo ka hor ka qalin jabaisay (YEP) muddo hal sano ah oo ay baranaysey habka loo talo noocyada kala duwan ee dharka, hadda waxaa u furan dukaan lagu talo dharka gudaha magaalada Baydhabo waxayna sheegtay in maalintii ay ka hesho lacag ka badan 300 oo kun oo shilin Soomaali ah ayna ku darabto nolasha reerkeeda.

Saynab, ayaa intaa ku dartay in markii hore ay ku wareersaneyd noolasha carruurteeda maadaama aysan aqoon wax ay ku shaqaysato oo aan ka ahayn inay reer dhar u soo dhaqdo balse iminka ayey u isu aragto qof helay fursada qaali ah.

Waalintiinta iyo bulshada ku nool magaalada Baydhabo ayaa si wayn u soo dhawayey arrintan, ayagoo sheegay inay yareyn karto in dhallinyaradu ku ku kacaan falal aan wanaagsanayn, inta badan dadka ka faa’ideystay barnaamijkan mahan dad horay wax u bartay.

Aadan Macallin Cabdiraxmaan, ayaa Ergo u sheegay in marka ay dhamaystaan waxbarashada loogu deeqo qalab si ay u bikaabaan inay ku shaqaystaan xirafada la baray oo looga dhigayo shaqa abuur.

Xarunta lagu tababaro dadka ayaa waxaa gacanta ku haya hay’ad maxalli ah oo la yiraahdo Gargar Relief Development Organization.

Previous Post

WAREYSI: XOOLO-DHAQATO-BEERALLEYDA GEBILLEY OO ROOBAB YARAANTU AY SAAMEYSAY

Next Post

Tababar haweenka lagu barayey maamul wanaagga oo Muqdisho lagu qabtay

Related Posts

blank
Arrimaha Bulshada

Dhallinyaro dib ula midoobay qoysaskooda markii laga bixiyay daymo ay u xirnaayeen

January 6, 2026
Nolol xumo ka dhalatay isticmaalka maandooriye oo ku batay Dhadhaab
Arrimaha Bulshada

Nolol xumo ka dhalatay isticmaalka maandooriye oo ku batay Dhadhaab

June 12, 2025
Galgaduud: Geel dhaqashada casriga ah oo fursad dhaqaale u abuurtay rag ku baraarugay
Arrimaha Bulshada

Galgaduud: Geel dhaqashada casriga ah oo fursad dhaqaale u abuurtay rag ku baraarugay

May 15, 2025
Sanaag: Danyar la baray Xirfado u horseeday in ka soo kabtaan xaalad nolol xumo
Arrimaha Bulshada

Sanaag: Danyar la baray Xirfado u horseeday in ka soo kabtaan xaalad nolol xumo

April 2, 2025
Baydhabo: Shaqo nadaafad oo fursad soo kabasho u noqotay qoysas danyar
Arrimaha Bulshada

Baydhabo: Shaqo nadaafad oo fursad soo kabasho u noqotay qoysas danyar

April 1, 2025
Galmudug: Macalimiin ka saaray qoysaskooda nolol xumo markii ay heleen fursad shaqo
Arrimaha Bulshada

Galmudug: Macalimiin ka saaray qoysaskooda nolol xumo markii ay heleen fursad shaqo

March 20, 2025
Next Post
Tababar haweenka lagu barayey maamul wanaagga oo Muqdisho lagu qabtay

Tababar haweenka lagu barayey maamul wanaagga oo Muqdisho lagu qabtay

FOLLOW US ON FACEBOOK

DAILY PROGRAMMES

IDAACADDA 11-FEB-2026

IDAACADDA 11-FEB-2026 by Radio Ergo

IDAACADDA 11-FEB-2026
Episode play icon
IDAACADDA 11-FEB-2026
February 11, 2026
Episode play icon
IDAACADDA 10-FEB-2026
February 10, 2026
Episode play icon
IDAACADDA 09 -FEB-2026
February 9, 2026
Episode play icon
IDAACADDA 08-FEB-2026
February 8, 2026
Episode play icon
IDAACADDA 07-FEB-2026
February 7, 2026
Search Results placeholder
Radio Ergo Weekly Newsletter
We respect your privacy.
blank
blank
blank

© Copyright 2014 - 2024 Radio Ergo

No Result
View All Result
  • Hoy
  • Mowduucyo
    • Wararkii u Danbeeyay
    • Barakacayaasha iyo Qaxootiga
    • Masiibooyinka
    • Caafimaadka
    • Arrimaha Bulshada
    • Cunto-Yaraanta
    • Waxbarashada
    • Beeraha Iyo Xoolaha
  • Barnaamijyada
    • BARNAAMIJKA AYAXA
    • Barnaamijka Beeraha
    • Barnaamijka Dalandool
    • Barnaamijka Dhaqtarka Raadiyaha
    • Barnaamijka Gobaad – Haweenka
    • Madaddaallada Ergo
      • Waayo tegay xusuustood
      • Maxay kugu qaadatay?
      • Falanqeynta heesaha
      • Fanka iyo suugaanta
      • Hibada iyo hal abbuurka
      • Maad iyo maaweelo
  • Annaga
  • Nala Soor Xırıır
  • blankSomali

© Copyright 2014 - 2024 Radio Ergo