Radio Ergo - Somali Humanitarian News and Information
  • Hoy
  • Mowduucyo
    • Wararkii u Danbeeyay
    • Barakacayaasha iyo Qaxootiga
    • Masiibooyinka
    • Caafimaadka
    • Arrimaha Bulshada
    • Cunto-Yaraanta
    • Waxbarashada
    • Beeraha Iyo Xoolaha
  • Barnaamijyada
    • BARNAAMIJKA AYAXA
    • Barnaamijka Beeraha
    • Barnaamijka Dalandool
    • Barnaamijka Dhaqtarka Raadiyaha
    • Barnaamijka Gobaad – Haweenka
    • Madaddaallada Ergo
      • Waayo tegay xusuustood
      • Maxay kugu qaadatay?
      • Falanqeynta heesaha
      • Fanka iyo suugaanta
      • Hibada iyo hal abbuurka
      • Maad iyo maaweelo
  • Annaga
  • Nala Soor Xırıır
  • blankSomali
No Result
View All Result
Radio Ergo - Somali Humanitarian News and Information
  • Hoy
  • Mowduucyo
    • Wararkii u Danbeeyay
    • Barakacayaasha iyo Qaxootiga
    • Masiibooyinka
    • Caafimaadka
    • Arrimaha Bulshada
    • Cunto-Yaraanta
    • Waxbarashada
    • Beeraha Iyo Xoolaha
  • Barnaamijyada
    • BARNAAMIJKA AYAXA
    • Barnaamijka Beeraha
    • Barnaamijka Dalandool
    • Barnaamijka Dhaqtarka Raadiyaha
    • Barnaamijka Gobaad – Haweenka
    • Madaddaallada Ergo
      • Waayo tegay xusuustood
      • Maxay kugu qaadatay?
      • Falanqeynta heesaha
      • Fanka iyo suugaanta
      • Hibada iyo hal abbuurka
      • Maad iyo maaweelo
  • Annaga
  • Nala Soor Xırıır
  • blankSomali
No Result
View All Result
Radio Ergo - Somali Humanitarian News and Information
Home Arrimaha Bulshada

Tababar haweenka lagu barayey maamul wanaagga oo Muqdisho lagu qabtay

Radio Ergo by Radio Ergo
June 22, 2015
in Arrimaha Bulshada
0
Tababar haweenka lagu barayey maamul wanaagga oo Muqdisho lagu qabtay

Photo | Sawir/kaydka/Ergo

0
SHARES
Share on FacebookShare on Twitter

Waxaa Muqidhso loogu qabtay 200 oo haween ah tababar ku saabsan hogaaminta fiican iyo soo muujinta doorka siyaasadda ee haweenka Soomaaliyeed, tababarkaan oo socday 9 maalmood, tababarkaan oo ay ka qayb qaateen gabdhaha jaamacaddaha dhameeyey, ururada bulshada iyo kuwa kale ee xarumaha dawladda ku jira.

Shugriya Diini oo ah gudoomiyaha xarunta cilmi barista haweenka Soomaaliyeed  oo iyagu qabtay tababarkaan ayaa sheegtay inuu yahay tababarkii saddexaad oo lagu barayo haweenka sidii ay u noqon lahaayeen hogaamiye wanaagsan, baaritaano aan samaynay ayaan ku ogaanay in haweenka soomaaliyeed leeyihiin door aad u wanaagsan oo hogaaminta ah laakiin ay saamayn ku yeelatay takoorka dhaqameed ee looga fogaynayo taladda hogaanka wadanka iyo ka qayb qaadashadda hanaanka siyaasadeed ee 2016 oo la filayo inay wadanka ka dhacdo doorasho.

Haweenka oo dhibaatooyin kala duwan soo wajaha ayaa waxaa jira dhibaatooyin inta badan ku dhaca oo aysanna soo gudbin cid ka warqabtaana aysan jirin, tababarkaan ayaana sidoo kale haweenka lagu barayey siyaabaha looga hortegi kara tacadiyadda ka dhanka ah haweenka.

Sheekha Cali Siciid waa xubin ka mid ah ururka haweenka qaranka Soomaaliyeed ayaa iyadu u sheegtay gabdhaha tababarka in rajadooda ka qayb qaadashadda haweenka doorashooyinka sanadka danbe ay wanaagsan tahay, in kastoo tiraddii dastuurku u qoondeeyey ee laamaha dawladda aysan haysan wakhtigaan, haddana ay wadaan tababaro ay kor ugu qaadayaan wacyiga haweenka sidii ay raadsan lahaayeen.

Saynab Maxamed Warsame waa gabadh 21 jir ah, waxayna hadda soo dhamaysay jamacadda Muqdisho oo ay ka baratay dhaqaalaha ayaa Ergo u sheegtay in haweenku bahan yihiin kulmadda noocaan ah oo ay ku ogaanayaan waxa xuquuq ay u leeyihiin si ay uga qayb galaan siyaasadda, iyadoo ay jiraan weli caqabadihii takoorka haweenka ee dhinaca siyaasadda aanu kala kulanna ragga.

Previous Post

In ka badan 500 oo danyar ah oo ka faa’deystay barashada farsamada gacanta

Next Post

Barakacayaal ka cabanaya noolal xumo

Related Posts

blank
Arrimaha Bulshada

Dhallinyaro dib ula midoobay qoysaskooda markii laga bixiyay daymo ay u xirnaayeen

January 6, 2026
Nolol xumo ka dhalatay isticmaalka maandooriye oo ku batay Dhadhaab
Arrimaha Bulshada

Nolol xumo ka dhalatay isticmaalka maandooriye oo ku batay Dhadhaab

June 12, 2025
Galgaduud: Geel dhaqashada casriga ah oo fursad dhaqaale u abuurtay rag ku baraarugay
Arrimaha Bulshada

Galgaduud: Geel dhaqashada casriga ah oo fursad dhaqaale u abuurtay rag ku baraarugay

May 15, 2025
Sanaag: Danyar la baray Xirfado u horseeday in ka soo kabtaan xaalad nolol xumo
Arrimaha Bulshada

Sanaag: Danyar la baray Xirfado u horseeday in ka soo kabtaan xaalad nolol xumo

April 2, 2025
Baydhabo: Shaqo nadaafad oo fursad soo kabasho u noqotay qoysas danyar
Arrimaha Bulshada

Baydhabo: Shaqo nadaafad oo fursad soo kabasho u noqotay qoysas danyar

April 1, 2025
Galmudug: Macalimiin ka saaray qoysaskooda nolol xumo markii ay heleen fursad shaqo
Arrimaha Bulshada

Galmudug: Macalimiin ka saaray qoysaskooda nolol xumo markii ay heleen fursad shaqo

March 20, 2025
Next Post
Adeegsiga lacagaha taleefonadda la isugu diro oo carruurta kabaha caseeya dhibaato ku haya

Barakacayaal ka cabanaya noolal xumo

FOLLOW US ON FACEBOOK

DAILY PROGRAMMES

IDAACADDA 17-APR-2026

IDAACADDA 17-APR-2026 by Radio Ergo

IDAACADDA 17-APR-2026
Episode play icon
IDAACADDA 17-APR-2026
April 17, 2026
Episode play icon
IDAACADDA 16-APR-2026
April 16, 2026
Episode play icon
IDAACADDA 15-APR-2026
April 15, 2026
Episode play icon
IDAACADDA 14-APR-2026
April 14, 2026
Episode play icon
IDAACADDA 13-APR-2026
April 13, 2026
Search Results placeholder
Radio Ergo Weekly Newsletter
We respect your privacy.
blank
blank
blank

© Copyright 2014 - 2024 Radio Ergo

No Result
View All Result
  • Hoy
  • Mowduucyo
    • Wararkii u Danbeeyay
    • Barakacayaasha iyo Qaxootiga
    • Masiibooyinka
    • Caafimaadka
    • Arrimaha Bulshada
    • Cunto-Yaraanta
    • Waxbarashada
    • Beeraha Iyo Xoolaha
  • Barnaamijyada
    • BARNAAMIJKA AYAXA
    • Barnaamijka Beeraha
    • Barnaamijka Dalandool
    • Barnaamijka Dhaqtarka Raadiyaha
    • Barnaamijka Gobaad – Haweenka
    • Madaddaallada Ergo
      • Waayo tegay xusuustood
      • Maxay kugu qaadatay?
      • Falanqeynta heesaha
      • Fanka iyo suugaanta
      • Hibada iyo hal abbuurka
      • Maad iyo maaweelo
  • Annaga
  • Nala Soor Xırıır
  • blankSomali

© Copyright 2014 - 2024 Radio Ergo