Radio Ergo - Somali Humanitarian News and Information
  • Hoy
  • Mowduucyo
    • Wararkii u Danbeeyay
    • Barakacayaasha iyo Qaxootiga
    • Masiibooyinka
    • Caafimaadka
    • Arrimaha Bulshada
    • Cunto-Yaraanta
    • Waxbarashada
    • Beeraha Iyo Xoolaha
  • Barnaamijyada
    • BARNAAMIJKA AYAXA
    • Barnaamijka Beeraha
    • Barnaamijka Dalandool
    • Barnaamijka Dhaqtarka Raadiyaha
    • Barnaamijka Gobaad – Haweenka
    • Madaddaallada Ergo
      • Waayo tegay xusuustood
      • Maxay kugu qaadatay?
      • Falanqeynta heesaha
      • Fanka iyo suugaanta
      • Hibada iyo hal abbuurka
      • Maad iyo maaweelo
  • Annaga
  • Nala Soor Xırıır
  • blankSomali
  • blankEnglish
No Result
View All Result
Radio Ergo - Somali Humanitarian News and Information
  • Hoy
  • Mowduucyo
    • Wararkii u Danbeeyay
    • Barakacayaasha iyo Qaxootiga
    • Masiibooyinka
    • Caafimaadka
    • Arrimaha Bulshada
    • Cunto-Yaraanta
    • Waxbarashada
    • Beeraha Iyo Xoolaha
  • Barnaamijyada
    • BARNAAMIJKA AYAXA
    • Barnaamijka Beeraha
    • Barnaamijka Dalandool
    • Barnaamijka Dhaqtarka Raadiyaha
    • Barnaamijka Gobaad – Haweenka
    • Madaddaallada Ergo
      • Waayo tegay xusuustood
      • Maxay kugu qaadatay?
      • Falanqeynta heesaha
      • Fanka iyo suugaanta
      • Hibada iyo hal abbuurka
      • Maad iyo maaweelo
  • Annaga
  • Nala Soor Xırıır
  • blankSomali
  • blankEnglish
No Result
View All Result
Radio Ergo - Somali Humanitarian News and Information
Home Barakacayaasha iyo Qaxootiga

Barakacayaal ka cabanaya noolal xumo

admin by admin
June 23, 2015
in Barakacayaasha iyo Qaxootiga
0
Adeegsiga lacagaha taleefonadda la isugu diro oo carruurta kabaha caseeya dhibaato ku haya
0
SHARES
Share on FacebookShare on Twitter

In ka badan kun qoys oo barakcayaal ah kuna nool 10 xero uu ku yaal duleedka degmada Buurdhuubo ee gobolka Gedo ayaa sheeganaya inay haysato xaalado bani’aadamnimo.

Bishaar Maxamed oo ka mid ah gudi ay leeyihiin dadka ku jira 10 xero ayaa Ergo u sheegay in qoysaska oo tiradoodu gaarayso 1600 ay la daalaa dhacayaan arrimo ay ka mid yihiin cunno yari, caafimaad xumo iyo waxbarasho la’aan, wuxuu intaa ku daray in dadkaan ay isugu jiraan beeraleey, xoolo dhaqato iyo kuwa ka soo cararay dagaalladi ka dhacay degmada Buurdhuubo sanad ka hor.

Aamino Axmed Xasan waa hooyo haysta 6 carruur ah kuna sugan xerada Buulo-huufey oo 5 KM u jirta degmada Buurdhuubo, ayaa Radio Ergo u sheegtay in sanad ka hor ay ka soo qaxday Buurdhuubo, xiligaasna ay gadan jirtay miis yar oo ay noolsha reerka ka dabari jirtay.

Aamina ayaa intaa raacisay in hadda xaaladda ay ku sugan yihiin ay aad u liidato oo dadku cunno ahaan ay isticmaalaan qaar ka mid ah caleenta geedaha sida caleenta geedka Raasow, si aysan dadku gaajo ugu dhiman.

Cabdiraxmaan Xuseen oo hadda ku sugan xero lagu magacaabo Surriyo, ayaa Radio Ergo u sheegay in halkaasi ay ka jirto dawo la’aan, gaajo, hoyi la’aan iyo baraca.

Degmada Buurdhuubo iyo tuulooyinka ku xeeran ayaan ah kuwa go’doon ah oo waxna galin waxna ka bixin muddo sanad iyo laba bilood ah taasi oo sii xumayneya xaaladda nolasha ee dadkan ku barakacay gudaha degmada iyo banaankeeda.

Axmed Cumar

Previous Post

Tababar haweenka lagu barayey maamul wanaagga oo Muqdisho lagu qabtay

Next Post

WAX SOO SAARKA BEERAHA GALLEYDA IYO KHUDAARKA OO KORDHAY

Related Posts

Qoysas laga raray xeryo ku yaalla Kismaayo oo ka cabanaya shaqo la’aan iyo nolol xumo
Barakacayaasha iyo Qaxootiga

Qoysas laga raray xeryo ku yaalla Kismaayo oo ka cabanaya shaqo la’aan iyo nolol xumo

September 3, 2026
Qoysas nugul oo ku xoolo beelay roob la’aanta oo ku biiray xero ku taalla Gaalkacyo
Barakacayaasha iyo Qaxootiga

Qoysas nugul oo ku xoolo beelay roob la’aanta oo ku biiray xero ku taalla Gaalkacyo

August 28, 2026
Xoogsato laga hor istaagay shaqadooda oo Baydhabo ku wajahaya nolol xumo
Barakacayaasha iyo Qaxootiga

Xoogsato laga hor istaagay shaqadooda oo Baydhabo ku wajahaya nolol xumo

August 27, 2026
Kalluumeysto barakac ku ah Muqdisho oo ka cabanaya xirfad la’aan ka dhan ah shaqadooda
Barakacayaasha iyo Qaxootiga

Kalluumeysto barakac ku ah Muqdisho oo ka cabanaya xirfad la’aan ka dhan ah shaqadooda

August 24, 2026
Beeraley colaad uga cararay dalagyo u soo go’ay oo nolol xumo ku wajahaya Baydhabo
Barakacayaasha iyo Qaxootiga

Beeraley colaad uga cararay dalagyo u soo go’ay oo nolol xumo ku wajahaya Baydhabo

August 10, 2026
Mandheera: Qoysas ka soo kaban waayay fatahaad baabi’isay beerahooda
Barakacayaasha iyo Qaxootiga

Kalluunka laga jillaabto webiga oo badbaado kumeel-gaar ah u ah beeralayda Baarsanguuni

August 6, 2026
Next Post
250 beeraley ah oo ka faa’iidaystay tababar dhinaca beeraha wanaagsan ah

WAX SOO SAARKA BEERAHA GALLEYDA IYO KHUDAARKA OO KORDHAY

FOLLOW US ON FACEBOOK

DAILY PROGRAMMES

IDAACADDA 08-SEP-202

IDAACADDA 08-SEP-202 by Radio Ergo

IDAACADDA 08-SEP-202
Episode play icon
IDAACADDA 08-SEP-202
September 8, 2026
Episode play icon
IDAACADDA 07-SEP-2026
September 7, 2026
Episode play icon
IDAACADDA 06-SEP-2026
September 6, 2026
Episode play icon
IDAACADDA 05-SEP-2026
September 5, 2026
Episode play icon
IDAACADDA 04-SEP-2026
September 4, 2026
Search Results placeholder
Radio Ergo Weekly Newsletter
We respect your privacy.
blank
blank
blank

© Copyright 2014 - 2024 Radio Ergo

No Result
View All Result
  • Hoy
  • Mowduucyo
    • Wararkii u Danbeeyay
    • Barakacayaasha iyo Qaxootiga
    • Masiibooyinka
    • Caafimaadka
    • Arrimaha Bulshada
    • Cunto-Yaraanta
    • Waxbarashada
    • Beeraha Iyo Xoolaha
  • Barnaamijyada
    • BARNAAMIJKA AYAXA
    • Barnaamijka Beeraha
    • Barnaamijka Dalandool
    • Barnaamijka Dhaqtarka Raadiyaha
    • Barnaamijka Gobaad – Haweenka
    • Madaddaallada Ergo
      • Waayo tegay xusuustood
      • Maxay kugu qaadatay?
      • Falanqeynta heesaha
      • Fanka iyo suugaanta
      • Hibada iyo hal abbuurka
      • Maad iyo maaweelo
  • Annaga
  • Nala Soor Xırıır
  • blankSomali
  • blankEnglish

© Copyright 2014 - 2024 Radio Ergo