Radio Ergo - Somali Humanitarian News and Information
  • Hoy
  • Mowduucyo
    • Wararkii u Danbeeyay
    • Barakacayaasha iyo Qaxootiga
    • Masiibooyinka
    • Caafimaadka
    • Arrimaha Bulshada
    • Cunto-Yaraanta
    • Waxbarashada
    • Beeraha Iyo Xoolaha
  • Barnaamijyada
    • BARNAAMIJKA AYAXA
    • Barnaamijka Beeraha
    • Barnaamijka Dalandool
    • Barnaamijka Dhaqtarka Raadiyaha
    • Barnaamijka Gobaad – Haweenka
    • Madaddaallada Ergo
      • Waayo tegay xusuustood
      • Maxay kugu qaadatay?
      • Falanqeynta heesaha
      • Fanka iyo suugaanta
      • Hibada iyo hal abbuurka
      • Maad iyo maaweelo
  • Annaga
  • Nala Soor Xırıır
  • blankSomali
  • blankEnglish
No Result
View All Result
Radio Ergo - Somali Humanitarian News and Information
  • Hoy
  • Mowduucyo
    • Wararkii u Danbeeyay
    • Barakacayaasha iyo Qaxootiga
    • Masiibooyinka
    • Caafimaadka
    • Arrimaha Bulshada
    • Cunto-Yaraanta
    • Waxbarashada
    • Beeraha Iyo Xoolaha
  • Barnaamijyada
    • BARNAAMIJKA AYAXA
    • Barnaamijka Beeraha
    • Barnaamijka Dalandool
    • Barnaamijka Dhaqtarka Raadiyaha
    • Barnaamijka Gobaad – Haweenka
    • Madaddaallada Ergo
      • Waayo tegay xusuustood
      • Maxay kugu qaadatay?
      • Falanqeynta heesaha
      • Fanka iyo suugaanta
      • Hibada iyo hal abbuurka
      • Maad iyo maaweelo
  • Annaga
  • Nala Soor Xırıır
  • blankSomali
  • blankEnglish
No Result
View All Result
Radio Ergo - Somali Humanitarian News and Information
Home Arrimaha Bulshada

Goobaha waxbarashadda oo ku dadaalaya helitaanka macalimin gabadho ah

Radio Ergo by Radio Ergo
March 26, 2015
in Arrimaha Bulshada
0
Goobaha waxbarashadda oo ku dadaalaya helitaanka macalimin gabadho ah

Photo | Sawir/Diirshe/Ergo

0
SHARES
Share on FacebookShare on Twitter

Goobaha waxbarashada ee gobolka Galgaduud ayaa ku dedaalaya helitaanka macallimiin gabdho ah, ayadoo xilligan aysan jirin hal gabar oo wax ka dhigta dugsiyada tirada badan ee ku yaalla degmooyinka gobolka.

Barnaamijkan ayaa waxaa iska kaashanaya xafiiska waxbarashada ee maamulka Ximan iyo Xeeb iyo bahada xarumaha waxbarashada kadib markii la arkay in gabdhuhu ay ku soo badanayanaa goobaha waxbarashada oo sanad  kasta boqollaal gabdhood ay ka soo baxaan dugsiyada sare ayaa la isku raacay in la helo dumar barayaal ah.

Axmed Xuseen Khayre oo ah xoghayaha waxbarshada iyo dhallinyarada ee maamulka Ximan iyo Xeeb ayaa sheegay in 20 gabdhood ay ugu deeqeen waxbarsho jaamacadeed oo 2 sano ah kuwaasoo loo tababarayo macallinimo, wuxuu intaa ku daray in marki ay arkeen inay jirto baahi ah in la helo haween macallimin ah ay go’aankan qaateen, wuxuu sheegay in gabdhaha qaar ay iskuullada uga tagaan duruufo gaar ah oo soo wajaha marka ay waayaan dumar mcallimiin ah oo ay u sheegtaan.

Inta badan gabdhaha dhammeeya dugsiyada sare ma helaan fursado  jamacadeed sida wiilasha oo kale waana midda keentay in aan la helin gabar macalimad ah, ayadoo bushada gobolka ay aad u soo dhaweeyeen arrintan.

Aniso Maxmauud  waxay ka mid tahay gabdhaha helay waxbarshada jamacadda ee bilaashka ah, laba sano ka hor ayey dhamaysay dugsiga sare, mar ay la hadashay Radio Ergo ayey sheegtay inay aad ugu faraxsan tahay fursadan oo ay ku tilmaantay mid muhiim u ah nolasheeda maadaama aysan horay u helin jamaacadaha, magaalada Cadaadana aysan lahayn jaamacad, tallaabadan wax badan ay ka badali doontaa baahida gabadhaha dhigta iskuulada oo u baahan in lagu eego ila gaar ah lalana socdo xaaladooda.

Gabdhahan ayaa sanadkan ka mdi noqonaya qaar ka mid ah jaamacadaha magaalada Muqdishu si y u bilaabaan daruustooda, laba sano kadib markay soo dhammaystaan ayaa la filayaa inay ku biiraan macalimiinta wax ka dhiga xarumaha waxbarashada ee gobolka.

Previous Post

Codkayga maqla

Next Post

Haweenka oo aan guulo badan ka gaarin doorashooyinka Somaliland

Related Posts

blank
Arrimaha Bulshada

Dhallinyaro dib ula midoobay qoysaskooda markii laga bixiyay daymo ay u xirnaayeen

January 6, 2026
Nolol xumo ka dhalatay isticmaalka maandooriye oo ku batay Dhadhaab
Arrimaha Bulshada

Nolol xumo ka dhalatay isticmaalka maandooriye oo ku batay Dhadhaab

June 12, 2025
Galgaduud: Geel dhaqashada casriga ah oo fursad dhaqaale u abuurtay rag ku baraarugay
Arrimaha Bulshada

Galgaduud: Geel dhaqashada casriga ah oo fursad dhaqaale u abuurtay rag ku baraarugay

May 15, 2025
Sanaag: Danyar la baray Xirfado u horseeday in ka soo kabtaan xaalad nolol xumo
Arrimaha Bulshada

Sanaag: Danyar la baray Xirfado u horseeday in ka soo kabtaan xaalad nolol xumo

April 2, 2025
Baydhabo: Shaqo nadaafad oo fursad soo kabasho u noqotay qoysas danyar
Arrimaha Bulshada

Baydhabo: Shaqo nadaafad oo fursad soo kabasho u noqotay qoysas danyar

April 1, 2025
Galmudug: Macalimiin ka saaray qoysaskooda nolol xumo markii ay heleen fursad shaqo
Arrimaha Bulshada

Galmudug: Macalimiin ka saaray qoysaskooda nolol xumo markii ay heleen fursad shaqo

March 20, 2025
Next Post
Haweenka oo aan guulo badan ka gaarin doorashooyinka Somaliland

Haweenka oo aan guulo badan ka gaarin doorashooyinka Somaliland

FOLLOW US ON FACEBOOK

DAILY PROGRAMMES

IDAACADDA 19-MAY-2026

IDAACADDA 19-MAY-2026 by Radio Ergo

IDAACADDA 19-MAY-2026
Episode play icon
IDAACADDA 19-MAY-2026
May 19, 2026
Episode play icon
IDAACADDA 18 MAY 2026
May 18, 2026
Episode play icon
IDAACADDA 17-MAY-2026
May 17, 2026
Episode play icon
IDAACADDA 16-MAY-2026
May 16, 2026
Episode play icon
IDAACADDA 15-MAY-2026
May 15, 2026
Search Results placeholder
Radio Ergo Weekly Newsletter
We respect your privacy.
blank
blank
blank

© Copyright 2014 - 2024 Radio Ergo

No Result
View All Result
  • Hoy
  • Mowduucyo
    • Wararkii u Danbeeyay
    • Barakacayaasha iyo Qaxootiga
    • Masiibooyinka
    • Caafimaadka
    • Arrimaha Bulshada
    • Cunto-Yaraanta
    • Waxbarashada
    • Beeraha Iyo Xoolaha
  • Barnaamijyada
    • BARNAAMIJKA AYAXA
    • Barnaamijka Beeraha
    • Barnaamijka Dalandool
    • Barnaamijka Dhaqtarka Raadiyaha
    • Barnaamijka Gobaad – Haweenka
    • Madaddaallada Ergo
      • Waayo tegay xusuustood
      • Maxay kugu qaadatay?
      • Falanqeynta heesaha
      • Fanka iyo suugaanta
      • Hibada iyo hal abbuurka
      • Maad iyo maaweelo
  • Annaga
  • Nala Soor Xırıır
  • blankSomali
  • blankEnglish

© Copyright 2014 - 2024 Radio Ergo