Radio Ergo - Somali Humanitarian News and Information
  • Hoy
  • Mowduucyo
    • Wararkii u Danbeeyay
    • Barakacayaasha iyo Qaxootiga
    • Masiibooyinka
    • Caafimaadka
    • Arrimaha Bulshada
    • Cunto-Yaraanta
    • Waxbarashada
    • Beeraha Iyo Xoolaha
  • Barnaamijyada
    • BARNAAMIJKA AYAXA
    • Barnaamijka Beeraha
    • Barnaamijka Dalandool
    • Barnaamijka Dhaqtarka Raadiyaha
    • Barnaamijka Gobaad – Haweenka
    • Madaddaallada Ergo
      • Waayo tegay xusuustood
      • Maxay kugu qaadatay?
      • Falanqeynta heesaha
      • Fanka iyo suugaanta
      • Hibada iyo hal abbuurka
      • Maad iyo maaweelo
  • Annaga
  • Nala Soor Xırıır
  • blankSomali
No Result
View All Result
Radio Ergo - Somali Humanitarian News and Information
  • Hoy
  • Mowduucyo
    • Wararkii u Danbeeyay
    • Barakacayaasha iyo Qaxootiga
    • Masiibooyinka
    • Caafimaadka
    • Arrimaha Bulshada
    • Cunto-Yaraanta
    • Waxbarashada
    • Beeraha Iyo Xoolaha
  • Barnaamijyada
    • BARNAAMIJKA AYAXA
    • Barnaamijka Beeraha
    • Barnaamijka Dalandool
    • Barnaamijka Dhaqtarka Raadiyaha
    • Barnaamijka Gobaad – Haweenka
    • Madaddaallada Ergo
      • Waayo tegay xusuustood
      • Maxay kugu qaadatay?
      • Falanqeynta heesaha
      • Fanka iyo suugaanta
      • Hibada iyo hal abbuurka
      • Maad iyo maaweelo
  • Annaga
  • Nala Soor Xırıır
  • blankSomali
No Result
View All Result
Radio Ergo - Somali Humanitarian News and Information
Home Barakacayaasha iyo Qaxootiga

Codkayga maqla

Radio Ergo by Radio Ergo
March 20, 2015
in Barakacayaasha iyo Qaxootiga
0
Codkayga maqla
0
SHARES
Share on FacebookShare on Twitter

Sahra Cali Macallim waa afar iyo toban jir ahna ardayad fasalka afraad ee dugsiga hoose, waxayna la kulantay dhacdo khatar ah ka dib markii  ay la kulantay qarax bambaano oo la soo tuuray kaasoo dhaawac u gaystey jirkeeda, iyadoo firirkii qaraxaasi dhamaan jirkeeda wada galay.Sahro wuxuu dhaawac halis ahi ka gaaray madaxa, indhaha, lugaha, garbaha iyo meelo kale oo ka mid ah jikeeda, xilligaas oo ay u socotay dugisigeedii.

Sahra  waxay gashay xaalad aan degganayn waanay miyir daboolantay. Wax yar ka dib markii qaraxu dhacay waxaa dadkii soo baxay u qaateen in ay dhimatay hase yeeshee cabbaar yar ka dib waxa goobtii qaraxu ka dhacay soo gaaray hooyadeed Faaduma Macalim iyo qoyskeeda waxanay ula carareen xarun caafimaad oo ku taalla degmada Dharkeynley ee magaalada Muqdisho.kadibna waxaa loo sii gudbiyey cusbitaalka weyn ee Madiina halkaasoo ay ku jirtay muddo ka badan bill.

Dr. Maxamad Yuusuf Xasan oo ah agaasimaha guud ee cusbitaalka Madiina  ayaa u caddeeyey waalidiinta dhashay Sahra inaan xaaladdeeda dalka gudihiisa waxba looga qaban karin, si gaarana wuxuu sheegay in ay ugu daran tahay labada indhood iyo maskaxda oo firir  kaga jiro. Sidaas darteedna haddii aysan helin xarun caafimad oo dalka dibaddiisa ah inay halis ku jito nolosheeda.

Hoyo Faduma Macalim oo ah hooyada dhashay Sahra ayaa waxay dhamaan ka codsanaysaa in hay’adaha samafalka, jaaliyadaha Soomaalida ee ku nool dalka dibaddiisa in ay wixii karaankooda ah  u qabtaan gabadheeda oo hadda la il daran xanuun ka haya madaxa, indhaha iyo dhammaan oogada jirkeeda oo uu ka buuxo firir.

Previous Post

Hanaankii garsoor ee Kismaayo oo dib loo hawl geliyey sanadkaan 2015

Next Post

Goobaha waxbarashadda oo ku dadaalaya helitaanka macalimin gabadho ah

Related Posts

Qoysas laga raray xeryo ku yaalla Kismaayo oo ka cabanaya shaqo la’aan iyo nolol xumo
Barakacayaasha iyo Qaxootiga

Qoysas laga raray xeryo ku yaalla Kismaayo oo ka cabanaya shaqo la’aan iyo nolol xumo

September 3, 2026
Xoogsato laga hor istaagay shaqadooda oo Baydhabo ku wajahaya nolol xumo
Barakacayaasha iyo Qaxootiga

Xoogsato laga hor istaagay shaqadooda oo Baydhabo ku wajahaya nolol xumo

August 29, 2026
Qoysas nugul oo ku xoolo beelay roob la’aanta oo ku biiray xero ku taalla Gaalkacyo
Barakacayaasha iyo Qaxootiga

Qoysas nugul oo ku xoolo beelay roob la’aanta oo ku biiray xero ku taalla Gaalkacyo

August 28, 2026
Kalluumeysto barakac ku ah Muqdisho oo ka cabanaya xirfad la’aan ka dhan ah shaqadooda
Barakacayaasha iyo Qaxootiga

Kalluumeysto barakac ku ah Muqdisho oo ka cabanaya xirfad la’aan ka dhan ah shaqadooda

August 24, 2026
Beeraley colaad uga cararay dalagyo u soo go’ay oo nolol xumo ku wajahaya Baydhabo
Barakacayaasha iyo Qaxootiga

Beeraley colaad uga cararay dalagyo u soo go’ay oo nolol xumo ku wajahaya Baydhabo

August 10, 2026
Mandheera: Qoysas ka soo kaban waayay fatahaad baabi’isay beerahooda
Barakacayaasha iyo Qaxootiga

Kalluunka laga jillaabto webiga oo badbaado kumeel-gaar ah u ah beeralayda Baarsanguuni

August 6, 2026
Next Post
Goobaha waxbarashadda oo ku dadaalaya helitaanka macalimin gabadho ah

Goobaha waxbarashadda oo ku dadaalaya helitaanka macalimin gabadho ah

FOLLOW US ON FACEBOOK

DAILY PROGRAMMES

IDAACADDA 09-SEP-202

IDAACADDA 09-SEP-202 by Radio Ergo

IDAACADDA 09-SEP-202
Episode play icon
IDAACADDA 09-SEP-202
September 9, 2026
Episode play icon
IDAACADDA 08-SEP-202
September 8, 2026
Episode play icon
IDAACADDA 07-SEP-2026
September 7, 2026
Episode play icon
IDAACADDA 06-SEP-2026
September 6, 2026
Episode play icon
IDAACADDA 05-SEP-2026
September 5, 2026
Search Results placeholder
Radio Ergo Weekly Newsletter
We respect your privacy.
blank
blank
blank

© Copyright 2014 - 2024 Radio Ergo

No Result
View All Result
  • Hoy
  • Mowduucyo
    • Wararkii u Danbeeyay
    • Barakacayaasha iyo Qaxootiga
    • Masiibooyinka
    • Caafimaadka
    • Arrimaha Bulshada
    • Cunto-Yaraanta
    • Waxbarashada
    • Beeraha Iyo Xoolaha
  • Barnaamijyada
    • BARNAAMIJKA AYAXA
    • Barnaamijka Beeraha
    • Barnaamijka Dalandool
    • Barnaamijka Dhaqtarka Raadiyaha
    • Barnaamijka Gobaad – Haweenka
    • Madaddaallada Ergo
      • Waayo tegay xusuustood
      • Maxay kugu qaadatay?
      • Falanqeynta heesaha
      • Fanka iyo suugaanta
      • Hibada iyo hal abbuurka
      • Maad iyo maaweelo
  • Annaga
  • Nala Soor Xırıır
  • blankSomali

© Copyright 2014 - 2024 Radio Ergo