(ERGO) – Daahir Cabdullaahi Cali wuxuu saddex sano oo abaaro ah kaddib awood u yeeshay inuu si buuxda u maareeyo nolosha...
(ERGO) - Cabdirashiid Cabdi Maxamed oo ah aabbaha siddeed carruur ah wuxuu awood u yeeshay in uu ku filnaaday maaraynta...
(ERGO) - Xafso Ibraahim Salaad waxay ku filnaatay maareynta nolosha qoyskeeda, markii shaqo nadaafad ah ay ka heshay maamulka magaalada...
(ERGO) - Cabdiwali Cabdullaahi Aadan ayaa si buuxda ugu filnaaday maaraynta nolosha qoyskiisa oo ka kooban 15 qof, markii uu...
(ERGO) - Maxamed Cumar Xuseen lix bil kaddib wuxuu ku faraxsan yahay inuu la wareegay masuuliyadda maareynta nolosha afar walaalihiisa...
(ERGO) - Axmed Cabdullaahi Bocoreey waa 45 jir ku kaafiyay xirfaddiisa samaynta agab dhirta lagu rido qoyskiisa oo kooban xaaskiisa...
(ERGO) - Cali Maxamed Aadan waxaa u suurta gashay inuu ku filnaado maareynta nolosha qoys kiisa oo ka kooban 5...
(ERGO) - Maryan Khaliif Digaale ayaa ku filnaaday masruufka qoyskeeda oo 10 qof ah. Waxaa u sahlay dhaqaale ay ka...
(ERGO) - Yaasmiin Ibraahim Cali oo ah 27 jir lugaha naafo ka ah ayaa isku filnaansho dhaqaale gaartay, markii ay ku...
(ERGO) - Aweys Saddiiq Mayow waa farsamo yaqaan ku shaqeysta sameynta fadhiyada. Wuxuu ka mid yahay 25 dhallinyaro ah oo...
IDAACADDA 22-SEP-2025 by Radio Ergo
© Copyright 2014 - 2024 Radio Ergo
© Copyright 2014 - 2024 Radio Ergo