Xildhibaanno ku baaqay joojinta sii barakicinta barakacayaasha
Qaar ka mid ah xildhibaannada baarlamaanka Soomaaliya ayaa walaac ka muujiyay xaaladda barakacayaashii dhowaan laga saaray qaybo ka mid ah ...
Qaar ka mid ah xildhibaannada baarlamaanka Soomaaliya ayaa walaac ka muujiyay xaaladda barakacayaashii dhowaan laga saaray qaybo ka mid ah ...
Axmed-nuur Ibraahim (Soomaali) oo ah weriye ka howlgeli jiray idaacadda Daljir ee magaalada Boosaaso isla markaana ahaa wakiil-wareedka Ergo ee ...
Bishaan afarteedii ayey bilaabeen inay ka barakacaan dad lagu qiyaasay tiradooda kun qoys oo degganaa xaruntii hore ee ciidamadda asluubta ...
Xeebta Liido Muqdisho ayaa inta badan bulshada Muqdisho u damaashaad iyo nasiino tagaan maalmaha Khamiista iyo Jimcaha oo ah labadda ...
In ka badan 800 boqol oo qoys oo ka soo barakacay degmooyinka ay go’doomiyeen dagaallada ee ka tirsan gobollada Bakool ...
Guriceel oo ka tirsan gobolka Galgaduud ee bartamaha Soomaaliya ayaa dadkii deganaa waxay uga qaxeen dagaalo 2 todobaad ee ugu ...
Beeraleyda roobka wax ku beerta degmooyinka gobolka Gedo ayaa sheegaya in midhaha u soo go’ay xilligaan ayaad uga yar yihiin ...
Maamulka Jubba iyo dad iska leh dhulalka ay degan yihiin dadka barakacayaasha ah ayaa waday bilihii la soo dhaafay inay ...
Qaxootiga ku jira xerda Al-kharas ee dalka Yeman ayaa ka welwel ka muujinaya xaaladda ammaan ee dalkaasi oo sii xumaaanaysa ...
Tuulada Wadajir oo degmada Ceel-waaq ee gobolka Gedo kaga beegan 130km dhanka koofureed, ayaa laga hirgeliyay ceelbiyood, iyadoo tuuladu ay ...



© Copyright 2014 - 2024 Radio Ergo
© Copyright 2014 - 2024 Radio Ergo