Radio Ergo - Somali Humanitarian News and Information
  • Hoy
  • Mowduucyo
    • Wararkii u Danbeeyay
    • Barakacayaasha iyo Qaxootiga
    • Masiibooyinka
    • Caafimaadka
    • Arrimaha Bulshada
    • Cunto-Yaraanta
    • Waxbarashada
    • Beeraha Iyo Xoolaha
  • Barnaamijyada
    • BARNAAMIJKA AYAXA
    • Barnaamijka Beeraha
    • Barnaamijka Dalandool
    • Barnaamijka Dhaqtarka Raadiyaha
    • Barnaamijka Gobaad – Haweenka
    • Madaddaallada Ergo
      • Waayo tegay xusuustood
      • Maxay kugu qaadatay?
      • Falanqeynta heesaha
      • Fanka iyo suugaanta
      • Hibada iyo hal abbuurka
      • Maad iyo maaweelo
  • Annaga
  • Nala Soor Xırıır
  • blankSomali
  • blankEnglish
No Result
View All Result
Radio Ergo - Somali Humanitarian News and Information
  • Hoy
  • Mowduucyo
    • Wararkii u Danbeeyay
    • Barakacayaasha iyo Qaxootiga
    • Masiibooyinka
    • Caafimaadka
    • Arrimaha Bulshada
    • Cunto-Yaraanta
    • Waxbarashada
    • Beeraha Iyo Xoolaha
  • Barnaamijyada
    • BARNAAMIJKA AYAXA
    • Barnaamijka Beeraha
    • Barnaamijka Dalandool
    • Barnaamijka Dhaqtarka Raadiyaha
    • Barnaamijka Gobaad – Haweenka
    • Madaddaallada Ergo
      • Waayo tegay xusuustood
      • Maxay kugu qaadatay?
      • Falanqeynta heesaha
      • Fanka iyo suugaanta
      • Hibada iyo hal abbuurka
      • Maad iyo maaweelo
  • Annaga
  • Nala Soor Xırıır
  • blankSomali
  • blankEnglish
No Result
View All Result
Radio Ergo - Somali Humanitarian News and Information
Home Barakacayaasha iyo Qaxootiga

Xildhibaanno ku baaqay joojinta sii barakicinta barakacayaasha

Radio Ergo by Radio Ergo
March 11, 2015
in Barakacayaasha iyo Qaxootiga
0
Qoysas ka badan kun oo laga saaray xaruntii hore ee Ciidanka Asluubta

Sawir/Ergo

0
SHARES
Share on FacebookShare on Twitter

Qaar ka mid ah xildhibaannada baarlamaanka Soomaaliya ayaa walaac ka muujiyay xaaladda barakacayaashii dhowaan laga saaray qaybo ka mid ah magaalada Muqdisho, kuwaasoo aan qorshe kale loo sameyn.

Xildhibaan Cabdisamad Macallin Maxamuud ayaa sheegay inay habbooneyd in dowladda ay meel u hesho barakacayaasha kahor inta aysan ka rarin deegaannadooda.

“Waxay ahayd in laga fekero meesha la geynayo dadka la barakicinayo, sidoo kalena dhismaha laga kiciyay inuu yahay mid markaas loo baahan yahay. Laakiin dhulka laga barakaciyay hadda wax qorshe ah looma hayo wuu iska bannaan yahay,” ayuu yiri Cabdisamad.

“Waxaan aad uga damqanayaa hooyo iyo carruurteeda oo aan heysan meel ay ku hoydaan, oo hoygoodii laga barakiciyay. Waa arrin xanuun nagu heysa, meel ay aadan ma garanayaan.” Ayuu hadalkiisa sii raaciyay.

Xildhibaan Maxamed Cumar Dalxa ayaa isagana sheegay in xukuumadda Soomaaliya ay mas’uuliyad ka saaran tahay dadka ka soo barakacay guryahoodii ee deegaansanaya Muqdisho iyo hareeraheeda. Laakiin aysan ahayn inay qorshe la`aan sii barakiciso. Wuxuuna ugu baaqay maamulka gobolka Banaadir inay arrintan ka fiirsadaan.

Toddobaadkii la soo dhaafay ayaa dowladda Soomaaliya kumannaan qoys barakacayaal ah ay ka saartay guryahoodii ku yaallay dhul bannaan oo ku teedsan xaruntii hore ee ciidamada asluubta ilaa sarkuusta iyo deegaannada ku teedsan. Kuwaasoo haatan qaarkood ku biiray xeryaha kale kuwa kalena ay dulsaar ku yihiin qoysas kale oo aysan heysan hoy kale oo ay aadan.

Previous Post

Weriyihii hore ee Ergo oo xirfaddiisa ku caawinaya muhaajiriinta Malta

Next Post

Fursado waxbarasho oo heleen dadka la hayb sooco iyo qoysaska danyarta ah ee Muqdisho

Related Posts

Qoysas laga raray xeryo ku yaalla Kismaayo oo ka cabanaya shaqo la’aan iyo nolol xumo
Barakacayaasha iyo Qaxootiga

Qoysas laga raray xeryo ku yaalla Kismaayo oo ka cabanaya shaqo la’aan iyo nolol xumo

September 3, 2026
Xoogsato laga hor istaagay shaqadooda oo Baydhabo ku wajahaya nolol xumo
Barakacayaasha iyo Qaxootiga

Xoogsato laga hor istaagay shaqadooda oo Baydhabo ku wajahaya nolol xumo

August 29, 2026
Qoysas nugul oo ku xoolo beelay roob la’aanta oo ku biiray xero ku taalla Gaalkacyo
Barakacayaasha iyo Qaxootiga

Qoysas nugul oo ku xoolo beelay roob la’aanta oo ku biiray xero ku taalla Gaalkacyo

August 28, 2026
Kalluumeysto barakac ku ah Muqdisho oo ka cabanaya xirfad la’aan ka dhan ah shaqadooda
Barakacayaasha iyo Qaxootiga

Kalluumeysto barakac ku ah Muqdisho oo ka cabanaya xirfad la’aan ka dhan ah shaqadooda

August 24, 2026
Beeraley colaad uga cararay dalagyo u soo go’ay oo nolol xumo ku wajahaya Baydhabo
Barakacayaasha iyo Qaxootiga

Beeraley colaad uga cararay dalagyo u soo go’ay oo nolol xumo ku wajahaya Baydhabo

August 10, 2026
Mandheera: Qoysas ka soo kaban waayay fatahaad baabi’isay beerahooda
Barakacayaasha iyo Qaxootiga

Kalluunka laga jillaabto webiga oo badbaado kumeel-gaar ah u ah beeralayda Baarsanguuni

August 6, 2026
Next Post
Fursado waxbarasho oo heleen dadka la hayb sooco iyo qoysaska danyarta ah ee Muqdisho

Fursado waxbarasho oo heleen dadka la hayb sooco iyo qoysaska danyarta ah ee Muqdisho

FOLLOW US ON FACEBOOK

DAILY PROGRAMMES

IDAACADDA 09-SEP-202

IDAACADDA 09-SEP-202 by Radio Ergo

IDAACADDA 09-SEP-202
Episode play icon
IDAACADDA 09-SEP-202
September 9, 2026
Episode play icon
IDAACADDA 08-SEP-202
September 8, 2026
Episode play icon
IDAACADDA 07-SEP-2026
September 7, 2026
Episode play icon
IDAACADDA 06-SEP-2026
September 6, 2026
Episode play icon
IDAACADDA 05-SEP-2026
September 5, 2026
Search Results placeholder
Radio Ergo Weekly Newsletter
We respect your privacy.
blank
blank
blank

© Copyright 2014 - 2024 Radio Ergo

No Result
View All Result
  • Hoy
  • Mowduucyo
    • Wararkii u Danbeeyay
    • Barakacayaasha iyo Qaxootiga
    • Masiibooyinka
    • Caafimaadka
    • Arrimaha Bulshada
    • Cunto-Yaraanta
    • Waxbarashada
    • Beeraha Iyo Xoolaha
  • Barnaamijyada
    • BARNAAMIJKA AYAXA
    • Barnaamijka Beeraha
    • Barnaamijka Dalandool
    • Barnaamijka Dhaqtarka Raadiyaha
    • Barnaamijka Gobaad – Haweenka
    • Madaddaallada Ergo
      • Waayo tegay xusuustood
      • Maxay kugu qaadatay?
      • Falanqeynta heesaha
      • Fanka iyo suugaanta
      • Hibada iyo hal abbuurka
      • Maad iyo maaweelo
  • Annaga
  • Nala Soor Xırıır
  • blankSomali
  • blankEnglish

© Copyright 2014 - 2024 Radio Ergo