Radio Ergo - Somali Humanitarian News and Information
  • Hoy
  • Mowduucyo
    • Wararkii u Danbeeyay
    • Barakacayaasha iyo Qaxootiga
    • Masiibooyinka
    • Caafimaadka
    • Arrimaha Bulshada
    • Cunto-Yaraanta
    • Waxbarashada
    • Beeraha Iyo Xoolaha
  • Barnaamijyada
    • BARNAAMIJKA AYAXA
    • Barnaamijka Beeraha
    • Barnaamijka Dalandool
    • Barnaamijka Dhaqtarka Raadiyaha
    • Barnaamijka Gobaad – Haweenka
    • Madaddaallada Ergo
      • Waayo tegay xusuustood
      • Maxay kugu qaadatay?
      • Falanqeynta heesaha
      • Fanka iyo suugaanta
      • Hibada iyo hal abbuurka
      • Maad iyo maaweelo
  • Annaga
  • Nala Soor Xırıır
  • blankSomali
  • blankEnglish
No Result
View All Result
Radio Ergo - Somali Humanitarian News and Information
  • Hoy
  • Mowduucyo
    • Wararkii u Danbeeyay
    • Barakacayaasha iyo Qaxootiga
    • Masiibooyinka
    • Caafimaadka
    • Arrimaha Bulshada
    • Cunto-Yaraanta
    • Waxbarashada
    • Beeraha Iyo Xoolaha
  • Barnaamijyada
    • BARNAAMIJKA AYAXA
    • Barnaamijka Beeraha
    • Barnaamijka Dalandool
    • Barnaamijka Dhaqtarka Raadiyaha
    • Barnaamijka Gobaad – Haweenka
    • Madaddaallada Ergo
      • Waayo tegay xusuustood
      • Maxay kugu qaadatay?
      • Falanqeynta heesaha
      • Fanka iyo suugaanta
      • Hibada iyo hal abbuurka
      • Maad iyo maaweelo
  • Annaga
  • Nala Soor Xırıır
  • blankSomali
  • blankEnglish
No Result
View All Result
Radio Ergo - Somali Humanitarian News and Information
Home Barakacayaasha iyo Qaxootiga

Qaxootiga Al-Kharas oo ka walaacsan xaaladda ammaanka

Radio Ergo by Radio Ergo
February 16, 2015
in Barakacayaasha iyo Qaxootiga
0
Qaxootiga Al-Kharas oo ka walaacsan xaaladda ammaanka
0
SHARES
Share on FacebookShare on Twitter

Qaxootiga ku jira xerda Al-kharas ee dalka Yeman ayaa ka welwel ka muujinaya xaaladda ammaan ee dalkaasi oo sii xumaaanaysa waxayna dalbanayaan caawimaad.

Maxamed Cabdi Gurey waa aabe leh lix carruur ah iyo xaas, xerada Al-kharas wuxuu ku noolaa 15 sano mar uu la hadlay Ergo ayuu sheegay in xaaladda ammaan ee dalka ay sii xumaanayso qaxootigana ay yihiin kuwa aan haysan dhaqaalo ayey kaga baxaan halkan, wuxuu intaa ku daray in qoysaskii haystay dhaqaalaha ay u guureen dhanka Soomaaliya oo ay iskood isku dabareen, ” laakiin anaga oo kale ma haysano dhaqaalo aan ku guurno  iyo tabar toona, marka waxaan ka codsanaynaa hay’daha inay wax noo qabtaan inta aysan xaaladu xumaan,” ayuu yiri.

Nuurta Cimaan Muumin waa hooyo haysta 10 carruur ah waxay sheegtay in dalkeedii ay uga soo carartay dagaallo haatan ay ku sugan yihiin xaalad khatar ah ayna u baahnayihiin caawimaad deg deg ah oo laga caawiyo sidii ay uga baxsan lahaayeen dagaallada ka socda wadanka Yeman oo maalinba maalinta ka danbaysa ku sii fidaya gobollada dalkaas.

Waxaan nahay qoysas dan yar ah oo qaarkood 20 sano ay qaxooti ku hayyeen dalka Yeman oo carruur haysta oo aan awdoodin maanta inay dhinacna u dhaqaaqaan haddii dagaalku soo gaaro dhanka koonfureed ee wadanka, cidi waxay haysatay way baxeen sidaa waxaa Ergo u sheegtay Miski Faarax Nuur oo ah hooyo haysata 3 carruur ah.

Xerada Al-kharas ayaa lagu soo warramayaa inay ka guureen ilaa 18 qoys kuwaasoo u kicitimay dhanka Soomaaliya oo ka cabsi qaba inay dhibaato ka soo gaarto qalalaasaha siyaaseed ee ka socda dalka Yeman sida uu Ergo u sheegay ku xigeenka gudiga xerada Al-kharas Cismaan Qaasim.

Previous Post

Tuulada wadajir ee degmada ceelwaaq oo ceel loo qoday

Next Post

Barakacayaasha Kismaayo oo laga saarayo xeryaha

Related Posts

Qoysas laga raray xeryo ku yaalla Kismaayo oo ka cabanaya shaqo la’aan iyo nolol xumo
Barakacayaasha iyo Qaxootiga

Qoysas laga raray xeryo ku yaalla Kismaayo oo ka cabanaya shaqo la’aan iyo nolol xumo

September 3, 2026
Qoysas nugul oo ku xoolo beelay roob la’aanta oo ku biiray xero ku taalla Gaalkacyo
Barakacayaasha iyo Qaxootiga

Qoysas nugul oo ku xoolo beelay roob la’aanta oo ku biiray xero ku taalla Gaalkacyo

August 28, 2026
Xoogsato laga hor istaagay shaqadooda oo Baydhabo ku wajahaya nolol xumo
Barakacayaasha iyo Qaxootiga

Xoogsato laga hor istaagay shaqadooda oo Baydhabo ku wajahaya nolol xumo

August 27, 2026
Kalluumeysto barakac ku ah Muqdisho oo ka cabanaya xirfad la’aan ka dhan ah shaqadooda
Barakacayaasha iyo Qaxootiga

Kalluumeysto barakac ku ah Muqdisho oo ka cabanaya xirfad la’aan ka dhan ah shaqadooda

August 24, 2026
Beeraley colaad uga cararay dalagyo u soo go’ay oo nolol xumo ku wajahaya Baydhabo
Barakacayaasha iyo Qaxootiga

Beeraley colaad uga cararay dalagyo u soo go’ay oo nolol xumo ku wajahaya Baydhabo

August 10, 2026
Mandheera: Qoysas ka soo kaban waayay fatahaad baabi’isay beerahooda
Barakacayaasha iyo Qaxootiga

Kalluunka laga jillaabto webiga oo badbaado kumeel-gaar ah u ah beeralayda Baarsanguuni

August 6, 2026
Next Post
Barakacayaasha Kismaayo oo laga saarayo xeryaha

Barakacayaasha Kismaayo oo laga saarayo xeryaha

FOLLOW US ON FACEBOOK

DAILY PROGRAMMES

IDAACADDA 08-SEP-202

IDAACADDA 08-SEP-202 by Radio Ergo

IDAACADDA 08-SEP-202
Episode play icon
IDAACADDA 08-SEP-202
September 8, 2026
Episode play icon
IDAACADDA 07-SEP-2026
September 7, 2026
Episode play icon
IDAACADDA 06-SEP-2026
September 6, 2026
Episode play icon
IDAACADDA 05-SEP-2026
September 5, 2026
Episode play icon
IDAACADDA 04-SEP-2026
September 4, 2026
Search Results placeholder
Radio Ergo Weekly Newsletter
We respect your privacy.
blank
blank
blank

© Copyright 2014 - 2024 Radio Ergo

No Result
View All Result
  • Hoy
  • Mowduucyo
    • Wararkii u Danbeeyay
    • Barakacayaasha iyo Qaxootiga
    • Masiibooyinka
    • Caafimaadka
    • Arrimaha Bulshada
    • Cunto-Yaraanta
    • Waxbarashada
    • Beeraha Iyo Xoolaha
  • Barnaamijyada
    • BARNAAMIJKA AYAXA
    • Barnaamijka Beeraha
    • Barnaamijka Dalandool
    • Barnaamijka Dhaqtarka Raadiyaha
    • Barnaamijka Gobaad – Haweenka
    • Madaddaallada Ergo
      • Waayo tegay xusuustood
      • Maxay kugu qaadatay?
      • Falanqeynta heesaha
      • Fanka iyo suugaanta
      • Hibada iyo hal abbuurka
      • Maad iyo maaweelo
  • Annaga
  • Nala Soor Xırıır
  • blankSomali
  • blankEnglish

© Copyright 2014 - 2024 Radio Ergo