Radio Ergo - Somali Humanitarian News and Information
  • Hoy
  • Mowduucyo
    • Wararkii u Danbeeyay
    • Barakacayaasha iyo Qaxootiga
    • Masiibooyinka
    • Caafimaadka
    • Arrimaha Bulshada
    • Cunto-Yaraanta
    • Waxbarashada
    • Beeraha Iyo Xoolaha
  • Barnaamijyada
    • BARNAAMIJKA AYAXA
    • Barnaamijka Beeraha
    • Barnaamijka Dalandool
    • Barnaamijka Dhaqtarka Raadiyaha
    • Barnaamijka Gobaad – Haweenka
    • Madaddaallada Ergo
      • Waayo tegay xusuustood
      • Maxay kugu qaadatay?
      • Falanqeynta heesaha
      • Fanka iyo suugaanta
      • Hibada iyo hal abbuurka
      • Maad iyo maaweelo
  • Annaga
  • Nala Soor Xırıır
  • blankSomali
  • blankEnglish
No Result
View All Result
Radio Ergo - Somali Humanitarian News and Information
  • Hoy
  • Mowduucyo
    • Wararkii u Danbeeyay
    • Barakacayaasha iyo Qaxootiga
    • Masiibooyinka
    • Caafimaadka
    • Arrimaha Bulshada
    • Cunto-Yaraanta
    • Waxbarashada
    • Beeraha Iyo Xoolaha
  • Barnaamijyada
    • BARNAAMIJKA AYAXA
    • Barnaamijka Beeraha
    • Barnaamijka Dalandool
    • Barnaamijka Dhaqtarka Raadiyaha
    • Barnaamijka Gobaad – Haweenka
    • Madaddaallada Ergo
      • Waayo tegay xusuustood
      • Maxay kugu qaadatay?
      • Falanqeynta heesaha
      • Fanka iyo suugaanta
      • Hibada iyo hal abbuurka
      • Maad iyo maaweelo
  • Annaga
  • Nala Soor Xırıır
  • blankSomali
  • blankEnglish
No Result
View All Result
Radio Ergo - Somali Humanitarian News and Information
Home Arrimaha Bulshada

Tuulada wadajir ee degmada ceelwaaq oo ceel loo qoday

Radio Ergo by Radio Ergo
February 11, 2015
in Arrimaha Bulshada
0
Tuulada wadajir ee degmada ceelwaaq oo ceel loo qoday

Photo | Ceelka oo biyo laga dhaansanayo/Sawir/Axmed Saalixi/Ergo

0
SHARES
Share on FacebookShare on Twitter

Tuulada Wadajir oo degmada Ceel-waaq ee gobolka Gedo kaga beegan 130km dhanka koofureed, ayaa laga hirgeliyay ceelbiyood, iyadoo tuuladu ay ahayd mid biyo la`aan looga guuro xilliyada jiilaalka.

Dadka ku dhaqan tuuladan oo xoolo-dhaqato ah ayaa markii hore u tallaabi jiray xadka Kenya oo 4km u jira, si ay biyo uga doontaan, taasoo ay mararka qaar kala kulmi jireen dhibaato, maaddaama laga rabay sharci ay ku galaan gudaha Kenya. Fuustadii biyaha ayay ku iibsan jireen lacag dhan 2,000 shilinka Kenya ah.

“Mararka qaar Kenya way xiran jirtay xadkeeda, xaalado ammaan dartood. Dadka waxay ku qasbanaayeen inay ka qaxaan tuulada. Haddase baahidaas waan ka baxnay.” Sidaa waxaa Ergo u sheegay  Maxamed Hilowle oo ka mid ah dadka deegaanka.

Cabdikheyr Faarax, oo ah guddoomiyaha tuuladan Wadajir ayaa sheegay in dadka tuulada oo ilaa 500 oo qoys ah ay hadda aad ugu faraxsan yihiin ceelka. Isgaoo sheegay in bilooyin kahor ay laba carruur ah harraad ugu geeriyoodeen tuulada.

Ceelkan ayaa waxaa qodday hay`adda samafalka General Service Agent (GSA) oo ah NGO Kenyan ah.

Axmed Cumar Saalixi/FM

Previous Post

Biyo yaraan ka jirta tuulooyin hoos-taga Jowhar

Next Post

Qaxootiga Al-Kharas oo ka walaacsan xaaladda ammaanka

Related Posts

blank
Arrimaha Bulshada

Dhallinyaro dib ula midoobay qoysaskooda markii laga bixiyay daymo ay u xirnaayeen

January 6, 2026
Nolol xumo ka dhalatay isticmaalka maandooriye oo ku batay Dhadhaab
Arrimaha Bulshada

Nolol xumo ka dhalatay isticmaalka maandooriye oo ku batay Dhadhaab

June 12, 2025
Galgaduud: Geel dhaqashada casriga ah oo fursad dhaqaale u abuurtay rag ku baraarugay
Arrimaha Bulshada

Galgaduud: Geel dhaqashada casriga ah oo fursad dhaqaale u abuurtay rag ku baraarugay

May 15, 2025
Sanaag: Danyar la baray Xirfado u horseeday in ka soo kabtaan xaalad nolol xumo
Arrimaha Bulshada

Sanaag: Danyar la baray Xirfado u horseeday in ka soo kabtaan xaalad nolol xumo

April 2, 2025
Baydhabo: Shaqo nadaafad oo fursad soo kabasho u noqotay qoysas danyar
Arrimaha Bulshada

Baydhabo: Shaqo nadaafad oo fursad soo kabasho u noqotay qoysas danyar

April 1, 2025
Galmudug: Macalimiin ka saaray qoysaskooda nolol xumo markii ay heleen fursad shaqo
Arrimaha Bulshada

Galmudug: Macalimiin ka saaray qoysaskooda nolol xumo markii ay heleen fursad shaqo

March 20, 2025
Next Post
Qaxootiga Al-Kharas oo ka walaacsan xaaladda ammaanka

Qaxootiga Al-Kharas oo ka walaacsan xaaladda ammaanka

FOLLOW US ON FACEBOOK

DAILY PROGRAMMES

IDAACADDA 20-APR-2026

IDAACADDA 20-APR-2026 by Radio Ergo

IDAACADDA 20-APR-2026
Episode play icon
IDAACADDA 20-APR-2026
April 20, 2026
Episode play icon
IDAACADDA 19-APR-2026
April 19, 2026
Episode play icon
IDAACADDA 18-APR-2026
April 18, 2026
Episode play icon
IDAACADDA 17-APR-2026
April 17, 2026
Episode play icon
IDAACADDA 16-APR-2026
April 16, 2026
Search Results placeholder
Radio Ergo Weekly Newsletter
We respect your privacy.
blank
blank
blank

© Copyright 2014 - 2024 Radio Ergo

No Result
View All Result
  • Hoy
  • Mowduucyo
    • Wararkii u Danbeeyay
    • Barakacayaasha iyo Qaxootiga
    • Masiibooyinka
    • Caafimaadka
    • Arrimaha Bulshada
    • Cunto-Yaraanta
    • Waxbarashada
    • Beeraha Iyo Xoolaha
  • Barnaamijyada
    • BARNAAMIJKA AYAXA
    • Barnaamijka Beeraha
    • Barnaamijka Dalandool
    • Barnaamijka Dhaqtarka Raadiyaha
    • Barnaamijka Gobaad – Haweenka
    • Madaddaallada Ergo
      • Waayo tegay xusuustood
      • Maxay kugu qaadatay?
      • Falanqeynta heesaha
      • Fanka iyo suugaanta
      • Hibada iyo hal abbuurka
      • Maad iyo maaweelo
  • Annaga
  • Nala Soor Xırıır
  • blankSomali
  • blankEnglish

© Copyright 2014 - 2024 Radio Ergo