Radio Ergo - Somali Humanitarian News and Information
  • Hoy
  • Mowduucyo
    • Wararkii u Danbeeyay
    • Barakacayaasha iyo Qaxootiga
    • Masiibooyinka
    • Caafimaadka
    • Arrimaha Bulshada
    • Cunto-Yaraanta
    • Waxbarashada
    • Beeraha Iyo Xoolaha
  • Barnaamijyada
    • BARNAAMIJKA AYAXA
    • Barnaamijka Beeraha
    • Barnaamijka Dalandool
    • Barnaamijka Dhaqtarka Raadiyaha
    • Barnaamijka Gobaad – Haweenka
    • Madaddaallada Ergo
      • Waayo tegay xusuustood
      • Maxay kugu qaadatay?
      • Falanqeynta heesaha
      • Fanka iyo suugaanta
      • Hibada iyo hal abbuurka
      • Maad iyo maaweelo
  • Annaga
  • Nala Soor Xırıır
  • blankSomali
  • blankEnglish
No Result
View All Result
Radio Ergo - Somali Humanitarian News and Information
  • Hoy
  • Mowduucyo
    • Wararkii u Danbeeyay
    • Barakacayaasha iyo Qaxootiga
    • Masiibooyinka
    • Caafimaadka
    • Arrimaha Bulshada
    • Cunto-Yaraanta
    • Waxbarashada
    • Beeraha Iyo Xoolaha
  • Barnaamijyada
    • BARNAAMIJKA AYAXA
    • Barnaamijka Beeraha
    • Barnaamijka Dalandool
    • Barnaamijka Dhaqtarka Raadiyaha
    • Barnaamijka Gobaad – Haweenka
    • Madaddaallada Ergo
      • Waayo tegay xusuustood
      • Maxay kugu qaadatay?
      • Falanqeynta heesaha
      • Fanka iyo suugaanta
      • Hibada iyo hal abbuurka
      • Maad iyo maaweelo
  • Annaga
  • Nala Soor Xırıır
  • blankSomali
  • blankEnglish
No Result
View All Result
Radio Ergo - Somali Humanitarian News and Information
Home Barakacayaasha iyo Qaxootiga

Dadkii ka barakacay dagaalladii Guriceel oo ay biyo-la’aan ku haysato tuulooyin

Radio Ergo by Radio Ergo
February 27, 2015
in Barakacayaasha iyo Qaxootiga
0
Dadkii ka barakacay dagaalladii Guriceel oo ay biyo-la’aan ku haysato tuulooyin
0
SHARES
Share on FacebookShare on Twitter

Guriceel oo ka tirsan gobolka Galgaduud ee bartamaha Soomaaliya ayaa dadkii deganaa waxay uga qaxeen dagaalo 2 todobaad ee ugu danbaysay ka socday, kuwaasoo u dhexeeya ciidamo kala taageersan dawladda federaalka Soomaaliya iyo ururka Ahlusuna waljameeca.

Tuulada Xasan tikaato oo qiyaasii 15km ka xigta Guriceel dhanka galbeed waxay ka mid tahay tuulooyinka ay dadku u qaxeen dad ka badan 220 qoys oo halkaas gaaray ayaa waxaa hadda haysta biyo la’aan.

Maxamed Salaad, oo ka mid ah dadka ka soo barakacay Guriceel kuna sugan tuuladaan Xasan Tikaato ayaa Ergo u sheegay “Waxaan ku suganahay ilaa 15 maalmood, 20 qoys ayaan ahayn horay, dagaladdii doraad iyo tii ka horaysay socdayse waxaa ku soo biiray 200 oo qoys oo kale, dhibaatadda ugu daran ee hadda ka jirta deegaanka ayaa ah, biyo la’aan, tuuladan ayaa biyaha ka hesha biyaha berkedaha ee xilli roobaadka , waxaana hadda lagu jiraa xilli jilaal ah oo kulul berkaduhuna aysan biyo badan lahayn.”

Dahabo Faarax Sheikh oo haysata 7 carruur ah ayaa iyana ka soo carartay Guraceel ayaa sheegtay in dhibaatada biyo la’aaneed tahay dhibaatadda ugu daran ee jirta hadda, “Annagoo maanta haraad la dhiman rabna aya booyad biyo ah waxaa noo keentay shirkadda Hormuud, runtiina meel aan ku sii negaan karno ma ahan dadka dagalamaya waxaan ka baryeynaa inay xabadda naga daayaan si aan gurayaheenna ugu noqono, oo carruurta uusan haraad naga layn.”

Xalimo Kulan oo ah hooyo waayeel ah ayaa sheegtay in dadku daadsan yihiin geedaha hoostooda, aysanna haysan hoy, ilaa haddana ay jiraan haween ku umulay dhirta hoostooda mana jiraan meel ay ka helaan wax daawo ah.

Waxay kaloo dadku u qaxeen tuulooyinka ay ka midka yihiin Ceelbaraf, Daahir site, Fooley, Sallax Dhadhaab oo ka tirsan Guriceel ilaa degmadda Matabaan oo gobolka Hiiraan ah. Dadka tuuladaan Xasan Tikaato u qaxay ayaa sidoo kale sheeganaya in nadaafad darro ka jirto goobtaas iyadoo cudurada maqaanku ku dhaceen carruurta.

Dadka barakacay ayaa dalbanaya in xal laga gaaro dagaaladda si ay guryahooda ugu noqdaan, welise ay ciidamadii isku hor fadhiyaan gudamaha magaladda inkastoo ay jirto 26 February 2015 la soo jeediyey xabad joojin, xabad joojintaan oo ay soo qaban qaabiyeen guddi ganacsato ah iyo odayaasha gobolku.

Previous Post

BEERALAYDA BAARDHEERE OO SHEEGAYA IN COLAADAHA JIRAA AY YAREEYEEN WAX SOO SAARKOODII

Next Post

Barkacayaal ku dhibaataysan Beledweyne

Related Posts

Shabeellaha dhexe: Qoysas ka baxay nolosha barakaca markii la siiyay dhaqaale iyo tababar
Barakacayaasha iyo Qaxootiga

Shabeellaha dhexe: Qoysas ka baxay nolosha barakaca markii la siiyay dhaqaale iyo tababar

May 15, 2026
Gaalkacyo: Nolol xumo ka dhalatay waalidiin xabsi ku mutaystay daymo lagu yeeshay
Barakacayaasha iyo Qaxootiga

Gaalkacyo: Nolol xumo ka dhalatay waalidiin xabsi ku mutaystay daymo lagu yeeshay

May 9, 2026
blank
Barakacayaasha iyo Qaxootiga

Haween shaqooyin adag ka qabta Muqdisho oo maareeyay nolosha qoysaskooda

May 6, 2026
blank
Barakacayaasha iyo Qaxootiga

Nolol xumo ka dhalatay qaxootiga Dhadhaab oo laga jartay gunno gargaar oo la siin jiray

April 28, 2026
blank
Barakacayaasha iyo Qaxootiga

Qoysas nolol xumo ku wajahaya Baydhabo markii laga gubay beero iyo kayd raashin

April 24, 2026
blank
Barakacayaasha iyo Qaxootiga

Qoysas laga gubay hantidooda oo Shabeellaha hoose ku wajahaya xaalad nolol xumo

April 17, 2026
Next Post
Barkacayaal ku dhibaataysan Beledweyne

Barkacayaal ku dhibaataysan Beledweyne

FOLLOW US ON FACEBOOK

DAILY PROGRAMMES

IDAACADDA 14-MAY-2025

IDAACADDA 14-MAY-2025 by Radio Ergo

IDAACADDA 14-MAY-2025
Episode play icon
IDAACADDA 14-MAY-2025
May 14, 2026
Episode play icon
IDAACADDA 12-MAY-2026
May 13, 2026
Episode play icon
IDAACADDA 13-MAY-2026
May 13, 2026
Episode play icon
IDAACADDA 11-MAY-2026
May 11, 2026
Episode play icon
IDAACADDA 10-MAY-2026
May 10, 2026
Search Results placeholder
Radio Ergo Weekly Newsletter
We respect your privacy.
blank
blank
blank

© Copyright 2014 - 2024 Radio Ergo

No Result
View All Result
  • Hoy
  • Mowduucyo
    • Wararkii u Danbeeyay
    • Barakacayaasha iyo Qaxootiga
    • Masiibooyinka
    • Caafimaadka
    • Arrimaha Bulshada
    • Cunto-Yaraanta
    • Waxbarashada
    • Beeraha Iyo Xoolaha
  • Barnaamijyada
    • BARNAAMIJKA AYAXA
    • Barnaamijka Beeraha
    • Barnaamijka Dalandool
    • Barnaamijka Dhaqtarka Raadiyaha
    • Barnaamijka Gobaad – Haweenka
    • Madaddaallada Ergo
      • Waayo tegay xusuustood
      • Maxay kugu qaadatay?
      • Falanqeynta heesaha
      • Fanka iyo suugaanta
      • Hibada iyo hal abbuurka
      • Maad iyo maaweelo
  • Annaga
  • Nala Soor Xırıır
  • blankSomali
  • blankEnglish

© Copyright 2014 - 2024 Radio Ergo