Masiibooyinka

Masiibooyinka

Roobab ka da’aya buurallayda Itoobiya oo laga digayo inay khatar fatahaad ku keenaan webiga Shabeelle

Hay’adda maamulka biyaha iyo dhulka Soomaaliya ee SWALIM oo ka tirsan hay’adda cuntada iyo beeraha […]

Sanaag: Biyo yaraan ka jirta deegaanka Geed la-rifay oo dadka qaar ku qasabtay inay u hayaamaan deegaanno kale

(ERGO)- Tuulada Geed la-rifay oo 40 km u jirta degmada Badhan ee gobollka Sanaag ayaa […]

Sanaag: Qiimaha lagu iibsado biyaha oo kor u kacay tuulada Geed la-rifay

dadka deggan tuulada Geed la-rifay oo lagu qiyaaso shan boqol oo qoys ayay haysaa biyo […]

Roob duufaan wata oo shalay ka da’ay magaalada Gabiley oo baa’yay dalagyo beero halkaa ku yaalla

Roobka oo muddo afar saac ah socday waxaa uu dumiyay guryo ku yaalla magaalada, sidoo […]

Beledweyne: Dadka ka soo laabtay barakaca oo dayactiraya goobihi fatahaaddu burburisay

(ERGO) – Khaliif Shuuriye Xasan ayaa Talaadadii ay bishaan ahayd 17-ka wuxuu markii ugu horreysay […]

Beledweyne: Guryaha iyo goobaha ganacsi ee fatahaaddu burburisay oo dib loo dayactirayo

Dadka ku nool magaalada Beledweyne ayaa ku howlan dayactir ay ku sameynayaa guryaha iyo goobaha […]

Hargeysa: Dad ku dhintay roobab dabeyla wato oo ka da’ay Sallaxley iyo Aw-barkhadle

(ERGO) – Laba qof ayaa ku dhintay 15 kalena way ku dhaawacmeen roobab dabeyla wato […]

Boqollaal qoys ah oo ay saameysay fatahaad ka dhacday Shabeellaha Dhexe

Lix tuulo oo hoostaga degmada Balcad ee gobolka Shabeellaha Dhexe, ayay ka dhacday fatahaad uu […]

Labo qof oo ku dhintay roob dabeyla wato oo toddobaadkaan ka da’ay deegaanno ka tirsan Hargeysa

Roobab dabeylo wato oo toddobaadkaan ka da’ay deegaannada Sallaxley iyo Aw-Barkhadle oo ka tirsan Hargeysa […]

Fatahaad baabi’isay kumannaan beer oo ku yaallay tuulooyin ka tisan Balcad

Kumannaan beero ah oo ku yaallay lix tuulo oo ka tirsan degmada Balcad ee gobolka […]

Sanado

Bilo