(ERGO) - Haween umulisooyin badax-banaan ah ayaa daryeel caafimaad iyo talo siin si bilaash ah guryaha ugu sameeya dumarka uurka...
(ERGO) – In ka badan 400 oo ah carruur ka soo jeeda qoysas barakac iyo danyar iskugu jira ayaa waxbarasho la’aan...
(ERGO) – Biyo yari, cunno xumo iyo hoy la’aan ayay wajahayan in ka badan 60 qoys oo barakac ku ah...
(ERGO) – In ka badan 4.5 milyan oo qof ayaa cunno xumo, biyo yari iyo hoy la’aan ku wajahaya xeryo...
(ERGO) – Haween danyar ah oo iibinta caanaha ku maareyn jiray nolosha qoysaskooda ayaa wajahaya shaqo la’aan saameyn ku yeelatay....
(ERGO) – Samafale da’yar oo is xilqaamay ayaa ku guuleystay inuu xabsi ka sii daayo dhallinyaro dhiggiisa ah oo sannado...
(ERGO) – Nolol xumo iyo dayac ayay wajahayaan haweenka keligood koriya carruurta lagu furay ee ku sugan xeryaha Dhadhaab. Maareynta nolosha...
(ERGO) – Waddo la’aan ayaa saamayn dhaqaale iyo mid nololeed ku haysa boqollaal beeraley ah oo ku nool deegaanno hoos taga...
(ERGO) - Cunno xumo ka dhalatay shaqo la’aan, biyo yari iyo hoy la’aan ay u dheertahay dhaxanta daran ee ka...
(ERGO) - Afar boqol iyo sideetan qoys ayaa biyo yari, cunno xumo iyo hoy la’aan ku wajahaya duleedka degmada Ceel-dheer...
IDAACADDA 19-MAY-2026 by Radio Ergo




© Copyright 2014 - 2024 Radio Ergo
© Copyright 2014 - 2024 Radio Ergo