(ERGO)-Maxamuud Yuusuf Xasan oo ah aabbaha siddeed carruur ah wuxuu ku faraxsan yahay in hadda qoyskiisa ay heleen raashin ay...
(ERGO)-Boqollaal gabdho ah oo ku nool xeryaha qaxootiga Dhadhaab ee dalka Kenya ayaa la kulma guurka qasabka ah oo mugdi...
(ERGO)-Ku dhowaad kontan dhallinyaro ah oo barakac ku ah saddex xero oo ku yaalla deegaanka Garas-baallay iyo degmada Kaxda ayay...
(ERGO)-Dhaqan Daahir Cabdullaahi oo 52 jir ah waxay carruurteeda oo sagaal agoon ah u heshay cunno saddex waqti ah markii...
(ERGO)-Qoyska Muuse Cali Saciid oo duleedka tuulada Miir-cowleed ku dhaqanayay 70 ari ah waxay cuduradan ka dileen 50 neef. Ninkan...
(ERGO)-Toddobo boqol oo qoys oo ay saameeyeen abaaro iyo colaado ka dhacay deegaanno ka tirsan gobolka Shabeellada Dhexe ayay nolol...
(ERGO) - Warshaddan oo ay hirgaliyeen saddex dhallinyaro oo dalka dib ugu soo laabtay 22 bishii Nofeembar ee sanadkii hore...
(ERGO) - Sahra Xasan Cabdi iyo carruurteeda oo toddobo ah ayaa ku wajahaya cunno yari iyo hoy xumo deegaanka Doonta...
(ERGO) - Cabdiraxman Cali Carab oo xoolo-dhaqde ah wuxuu ku qasbanaaday inuu kabal-yeeri ka noqdo hoteel ku yaalla deegaanka Xero-dhagaxley...
(ERGO) - Qoyska Maryan Maxamed Cali waxay ka mid yihiin 244 qoys oo dibad yaal ku ah bannaanka xeryo ku...
IDAACADDA 25-NOV 2026 by Radio Ergo



© Copyright 2014 - 2024 Radio Ergo
© Copyright 2014 - 2024 Radio Ergo