(ERGO) - Faarax Cali Kalayr wuxuu ku wajahayaa Baladwayne dhul iyo hoy la’aan tan iyo bishan July, markii laga saaray...
(ERGO) - Wuxuu noqday guri-joog aan wax shaqo qaban tan iyo billowgii sanadkan Xasan Xuseen Noor, kaas oo cunno xumo...
(ERGO) – Toddobo qof ayaa cudurka shuban-biyoodka ugu dhintay deegaanka Buula Xaaji oo dhinaca galbeed kaga beegan magaalada Kismaayo. Wuxuu sidoo...
(ERGO) - Haween ku noolaa xeryaha lagu barakacay ee magaalada Baydhabo ayaa ku guuleystay in carruurtooda ay u helaan waxbarasho...
(ERGO) - Cunno xumo iyo waxbarasho la’aan ayaa iskuraacay qoyska Cabdinajiib Xasan Nuur oo ku nool Hargaysa, markii suuq xumo...
(ERGO) - In ka badan 80 beeraley ah ayaa xaalado adag oo dhanka nolosha ah ku wajahaya deegaanka Xero-dhagaxley ee...
(ERGO) – Boqollaal rag ah oo shaqadoodu ahayd qodidda godadka gaagaaban ee qashinka lagu uruuriyo oo ay maalinle uga heli...
(ERGO) - Axmed Cabdullaahi Bocoreey oo ah 47 jir deggan magaalada Muqdisho ayaa nolosha qoyskiisa isbeddel weyn ku sameeyay. Dhegeysiga...
(Ergo) - Boqollal qoys oo ganacsato yar yar iyo xoola dhaqato is kugu jira ayaa nolol xumo ku wajahaya deegaanka...
(ERGO) – Nolol-xumo aad u liidata ayaa soo foodsaartay boqollaal qoys oo xoolodhaqato ah oo ku nool deegaanka Dajimaale ee...
IDAACADDA 25-OCT-2026 by Radio Ergo



© Copyright 2014 - 2024 Radio Ergo
© Copyright 2014 - 2024 Radio Ergo