(ERGO) - In ka badan 400 oo qoys oo danyar iyo beeralay isugu jira ayaa muddo bil ah xaalad nolol...
(ERGO) - Boqollaal qoys oo dhammaadka bishii Siteembar ka barakacay dagaal qabiil ayaa cunno yari, biyo la’aan iyo hoy xumo...
(ERGO) - Qoyska Maxamed Siciid Daahir 12 qof ka kooban waxay muddo saddex bil ah wajahayaan cunno xumo, markii roob...
(ERGO) - Nasteexo Maxamuud Xaashi waxay awoodi la’dahay in ay cunno iyo hoy ku filan u hesho sagaal carruur ah...
(ERGO) - Qoyska Aweys Maye Maxamed oo afar qof ka kooban waxaa ku adag in ay helaan cunno hal waqti...
(ERGO) - Maxamuud Abiib Maxamuud, waxaa welwel ku haya sidii uu cunno ugu heli lahaa carruurtiisa oo shan ah iyo...
(ERGO) - Jinay Isxaaq Xasan oo ah hooyo kaligeed korinaysa 11 carruur ah oo agoon ah waxay dhib kala kulantaa...
(ERGO) - Farxiya Cumar Warsame waxay awood u yeelatay inay qoyskeeda u hesho cunno ku filan. Waxaa u suuragalisay faa’iido...
(ERGO) - Reer miyiga oo ah dad dhaqanka ku adag waxaa ku sii dhex faafaya maan-dooriyaal sababay dhaqaale burbur, khilaaf...
(ERGO) - Kumanaan qoys oo ku nool deegaanada Xaafuun, foocaar, Qorraxaad iyo Baargaal ee gobolka Bari ayaa wajahaya xaalad nolol-xumo...
IDAACADDA 25-NOV 2026 by Radio Ergo



© Copyright 2014 - 2024 Radio Ergo
© Copyright 2014 - 2024 Radio Ergo