(ERGO) – Kontan iyo saddex rag ah ayaa shaqo abuur ka helay beero shinnida lagu dhaqo oo dhamaadkii sanadkii hore...
(ERGO) – Darajo Cabdi Cali oo barakac ku ah xerada Buulo-nootaayo ee deegaanka Xaarxaar ee Gobolka Mudug, waxay ku filnaatay maaraynta...
(ERGO) - Khadiijo Xasan Maxamed waxay cunno hal waqti ah u awoodi la’dahay qoyskeeda tan iyo bishii Abriil ee sanadkan....
(ERGO) – Maxamed Shire Aadan wuxuu maarayn la’ yahay nolosha qoyskiisa oo 12 qof ah tan iyo bishii May ee...
(ERGO) - Qoyska Cali Daahir Xaashi oo 10 qof ka kooban waxay awoodi la’ayihiin inay helaan cunto hal waqti ah,...
(ERGO)-Barre Hilowle Maxamed waxay qoyskiisa oo siddeed qof ah wajahayaan nolol xumo badday in ay deriskooda dawarsadaan. Arrintaas ayaa ka...
(ERGO) - Maxamuud Cali Axmed wuxuu qoyskiisa oo 7 qof ah markii ugu horrayay ka saaray nolol xumo ay wajahayeen...
(ERGO) - Qoysas waayay waxay ku shitaan dabka ildhaqaalana aan laheyn, kuna ceyrtoobay abaaro soo maray ayaa dantu ku qasabtay...
(ERGO) – Guryaha deriskeeda ah waxaa laga karinayaa qureec balse Khadiijo Maxamed Xasan waxaa dansan dabkeeda, xilli ay ag fadhiyaan carruurteeda...
(ERGO) - Cali Xuseen Cabdi wuxuu awood u yeeshay inuu qoyskiisa oo 12 ah uu u helo cunno ku filan...
IDAACADDA 23-NOV-2026 by Radio Ergo



© Copyright 2014 - 2024 Radio Ergo
© Copyright 2014 - 2024 Radio Ergo