270 qoys oo ka cararay colaado ka jira degmada Balcad ee Shabeellaha Dhexe ayaa gaaray tuulooyin iyo xeryo barakaca oo...
Iisho Xaaji Siidow oo 9 sano jir ah, xanuun daran ayaa haya. Lugaheeda aad ayay u bararan yihiin. Waa la...
Labo carruur ah ayaa horraantii toddobaadkan cudurka shuban-biyoodka ugu geeriyootay tuulada Garsaal oo 35 km koonfur ka xigta degmada Ceelwaaq....
Cabdiraxmaan Jaamac Faarax ayaa markii ugu horreysay labadii bishan wuxuu qoondo u helay $100 kaddib markii ay goosteen khudaar ka...
Roob-yarida oo keliya sabab uma aha abaaraha daba dheeraaday ee ku soo noqnoqday Soomaaliya, sida ay sheegtay daraasad uu 29-kii...
Waxaa kordheysa tirada haweenka lagu kufsado xeryaha lagu barakacay ee Muqdisho iyo duleedkeeda. Shantii cisho ee ugu horreysay bishan Diseembar...
Boqol oo qoys oo ku xoola beelay abaartii ayaa tacabka beeraha ka bilaabay deegaanka Dal-yare ee gobolka Sool oo dhinaca...
Samiira Dirir Aadan oo 16 bilood jirtay ayaa ahayd qofkii u dambeeyay ee nafaqo-darro ugu dhinta xero lagu barakacay oo...
Xoolo dhaqatada ariga ee ku nool miyiga magaalada Guriceel ee gobolka Galgaduud ayaa labadii sano ee lasoo dhaafay ariga ku...
Xoolo dhaqato abaar uga hayaamay qaybo kamid ah gobolada Sool, Sanaag, Bari iyo Nugaal ayaa usoo naq-raacay deegaanno kuyaal...
IDAACADDA 30-APR-2026 by Radio Ergo



© Copyright 2014 - 2024 Radio Ergo
© Copyright 2014 - 2024 Radio Ergo