ERGO - Labo boqol siddeetan iyo labo bukaan oo dhimirka ka xanuunsan ayaa ehladoodu ka saareen xarunta dhimirka Xabeeb ee...
(ERGO) - Kun iyo shan boqol oo arday ayaa waxbarashadooda dib ugu soo laabtay kaddib sagaal bil oo ay uga...
Beeraleyda roobku ugu baxo dalagyada ee tuulooyinka hoostaga degmooyinka jowhar iyo Mahadday ee galbeedka gobolka shabeelaha dhexe ayaan roobkan...
Inka badan 200 oo qoys oo xoolo-dhaqato ayaa ka barakacay labadii toddobaad ee u dambeysay duqeymo xagga cirka ah oo...
Toddobaatan ardayda wax ka baratay dugsiyada hoose/dhexe ee degmada Doolow ayaa 4-tii bishaan markii ugu horreysay waxbarashada dugsiga sare ka...
(ERGO) - Aadan Axmed Cilmi waa xoolo-dhaqato ku nool deegaanka Canjiid oo ah dooxo xooluhu daaqaan oo 12 km waqooyi...
Shan boqol iyo konton qoys oo beeraley ah oo ku nool degmada Baki iyo tuulooyin hoos taga ee gobolka Awdal...
(ERGO): Kiisaska xadgudubyo ay raggu u geysanayaan xaasaskooda ayaa ku soo badanaya magaalada Laascaanood ee gobolka Sool, arrintaas oo keentay...
Waa meel saxmad badan oo mashquul uu ka jiro, waxaana ku yaallo ceel ay dadku ka dhansanayaan biyo. Daqiiqad kasta...
200 oo arday oo ku nool deegaanka Gocondhaale oo Buuhoodle dhanka waqooyi ka xiga 50 km ayaa markii u horeysey...
IDAACADDA 02-MAY-2026 by Radio Ergo



© Copyright 2014 - 2024 Radio Ergo
© Copyright 2014 - 2024 Radio Ergo