Salaado Tubbo Cali iyo sagaal boqol sagaashan iyo sagaal qoys oo barakac ku ah deegaanka Ceeljaalle ee gobolka Hiraan, waxay...
(ERGO) – Axmed Cabdi Warsame oo xoola-dhaqde ah wuxuu afar ka mid ah carruurtiisa ka qoray iskuul bilaash ah oo...
(ERGO) - Nasra Farxaan Gaaraa oo naafo ka ah aragga haystana toddobo carruur ah ayaa ganacsigeeda wuxuu ka soo kabanayaa...
(ERGO) – Siddeed weriye oo ka howlgala warbaahinta gaarka ah iyo tan dowladda Puntland ee Soomaaliya ayaa toddobaadkii hore laga helay...
(ERGO) - Rag deggan xerada lagu barakacay ee Iidaan ee magaalada Beled-Xaawo ee gobolka Gedo oo koox koox isu abaabulay...
(ERGO) - Saddex boqol iyo konton qoys oo deggan deegaanka Wanaagsan oo Caabudwaaq bari uga beegan 20 km ayaa markii...
(ERGO) - Lixdan qof oo isugu jiray gabdho iyo wiilal la baray xirfadaha korontada, hagaajinta soollarka, dhar-karinta iyo harqaanka ayaa...
(ERGO) - Suuqan cusub ayaa lagu kala iibsanayaa ariga toddobaadkii labaad magaalada Guriceel ee gobolka Galgaduud. Suuqii hore oo ciriiri...
(ERGO) - Dad xoolo-dhaqato ah ayaa dadaallo ay uga hor tagayaan jarista dhirta ka wada deegaanno ku yaalla gobolka Sool....
(ERGO) - Hani Maxamed Shufeec oo waxbarashada uga hadhay lacag la’aan iyo kow iyo toddobaatan gabdhood ayaa ka faa’iidaysanaya waxbarasho...
IDAACADDA 27-NOV-2026 by Radio Ergo



© Copyright 2014 - 2024 Radio Ergo
© Copyright 2014 - 2024 Radio Ergo