(ERGO) - Lix iyo tobankii qof ee ugu horreeyay oo kalkaaliyayaal caafimaad ah ayaa loo tababaray inay la tacaalaan bukaannada...
Xasan Xuseen Cali waa aabe lixdan iyo laba jir ah oo qoyskiisu ka kooban yahay 8 ruuxu kaasoo degan xaafada...
(ERGO) - Dadka ku nool magaalada Gaalkacyo weli uma muuqdaan kuwa ku baraarugsan halista looga digayo ee cudurka Korona. Fagaareyaasha...
(ERGO) - Waaxda cilmiga daawooyinka ee kuliyadda caafimaadka Jaamacadda Puntland State University ( PSU), ayaa tijaabo ahaan u soo saartay...
(ERG) - Dadka qaba baahiyaha gaarka ee ku nool magaalada Gaalkacyo ayaa ka walaacsan sida ay ugu nugul yihiin saamaynta...
Haweenka Umulaya ayaa ka faa'iidaysanaya adeeg caafimaad iyo qaliinno lacag la'aan ah oo labadii bilood ee u dambeysay uu bixinayo...
Shuban biyood ka dilaacay degmada Baledweyne ee xarunta gobolka Hiiraan ayaa soo ritay todobaatan iyo kow bukaan toddobaadkii ugu dambeeyay....
(ERGO) - Hooyo Iraado Maxamuud Warsame oo ah hooyo 54 jir ah oo ku nool degmada Galdogob ee gobolka Mudug...
Xaalad caafimaad darro oo daran ayaa kajirta deegaanka Saaxdheer ee koonfurta gobolka Sool iyo deegaano baadiye ah oo hoos yimaada,...
(ERGO) - Bashiir Cusmaan Cawad oo ah Sarkaal Boolis oo ka tirsan Maamulka Puntland, madaxna ka ah saldhig ku yaalla...
© Copyright 2014 - 2021 Radio Ergo
© Copyright 2014 - 2021 Radio Ergo