Radio Ergo - Somali Humanitarian News and Information
  • Hoy
  • Mowduucyo
    • Wararkii u Danbeeyay
    • Barakacayaasha iyo Qaxootiga
    • Masiibooyinka
    • Caafimaadka
    • Arrimaha Bulshada
    • Cunto-Yaraanta
    • Waxbarashada
    • Beeraha Iyo Xoolaha
  • Barnaamijyada
    • BARNAAMIJKA AYAXA
    • Barnaamijka Beeraha
    • Barnaamijka Dalandool
    • Barnaamijka Dhaqtarka Raadiyaha
    • Barnaamijka Gobaad – Haweenka
    • Madaddaallada Ergo
      • Waayo tegay xusuustood
      • Maxay kugu qaadatay?
      • Falanqeynta heesaha
      • Fanka iyo suugaanta
      • Hibada iyo hal abbuurka
      • Maad iyo maaweelo
  • Annaga
  • Nala Soor Xırıır
  • blankSomali
  • blankEnglish
No Result
View All Result
Radio Ergo - Somali Humanitarian News and Information
  • Hoy
  • Mowduucyo
    • Wararkii u Danbeeyay
    • Barakacayaasha iyo Qaxootiga
    • Masiibooyinka
    • Caafimaadka
    • Arrimaha Bulshada
    • Cunto-Yaraanta
    • Waxbarashada
    • Beeraha Iyo Xoolaha
  • Barnaamijyada
    • BARNAAMIJKA AYAXA
    • Barnaamijka Beeraha
    • Barnaamijka Dalandool
    • Barnaamijka Dhaqtarka Raadiyaha
    • Barnaamijka Gobaad – Haweenka
    • Madaddaallada Ergo
      • Waayo tegay xusuustood
      • Maxay kugu qaadatay?
      • Falanqeynta heesaha
      • Fanka iyo suugaanta
      • Hibada iyo hal abbuurka
      • Maad iyo maaweelo
  • Annaga
  • Nala Soor Xırıır
  • blankSomali
  • blankEnglish
No Result
View All Result
Radio Ergo - Somali Humanitarian News and Information
Home Caafimaadka

Gaalkacyo: Boqollaal qof oo uu soo ritay cudurka shuban biyoodka

Radio Ergo by Radio Ergo
June 1, 2021
in Caafimaadka, Wararkii u Danbeeyay
0
Gaalkacyo: Boqollaal qof oo uu soo ritay cudurka shuban biyoodka

Qaar ka mid ah caruurta uu cudurka soo ritay oo jiifa isbitaalka guud ee Galkacyo/Cali Xassan/Ergo

0
SHARES
Share on FacebookShare on Twitter

(ERGO) – Wasaaradda caafimaadka Galmudug ayaa sheegtay in ku dhowaad afar boqol oo qof oo cudurka shuban biyoodka uu soo ritay la keenay isbitaalka guud ee koonfurta Galkacyo tan iyo 8 May. Bukaanada Isbitaalka la keenay ayaa u badan carruur ay da’adooda ka yar tahay shan sano.

Wasaaradda ayaa sheegtay inay baaritaan ka billowday tuulooyinka ugu daran ee uu cudurka ku faafey si ay u ogaato waxa sababay dillaaciisa.

Raadiyo Ergo ayaa wareysatay isku-duwaha wasaaradda ee gobolka Mudug, Cabdikariin Abshir Ciise, si ay wax badan uga ogaato cudurka siduu ku faafay.

Cabdikariin Abshir Ciise: Kiisaskii ugu horreeyay ee cudurka ayaa la soo sheegay billowgii bisha May. Tan iyo markaas tirada dadka u ku dhacayo cudurka ayaa sii badanaya. Dadka uu cudurka soo ritay ayaa lagu daaweeynayaa meel gooni ah oo loogu talagalay dadka qaba cudurada faafa si looga ilaaliyo in dadka kale uu cudurka ku faafo. Guud ahaan, isbitaalku wuu u diyaarsanyahay cudurkaan iyo cudurada kale ee faafa sidii loo la tacaali lahaa. Isbitaalka wuxuu ka koobanyaha maamulka iyo shaqaalaha dhamaantooda na wey u diyaarsanyihiin la tacaalidda cudurkaan. Waxaa jira bukaanno la daaweeyay oo laga saaray isbitaalka si nafaas loogu baneeyo dadka kale uu cudurka soo ridanaayo.

Radio Ergo: Dadka hataan isbitaalka u jiifa cudurkaan shuban biyoodka intay dhanyihiin?

Cabdikariin Abshir Ciise: Horta dadka isbitaalka ku jira ma aha dad tiro yar. Isbitaalku qeeybtiisa gaarga ah ee lagu la tacalaayo dadka uu cudurkaan soo ritay waxaa yaalo 70 sariir, dhamaantood bukaano uu cudurka soo ritay ayaa jiifo. Cudurkaan shuban biyoodka waa cudur si ballaaran ugu fafaayo dadka ku nool magalada Galkacyo. Sacad kasta bukaano hor leh ayaa isbitaalka la keenayaa.

Radio Ergo: Wasaaradda maxaa u qorsheeysan maaddaama aad sheegtay in kiisaska ay si deg deg ah u sii kordhayaan?

Cabdikariin Abshir Ciise: Marka hore, cudurkaan waa cudur ka dhasha biyaha. Roobabkii Gu ayaa wadooyinka qaar biyo ku reebay. Biyahaan ayaa ka dhalan karaan cuduro maaddaama aan jeermis dile lagu shubin. Waxa kale oo jira duqsiyo badan oo magaalada jooga oo ka qayb qaadanaya faafida cudurkan, sidaa darteed waxaan dadweynaha ka codsanaynaa inay ilaaliyaan nadaafadda.

Sidoo kale waxaan ku boorinaynaa dadka ku nool magaalada inay biyaha ay cabbaayaan ay ahadaan kuwo nadiif ah si loo xakameeyo cudurkaan. Marka, baahi weyn baa loo qabaa ilaalinta heerarka nadaafadda deegaanka iyo nadaafadda shaqsiyeedba.

Radio Ergo: Ma u maleyneysaa in isbeddelka cimilada uu ka qayb qaatay dilaaca cudurkaan?

Cabdikariin Abshir Ciise: Haa, isbeddelka cimilada waa waxa keeno cudurada inta badan. Mararka qaar, waxaa suura gal ah in cuduro cusub ay ka dhashaan isbeddelka cimilada, ama in dib ay u soo noqdaan cuduro hore. Waqtigaan la joogo waa waqtiyadii ay cudurada faafa sida shuban biyoodka iyo jadeecada ay dilaacaan. Waxaa hataan na loo soo sheegay warbixino la xiriira kiisaska jadeecada.

Waxaan ka codsaneynaa dadweynaha inay nagala shaqeeyaan sidii loo xakameyn lahaa cuduradaan oo ayna ilaalinayo nadaafadda deegaankooda iyo sidoo kale nadaafaddooda shaqsiyadeed.

Previous Post

Qoysas uu daad ka barakiciyay guryahooda oo helay gargaar raashin, maacuun iyo teendhooyin iskugu jira

Next Post

Muqdisho: Qoysas beeralay ah oo ka soo cararay fatahaadda webiga Shabeelle oo sabool ka dhigay

Related Posts

Qoysas colaad ay saamaysay noloshooda oo cunno xumo ku wajahaya Ari-cadeeye
Barakacayaasha iyo Qaxootiga

Qoysas colaad ay saamaysay noloshooda oo cunno xumo ku wajahaya Ari-cadeeye

July 7, 2026
Qoysas go’doon iyo nolol xumo ku wajahaya Mudug markii ay guuri kari waayeen
Beeraha Iyo Xoolaha

Qoysas go’doon iyo nolol xumo ku wajahaya Mudug markii ay guuri kari waayeen

July 3, 2026
Colaad nolol xumo galisay kumanaan qoys oo ku barakacay Shabeellaha hoose
Barakacayaasha iyo Qaxootiga

Colaad nolol xumo galisay kumanaan qoys oo ku barakacay Shabeellaha hoose

July 2, 2026
Sicir-barar ku qasbay ganacsatada khudaarta Hargaysa in ay xiraan ganacsiyadooda
Cunto-Yaraanta

Sicir-barar ku qasbay ganacsatada khudaarta Hargaysa in ay xiraan ganacsiyadooda

June 29, 2026
Ganacsiyo u xirmay xoolo yari iyo dhaqaale xumo haysa reer guuraga gobolka Doollo
Cunto-Yaraanta

Ganacsiyo u xirmay xoolo yari iyo dhaqaale xumo haysa reer guuraga gobolka Doollo

June 25, 2026
Qoysas markii labaad barakacay sanadkan oo Jubbada hoose ku wajaha xaalad nolol xumo
Barakacayaasha iyo Qaxootiga

Qoysas markii labaad barakacay sanadkan oo Jubbada hoose ku wajaha xaalad nolol xumo

June 24, 2026
Next Post
blank

Muqdisho: Qoysas beeralay ah oo ka soo cararay fatahaadda webiga Shabeelle oo sabool ka dhigay

FOLLOW US ON FACEBOOK

DAILY PROGRAMMES

IDAACADDA 07-JUL-2026

IDAACADDA 07-JUL-2026 by Radio Ergo

IDAACADDA 07-JUL-2026
Episode play icon
IDAACADDA 07-JUL-2026
July 7, 2026
Episode play icon
IDAACADDA 06-JUL-2026
July 6, 2026
Episode play icon
IDAACADDA 05-JUL-2026
July 5, 2026
Episode play icon
IDAACADDA 04-JUL-2026
July 4, 2026
Episode play icon
IDAACADDA 03-JUL-2026
July 3, 2026
Search Results placeholder
Radio Ergo Weekly Newsletter
We respect your privacy.
blank
blank
blank

© Copyright 2014 - 2024 Radio Ergo

No Result
View All Result
  • Hoy
  • Mowduucyo
    • Wararkii u Danbeeyay
    • Barakacayaasha iyo Qaxootiga
    • Masiibooyinka
    • Caafimaadka
    • Arrimaha Bulshada
    • Cunto-Yaraanta
    • Waxbarashada
    • Beeraha Iyo Xoolaha
  • Barnaamijyada
    • BARNAAMIJKA AYAXA
    • Barnaamijka Beeraha
    • Barnaamijka Dalandool
    • Barnaamijka Dhaqtarka Raadiyaha
    • Barnaamijka Gobaad – Haweenka
    • Madaddaallada Ergo
      • Waayo tegay xusuustood
      • Maxay kugu qaadatay?
      • Falanqeynta heesaha
      • Fanka iyo suugaanta
      • Hibada iyo hal abbuurka
      • Maad iyo maaweelo
  • Annaga
  • Nala Soor Xırıır
  • blankSomali
  • blankEnglish

© Copyright 2014 - 2024 Radio Ergo