Saameynta cudurka Koofid-19 weli way ka jirtaa dalka. Kiisas cusub oo cudurka ah ayaa joogto loo xaqiijiyaa, iyadoo ay jiraan...
(ERGO) – Siddeed weriye oo ka howlgala warbaahinta gaarka ah iyo tan dowladda Puntland ee Soomaaliya ayaa toddobaadkii hore laga helay...
(Ergo) - Deegaanka Dhagaxyaale oo koonfur ka xiga Guriceel 55 km oo ay ku nool yihiin 350 qoys iyo 18...
(ERGO) – Xirfadlayaal iyo takhaariir is abaabulay ayaa xarunta adeegyada hooyada iyo dhallaanka ee Raasi Hosbitaal iskood uga abaabulay adeegyo...
(ERGO) - Dhaqtar Xamdi Cabdiraxmaan Axmed oo ka mid ahayd dhaqaatiirta iyo kalkaaliyeyaasha caafimaad ee ka shaqeynayay isbitaalka Martiini ee...
Dadka ku nool 12 tuulo oo dhanka waqooyi ka xiga magaalada Kismaayo oo heli jiray adeegyo caafimaad oo bilaash ah...
(ERGO) – Cabdisalaam Axmed Jaamac oo xoolo ku dhaqda miyiga deegaanka Balli-dhiig ee gobolka Togdheer wuxuu go`aansaday inuu si mutadawacnimo...
(ERGO) - Sheekh Cabdulxayi Aadan Sheekh Xasan oo caan ka ah Soomaaliya, waxa uu dhowaan Raadiyo Ergo ka billaabay tebinta...
Qaar ka mid dhallinyarada ku shaqaysata tolliinka dharka ee ku nool magaalda Muqdsiho ayaa baryahan dambe hawshoda ku kordhiyay iney...
(ERGO) - Xarunta Hooyada iyo dhallaanka deegaanka Wardheer-bari oo 30 km u jira magaalada Carmo ayaa hadda shaqeeya habeenki kaddib...
© Copyright 2014 - 2021 Radio Ergo
© Copyright 2014 - 2021 Radio Ergo