Dagaalada ka socda Muqdisho bannaankeeda ayaa galay maalintii saddexaad iyadoo maalinnimadii shalay dagaaladii kadhacay degaanada u dhaxeeya Afgooye iyo Muqdisho...
Ku dhowaad 10 dhalinyaro Soomaali ah oo muddo ka badan 6bilood ku xirnaa xabsi ku yaalla caasimadda dalka Namibia ee...
Waxaa laga deyrinayaa xaaladaha nololeed ee ay ku sugan yihiin boqollaal qoysas oo ku barakacay dagaallo dhowaan ka dhacay deegaanka...
Madaxa ahna Isuduwaha Hawlaha Bani’aadamnimada ee Soomaaliya, Mark Bowden, ayaa hadalkan soo saaey maanta: Iyada oo dhaqdhaqaaq ay Hawlgalka Midowga...
Iyadoo dagaalo u dhaxeeya ciidamada DKMG Soomaaliya oo ay taageerayaan kuwa midawga Afrika ee AMISOM iyo kuwa ciidamada Shabaab ayaa...
Iskahorimaadyo u dhaxeeya ciidamada dawladda KMG ah ee Soomaaliya oo taageero ka helaya ciidamada midawga Afrika ee AMISOM iyo Alshabaab ayaa...
Xaalad biyo la’aan oo aad u baahsan ayaa soo food saartay dadka ku nool magaalada xarunta u ah gobolka Gedo...
Warsaxaafadeed ka soo baxay xafiiska u qaabilsan la socodka hay’adaha ajnabiga ah ee OSAFA, ayaa waxaa Alshabaab ay digniin ugu...
Ku dhawaad illaa boqol iyo labaatan ruux oo Soomaali ah kuwaasoo doonayay in ay u tahriibaan xeebaha Yurub ayaa todobaadkaan...
Qoysas dan yar ah oo ay soo barakiciyeen colaadaha iyo dirirta ka jirta qeyba ka mid ah gobolka jubbada hoose...
IDAACADDA 04-MAY-2026 by Radio Ergo



© Copyright 2014 - 2024 Radio Ergo
© Copyright 2014 - 2024 Radio Ergo