Radio Ergo - Somali Humanitarian News and Information
  • Hoy
  • Mowduucyo
    • Wararkii u Danbeeyay
    • Barakacayaasha iyo Qaxootiga
    • Masiibooyinka
    • Caafimaadka
    • Arrimaha Bulshada
    • Cunto-Yaraanta
    • Waxbarashada
    • Beeraha Iyo Xoolaha
  • Barnaamijyada
    • BARNAAMIJKA AYAXA
    • Barnaamijka Beeraha
    • Barnaamijka Dalandool
    • Barnaamijka Dhaqtarka Raadiyaha
    • Barnaamijka Gobaad – Haweenka
    • Madaddaallada Ergo
      • Waayo tegay xusuustood
      • Maxay kugu qaadatay?
      • Falanqeynta heesaha
      • Fanka iyo suugaanta
      • Hibada iyo hal abbuurka
      • Maad iyo maaweelo
  • Annaga
  • Nala Soor Xırıır
  • blankSomali
No Result
View All Result
Radio Ergo - Somali Humanitarian News and Information
  • Hoy
  • Mowduucyo
    • Wararkii u Danbeeyay
    • Barakacayaasha iyo Qaxootiga
    • Masiibooyinka
    • Caafimaadka
    • Arrimaha Bulshada
    • Cunto-Yaraanta
    • Waxbarashada
    • Beeraha Iyo Xoolaha
  • Barnaamijyada
    • BARNAAMIJKA AYAXA
    • Barnaamijka Beeraha
    • Barnaamijka Dalandool
    • Barnaamijka Dhaqtarka Raadiyaha
    • Barnaamijka Gobaad – Haweenka
    • Madaddaallada Ergo
      • Waayo tegay xusuustood
      • Maxay kugu qaadatay?
      • Falanqeynta heesaha
      • Fanka iyo suugaanta
      • Hibada iyo hal abbuurka
      • Maad iyo maaweelo
  • Annaga
  • Nala Soor Xırıır
  • blankSomali
No Result
View All Result
Radio Ergo - Somali Humanitarian News and Information
Home Barakacayaasha iyo Qaxootiga

Baaqa hay`adaha samafalka: gurmad deg deg ah halala soo gaaro dhadhaab

admin by admin
July 12, 2012
in Barakacayaasha iyo Qaxootiga
0
Baaqa hay`adaha samafalka: gurmad deg deg ah halala soo gaaro dhadhaab

OLYMPUS DIGITAL CAMERA

0
SHARES
Share on FacebookShare on Twitter

blank

Boqllkiiba 20 qoysaska ku nool Dhadhaab ayaa waxay wajahaan hanjabaado, habsooc iyo tacaddiyo. Falalka ammaan darrada ah ayaa muddooyinkii dambe aad ugu soo kordhayay gudaha xeryaha.

Hay`adaha ayaa ku baaqay in xal-nabadeed lagu soo dabaalo Soomaaliya, si ay dadka qaxootiga ah ugu laabtaan dalkooda. Shaqaalaha gargaarka ee Dhadhaab ayaa xaalad adag ku shaqeynayay si ay dadka baahan ugu gurmadaan, balse maalgelinta adeegyada gargaarka ayaa aad u yaraa.

Markii in ka badan 160,000 oo qaxooti ah ay gudaha Kenya soo galeen sanadkii  2011, deeqbixiyayaasha ayaa ka jawaab celiyay si loo hubiyo in hay`adaha gargaarka ay u diyaargaroobeen gumadka dadka  baahan.

Sanad kadib macluushii dalka Soomaaliya weli dadka qaxootiga ah ee ku nool xeryahaas ma awoodaan inay dalkooda dib ugu laabtaan halkaasoo ay ka jiraan dagaallo iyo cunno yaraan.

Gudaha xerada Xagardheer oo ah xerada ugu dadka badan xeyaha Dhadhaab ayaa waxaa ka jira caafimaad darro, iyadoo xarumaha caafimaadka ay daawooyinkii iyo qalabkii gabaabsi ka yihiin.

Dadka tirade badan ee iyagu isugu yimaada xrumaha caafimaadka aan ku filneyn ayaa sidoo kale sababi kara cudurrada faafa

. Xaaladda nafaqo darrada ayaa iyadana gaartay 20%. Barnaamijyada nafaqeynta ayaa adeegyo 24-ka saacadood ka fuliya gudaha xeryaha.

Hay`adaha gargaar ee warbiixntan si wada jir ah usoo saaray ayaa waxay kala yihiin CARE, Catholic Relief Services (CRS), guddiga qaxootiga Denmark (DRC),  guddiga badbaadinta caalamiga ah ee (IRC), Lutheran World Federation (LWF), Oxfam, Save the Children, iyo Terre des Hommes (TdH).

FM

 

Previous Post

Boob iyo gubid lagu hayo dukaamada soomaalidu ku leeyihiin koofur afrika

Next Post

WARARKII QIIMAHA XOOLLAHA SOOMAALIYA EE TODOBAADKA

Related Posts

blank
Barakacayaasha iyo Qaxootiga

Dhadhaab: Dhallinyaro qaxooti ah oo hirgaliyay ganacsiyo beddelay noloshooda

May 20, 2026
Shabeellaha dhexe: Qoysas ka baxay nolosha barakaca markii la siiyay dhaqaale iyo tababar
Barakacayaasha iyo Qaxootiga

Shabeellaha dhexe: Qoysas ka baxay nolosha barakaca markii la siiyay dhaqaale iyo tababar

May 18, 2026
blank
Barakacayaasha iyo Qaxootiga

Mudug: Dad roob yari ku cayroobay oo xeryo ku yaalla deegaan Xarfo ku wajahaya nolol xumo

May 15, 2026
Gaalkacyo: Nolol xumo ka dhalatay waalidiin xabsi ku mutaystay daymo lagu yeeshay
Barakacayaasha iyo Qaxootiga

Gaalkacyo: Nolol xumo ka dhalatay waalidiin xabsi ku mutaystay daymo lagu yeeshay

May 9, 2026
blank
Barakacayaasha iyo Qaxootiga

Haween shaqooyin adag ka qabta Muqdisho oo maareeyay nolosha qoysaskooda

May 6, 2026
blank
Barakacayaasha iyo Qaxootiga

Nolol xumo ka dhalatay qaxootiga Dhadhaab oo laga jartay gunno gargaar oo la siin jiray

April 28, 2026
Next Post
WARARKII QIIMAHA XOOLLAHA SOOMAALIYA EE TODOBAADKA

WARARKII QIIMAHA XOOLLAHA SOOMAALIYA EE TODOBAADKA

FOLLOW US ON FACEBOOK

DAILY PROGRAMMES

IDAACADDA 05-JUN-2026

IDAACADDA 05-JUN-2026 by Radio Ergo

IDAACADDA 05-JUN-2026
Episode play icon
IDAACADDA 05-JUN-2026
June 5, 2026
Episode play icon
IDAACADDA 04-JUN-2026
June 4, 2026
Episode play icon
IDAACADDA 03-JUN-2026
June 4, 2026
Episode play icon
IDAACADDA 02-JUN-2026
June 2, 2026
Episode play icon
IDAACADDA 01-JUN-2026
June 1, 2026
Search Results placeholder
Radio Ergo Weekly Newsletter
We respect your privacy.
blank
blank
blank

© Copyright 2014 - 2024 Radio Ergo

No Result
View All Result
  • Hoy
  • Mowduucyo
    • Wararkii u Danbeeyay
    • Barakacayaasha iyo Qaxootiga
    • Masiibooyinka
    • Caafimaadka
    • Arrimaha Bulshada
    • Cunto-Yaraanta
    • Waxbarashada
    • Beeraha Iyo Xoolaha
  • Barnaamijyada
    • BARNAAMIJKA AYAXA
    • Barnaamijka Beeraha
    • Barnaamijka Dalandool
    • Barnaamijka Dhaqtarka Raadiyaha
    • Barnaamijka Gobaad – Haweenka
    • Madaddaallada Ergo
      • Waayo tegay xusuustood
      • Maxay kugu qaadatay?
      • Falanqeynta heesaha
      • Fanka iyo suugaanta
      • Hibada iyo hal abbuurka
      • Maad iyo maaweelo
  • Annaga
  • Nala Soor Xırıır
  • blankSomali

© Copyright 2014 - 2024 Radio Ergo