Radio Ergo - Somali Humanitarian News and Information
  • Hoy
  • Mowduucyo
    • Wararkii u Danbeeyay
    • Barakacayaasha iyo Qaxootiga
    • Masiibooyinka
    • Caafimaadka
    • Arrimaha Bulshada
    • Cunto-Yaraanta
    • Waxbarashada
    • Beeraha Iyo Xoolaha
  • Barnaamijyada
    • BARNAAMIJKA AYAXA
    • Barnaamijka Beeraha
    • Barnaamijka Dalandool
    • Barnaamijka Dhaqtarka Raadiyaha
    • Barnaamijka Gobaad – Haweenka
    • Madaddaallada Ergo
      • Waayo tegay xusuustood
      • Maxay kugu qaadatay?
      • Falanqeynta heesaha
      • Fanka iyo suugaanta
      • Hibada iyo hal abbuurka
      • Maad iyo maaweelo
  • Annaga
  • Nala Soor Xırıır
  • blankSomali
No Result
View All Result
Radio Ergo - Somali Humanitarian News and Information
  • Hoy
  • Mowduucyo
    • Wararkii u Danbeeyay
    • Barakacayaasha iyo Qaxootiga
    • Masiibooyinka
    • Caafimaadka
    • Arrimaha Bulshada
    • Cunto-Yaraanta
    • Waxbarashada
    • Beeraha Iyo Xoolaha
  • Barnaamijyada
    • BARNAAMIJKA AYAXA
    • Barnaamijka Beeraha
    • Barnaamijka Dalandool
    • Barnaamijka Dhaqtarka Raadiyaha
    • Barnaamijka Gobaad – Haweenka
    • Madaddaallada Ergo
      • Waayo tegay xusuustood
      • Maxay kugu qaadatay?
      • Falanqeynta heesaha
      • Fanka iyo suugaanta
      • Hibada iyo hal abbuurka
      • Maad iyo maaweelo
  • Annaga
  • Nala Soor Xırıır
  • blankSomali
No Result
View All Result
Radio Ergo - Somali Humanitarian News and Information
Home Barakacayaasha iyo Qaxootiga

Boob iyo gubid lagu hayo dukaamada soomaalidu ku leeyihiin koofur afrika

admin by admin
July 11, 2012
in Barakacayaasha iyo Qaxootiga
0
Boob iyo gubid lagu hayo dukaamada soomaalidu ku leeyihiin koofur afrika
0
SHARES
Share on FacebookShare on Twitter

blankFalal lagu boobayo dukaamo ay ganacsato Soomaaliyeed leeyihiin, isla markaana qaar ka mid ah lagu gubay ayaa ka soconaya Xaafadda Hanofaburg oo ku taalla Magaalada Cape Town ee dalka Koofur Afrika.

Inta la ogyahay ku dhowaad  illaa 10 dukaan ayaa boob loo geystay 5 kalana dab ayaa la qabadsiiyay ,inkastoo aysan jirin dil iyo dhaawacyo loo gaystay ganacsatada Soomaaliyeed ee  ku nool halkaasi.

Guddoomiyaha jaaliyadda Soomaaliyeed SASA ee gobolka Western Cape Cabduqaadir Khaliif Maxamed ayaa dhacdooyinkaasi uga wararmay Raadiyo Ergo.

“Sida ay wax u dhaceen haddii aan kaaga warramo saaka aroortii ayay billaabatay in dukaamada Soomaalida la boobo, tirada la gubay illaa afar ayay maraysaa tobaneeyo waa la boobay lama garanayo sababta ka dambaysay inkastoo aan la garan karin waxyabaha hadda sababay.”

Dowladda Soomaaliya ayaa dhowaan u soo magacawday Safiir cusub dalka South Afrika, kaasoo ballan qaaday inuu wax ka qaban doono dhibaatooyinka lagula kaco Soomaalida ganacsiyada ku leh dalkaasi.

Kulamo badan oo Soomaalida ku nool Koofur Afrika iyo dowladda dalkaasi ay isla qaateen oo ku saabsan sidii loo joojin lahaa dhibaatooyinka loo geysto ganacsatada Soomaaliyeed, ayaan wax muuqda ka soo bixin iyadoo ay joogto noqdeen dilalka loo geysto Soomaalida ku nool halkaasi.

Cabdulqaadir Axad/FM

Previous Post

HAY`ADDA IMS IYO RAADIYO ERGO OO TABABAR UGU QABTAY 25 WERIYE MAGAALADA GAROWE

Next Post

Baaqa hay`adaha samafalka: gurmad deg deg ah halala soo gaaro dhadhaab

Related Posts

blank
Barakacayaasha iyo Qaxootiga

Dhadhaab: Dhallinyaro qaxooti ah oo hirgaliyay ganacsiyo beddelay noloshooda

May 20, 2026
Shabeellaha dhexe: Qoysas ka baxay nolosha barakaca markii la siiyay dhaqaale iyo tababar
Barakacayaasha iyo Qaxootiga

Shabeellaha dhexe: Qoysas ka baxay nolosha barakaca markii la siiyay dhaqaale iyo tababar

May 18, 2026
blank
Barakacayaasha iyo Qaxootiga

Mudug: Dad roob yari ku cayroobay oo xeryo ku yaalla deegaan Xarfo ku wajahaya nolol xumo

May 15, 2026
Gaalkacyo: Nolol xumo ka dhalatay waalidiin xabsi ku mutaystay daymo lagu yeeshay
Barakacayaasha iyo Qaxootiga

Gaalkacyo: Nolol xumo ka dhalatay waalidiin xabsi ku mutaystay daymo lagu yeeshay

May 9, 2026
blank
Barakacayaasha iyo Qaxootiga

Haween shaqooyin adag ka qabta Muqdisho oo maareeyay nolosha qoysaskooda

May 6, 2026
blank
Barakacayaasha iyo Qaxootiga

Nolol xumo ka dhalatay qaxootiga Dhadhaab oo laga jartay gunno gargaar oo la siin jiray

April 28, 2026
Next Post
Baaqa hay`adaha samafalka: gurmad deg deg ah halala soo gaaro dhadhaab

Baaqa hay`adaha samafalka: gurmad deg deg ah halala soo gaaro dhadhaab

FOLLOW US ON FACEBOOK

DAILY PROGRAMMES

IDAACADDA 05-JUN-2026

IDAACADDA 05-JUN-2026 by Radio Ergo

IDAACADDA 05-JUN-2026
Episode play icon
IDAACADDA 05-JUN-2026
June 5, 2026
Episode play icon
IDAACADDA 04-JUN-2026
June 4, 2026
Episode play icon
IDAACADDA 03-JUN-2026
June 4, 2026
Episode play icon
IDAACADDA 02-JUN-2026
June 2, 2026
Episode play icon
IDAACADDA 01-JUN-2026
June 1, 2026
Search Results placeholder
Radio Ergo Weekly Newsletter
We respect your privacy.
blank
blank
blank

© Copyright 2014 - 2024 Radio Ergo

No Result
View All Result
  • Hoy
  • Mowduucyo
    • Wararkii u Danbeeyay
    • Barakacayaasha iyo Qaxootiga
    • Masiibooyinka
    • Caafimaadka
    • Arrimaha Bulshada
    • Cunto-Yaraanta
    • Waxbarashada
    • Beeraha Iyo Xoolaha
  • Barnaamijyada
    • BARNAAMIJKA AYAXA
    • Barnaamijka Beeraha
    • Barnaamijka Dalandool
    • Barnaamijka Dhaqtarka Raadiyaha
    • Barnaamijka Gobaad – Haweenka
    • Madaddaallada Ergo
      • Waayo tegay xusuustood
      • Maxay kugu qaadatay?
      • Falanqeynta heesaha
      • Fanka iyo suugaanta
      • Hibada iyo hal abbuurka
      • Maad iyo maaweelo
  • Annaga
  • Nala Soor Xırıır
  • blankSomali

© Copyright 2014 - 2024 Radio Ergo