Radio Ergo - Somali Humanitarian News and Information
  • Hoy
  • Mowduucyo
    • Wararkii u Danbeeyay
    • Barakacayaasha iyo Qaxootiga
    • Masiibooyinka
    • Caafimaadka
    • Arrimaha Bulshada
    • Cunto-Yaraanta
    • Waxbarashada
    • Beeraha Iyo Xoolaha
  • Barnaamijyada
    • BARNAAMIJKA AYAXA
    • Barnaamijka Beeraha
    • Barnaamijka Dalandool
    • Barnaamijka Dhaqtarka Raadiyaha
    • Barnaamijka Gobaad – Haweenka
    • Madaddaallada Ergo
      • Waayo tegay xusuustood
      • Maxay kugu qaadatay?
      • Falanqeynta heesaha
      • Fanka iyo suugaanta
      • Hibada iyo hal abbuurka
      • Maad iyo maaweelo
  • Annaga
  • Nala Soor Xırıır
  • blankSomali
No Result
View All Result
Radio Ergo - Somali Humanitarian News and Information
  • Hoy
  • Mowduucyo
    • Wararkii u Danbeeyay
    • Barakacayaasha iyo Qaxootiga
    • Masiibooyinka
    • Caafimaadka
    • Arrimaha Bulshada
    • Cunto-Yaraanta
    • Waxbarashada
    • Beeraha Iyo Xoolaha
  • Barnaamijyada
    • BARNAAMIJKA AYAXA
    • Barnaamijka Beeraha
    • Barnaamijka Dalandool
    • Barnaamijka Dhaqtarka Raadiyaha
    • Barnaamijka Gobaad – Haweenka
    • Madaddaallada Ergo
      • Waayo tegay xusuustood
      • Maxay kugu qaadatay?
      • Falanqeynta heesaha
      • Fanka iyo suugaanta
      • Hibada iyo hal abbuurka
      • Maad iyo maaweelo
  • Annaga
  • Nala Soor Xırıır
  • blankSomali
No Result
View All Result
Radio Ergo - Somali Humanitarian News and Information
Home Cunto-Yaraanta

WARARKII QIIMAHA XOOLLAHA SOOMAALIYA EE TODOBAADKA

Hemed Abdiaziz by Hemed Abdiaziz
July 13, 2012
in Cunto-Yaraanta
0
WARARKII QIIMAHA XOOLLAHA SOOMAALIYA EE TODOBAADKA
0
SHARES
Share on FacebookShare on Twitter

blankIyadoo ay soo dhowdahay bishii barakaysnayd ee Ramadaan ayaa waxaa laga dareemayaa in dalabkii xooluhu inuu kor u kacay meelo badan, iyadoo dekeddaha Berbera iyo Boosaasoo oo xudun u ah dhoofka xoolaha Soomaaliya ay tagan yihiin maraakiib door ah oo xoolo u diyaar ah inay qaadaan, waxaase baddi sayladaha waqooyiga, badhtamaha iyo koonfurta isku si saameyey xoolo yaraan ay dadku u aanaynayaan dhowr arrimood, hadaan ku hormarno dhinaca saylada Burco Aadan Jaamac Dhunkaal oo ka mid ah salaydlayda xoolaha Burco ayaa Radio Ergo u sheegay inay wakhtigaan dalab badan oo xoolaha ahi ka jiro halkaas, laakiin aysan jirin xoolo ka yimaadda dhinaca koonfureed sababo uu ku sheegay jidka oo dheer  iyo qiimaha xoollaha oo isku mid ka noqday meelkasta.

Waxayse Saylada Burco xooluhu saaka ka joogaan
Adhiga
Muunada 1aad 76
Muunada  2aad 74
Muunada 3aad 70
Geella waa kuwo hilib keliya waxayna ka joogaan saylada 700 ilaa 850 dollar, geella aaranka ah ee dhoofka ah wuxuu Berbera ku tegayaa 400 oo dollar.

Dhinaca goboladda dhexe ayaa iyaguna qiimaha xooluhu noqday mid aad u koreeya, iyadoo gebi ahaanba ay yartahay xoollaha imanaya sayladdaha, degmadda Guraceel oo ka tirsan gobolka Galgaduud ayaa Cumar Salaad oo ka mid ah ganacsatadda xoolaha sheegayaa in wakhtigaan xaaladdaha nololeed ee xoolo dhaqatadda gobolka wanaagsan tahay, ayna jiraan xilligii gu’gua oo wanaagsanaa iyo gargaar dheeraad ah oo dhinaca raashinka ah ayna keeneen hay’addaha gargaarka gaar ahaan ICRC iyo WFP, arrimahas oo soo nooleeyey duruufihii nolosha ee dadka, wuxuuna sheegay inay manta ay xooluhu ka joogaan Guraceel.

Adhiga
Muunada 1aad 70 dollar
Muunada 2aad 65 dollar
Muunada 3aad 60 dollar
Adhiga daabaxa ah ayaa isna ah 70 dollar
Geella qaliinku wuxuu  marayaa 500 ilaa 700 oo dollar
Awrta yare e dhoofka ah 350 ilaa 400 oo Dollar
Geella dhaqaalka ah ee qaalmaha ayaa iyaguna ah inta u dhaxaysa 700 ilaa 900 oo dollar,
Cumar Salaad ayaa sidoo kale sheegay inay xooluhu wakhtigaan joogaan xilli barwaaqo, duruufahooda caafimaadna wanaagsan tahay. Iyadoo ay jiraan gawaari door ah oo xoolaha u daad guraynaysa dhinaca dekedda Boosaaso.

Dhinaca Baardheere ayaa iyana xoolihii u hayaameen dhinaca koonfureed gaar ahaan dhulalka la yiraahedo waamo, kadib markii gobolkaas roobkii gu’gu ku yaraaday, waxayse qiimaha xooluhu saylada Baardheere ka joogaan siduu sheegay Aadan Axmed Xuseen

Adhiga
Muunada 1aad 75 Dollar
Muunada 2aad 70 Dollar
Lo’da ayaa iyana ah 400 oo dollar.
Geella qurbacda ah = 500 dollar
Geela dhaqaalka ah = 90 dollar

Mohamed Hassan

Previous Post

Baaqa hay`adaha samafalka: gurmad deg deg ah halala soo gaaro dhadhaab

Next Post

HAY`ADDA IMS IYO RAADIYO ERGO OO MAGAALADA GAROWE TABABAR UGU SOO XIRAY 25 WERIYE

Related Posts

Gaalkacyo: Nolol xumo ka dhalatay waalidiin xabsi ku mutaystay daymo lagu yeeshay
Barakacayaasha iyo Qaxootiga

Gaalkacyo: Nolol xumo ka dhalatay waalidiin xabsi ku mutaystay daymo lagu yeeshay

May 9, 2026
blank
Cunto-Yaraanta

Daad burburiyay gododka cusbada laga qodo oo saameeyay xoogsatada gobolka Afdheer

May 8, 2026
blank
Barakacayaasha iyo Qaxootiga

Nolol xumo ka dhalatay qaxootiga Dhadhaab oo laga jartay gunno gargaar oo la siin jiray

April 28, 2026
blank
Barakacayaasha iyo Qaxootiga

Qoysas nolol xumo ku wajahaya Baydhabo markii laga gubay beero iyo kayd raashin

April 24, 2026
Cadaado: Haween nolosha qoysaskooda ka maarayn jiray iibinta Khudaarta oo shaqo la’an noqday markii ay saameysay fatahaadda webiga shabeelle
Cunto-Yaraanta

Haweenka khudaarta ku iibiya Kismaayo oo wajahaya suuq xumo cuno yari biday

April 23, 2026
blank
Beeraha Iyo Xoolaha

Roob la’aan sababtay dhaqaale xumo iyo dayn la’aan nolol xumo biday reer miyiga Galgaduud

April 22, 2026
Next Post
HAY`ADDA IMS IYO RAADIYO ERGO OO MAGAALADA GAROWE TABABAR UGU SOO XIRAY 25 WERIYE

HAY`ADDA IMS IYO RAADIYO ERGO OO MAGAALADA GAROWE TABABAR UGU SOO XIRAY 25 WERIYE

FOLLOW US ON FACEBOOK

DAILY PROGRAMMES

IDAACADDA 12-MAY-2026

IDAACADDA 12-MAY-2026 by Radio Ergo

IDAACADDA 12-MAY-2026
Episode play icon
IDAACADDA 12-MAY-2026
May 13, 2026
Episode play icon
IDAACADDA 13-MAY-2026
May 13, 2026
Episode play icon
IDAACADDA 11-MAY-2026
May 11, 2026
Episode play icon
IDAACADDA 10-MAY-2026
May 10, 2026
Episode play icon
IDAACADDA 09-May-2026
May 9, 2026
Search Results placeholder
Radio Ergo Weekly Newsletter
We respect your privacy.
blank
blank
blank

© Copyright 2014 - 2024 Radio Ergo

No Result
View All Result
  • Hoy
  • Mowduucyo
    • Wararkii u Danbeeyay
    • Barakacayaasha iyo Qaxootiga
    • Masiibooyinka
    • Caafimaadka
    • Arrimaha Bulshada
    • Cunto-Yaraanta
    • Waxbarashada
    • Beeraha Iyo Xoolaha
  • Barnaamijyada
    • BARNAAMIJKA AYAXA
    • Barnaamijka Beeraha
    • Barnaamijka Dalandool
    • Barnaamijka Dhaqtarka Raadiyaha
    • Barnaamijka Gobaad – Haweenka
    • Madaddaallada Ergo
      • Waayo tegay xusuustood
      • Maxay kugu qaadatay?
      • Falanqeynta heesaha
      • Fanka iyo suugaanta
      • Hibada iyo hal abbuurka
      • Maad iyo maaweelo
  • Annaga
  • Nala Soor Xırıır
  • blankSomali

© Copyright 2014 - 2024 Radio Ergo