Radio Ergo - Somali Humanitarian News and Information
  • Hoy
  • Mowduucyo
    • Wararkii u Danbeeyay
    • Barakacayaasha iyo Qaxootiga
    • Masiibooyinka
    • Caafimaadka
    • Arrimaha Bulshada
    • Cunto-Yaraanta
    • Waxbarashada
    • Beeraha Iyo Xoolaha
  • Barnaamijyada
    • BARNAAMIJKA AYAXA
    • Barnaamijka Beeraha
    • Barnaamijka Dalandool
    • Barnaamijka Dhaqtarka Raadiyaha
    • Barnaamijka Gobaad – Haweenka
    • Madaddaallada Ergo
      • Waayo tegay xusuustood
      • Maxay kugu qaadatay?
      • Falanqeynta heesaha
      • Fanka iyo suugaanta
      • Hibada iyo hal abbuurka
      • Maad iyo maaweelo
  • Annaga
  • Nala Soor Xırıır
  • blankSomali
No Result
View All Result
Radio Ergo - Somali Humanitarian News and Information
  • Hoy
  • Mowduucyo
    • Wararkii u Danbeeyay
    • Barakacayaasha iyo Qaxootiga
    • Masiibooyinka
    • Caafimaadka
    • Arrimaha Bulshada
    • Cunto-Yaraanta
    • Waxbarashada
    • Beeraha Iyo Xoolaha
  • Barnaamijyada
    • BARNAAMIJKA AYAXA
    • Barnaamijka Beeraha
    • Barnaamijka Dalandool
    • Barnaamijka Dhaqtarka Raadiyaha
    • Barnaamijka Gobaad – Haweenka
    • Madaddaallada Ergo
      • Waayo tegay xusuustood
      • Maxay kugu qaadatay?
      • Falanqeynta heesaha
      • Fanka iyo suugaanta
      • Hibada iyo hal abbuurka
      • Maad iyo maaweelo
  • Annaga
  • Nala Soor Xırıır
  • blankSomali
No Result
View All Result
Radio Ergo - Somali Humanitarian News and Information
Home Barakacayaasha iyo Qaxootiga

Qm: Waxaa gargaar wali u baahan 2.5 milyan oo qof

admin by admin
July 17, 2012
in Barakacayaasha iyo Qaxootiga
0
Boob iyo gubid lagu hayo dukaamada soomaalidu ku leeyihiin koofur afrika
0
SHARES
Share on FacebookShare on Twitter

blankXiriiriyaha arrimaha gargaarka Qaramada Midoobey ee Soomaaliya Mr Mark Bowden ayaa shir- jaraa’id oo uu maanta ku qabtay hotelka Southern Sun ee magaalada Nairobi waxa uu kaga warbixiyay xaaladaha binaáadanimo ee wadanka ka jirta hal sanno kaddib macaluushii darnayd eek u dhufatay wadanka.

Xiriiriyaha  ayaa waxa uu sheegay in xaaladaha binaáadanimo ee Soomaaliya ay ka soo raynayaan sababo uu la xiriiray gargaar la gaarsiiyay dadkii u baahnaa, inkastoo uu sheegay in taasi loo marxalado adag si buu yiri  dadka u baahan loo gargaaro iyo wax xoogaa dalag ah oo dadka u soo go’ay horaantii sanadka.

Inkastoo ay jiraan wax xoogaa ka roonaansho ah haddana Mark Bowden ayaa waxa uu sheegay in taasi aan loo qaadan Karin in haddii macaluushii ay meesha ka baxday in tani macnaheedu yahay in dadku aysan xaalad adag ku jiran.

QM  ayaa ku waramaysa  in qiyaastii 2.5 Milyan oo qof in ay u baahanyihiin gargaar, iyadoo tiro 1.2 Milyan oo qof dheeraad ay dib ugu dhici karaan xaalad adag haddii aan gargaarka loo sii wadin.

Marxaladaha macaluusha iyo dhimashada ayaa waxaa Mark Bowden waxa uu tilmaamay in ay ka soo raynayaan balse Soomaaliya ay wali tahay mid kamid ah meelaha ugu daran caalamka.
Mar uu ka hadlayay, goobaha dhawaan ay la wareegeen ciidamada dawlada iyo kuwa AMISOM ayaa waxa uu yiri Mark Bowden.

“Waa Muhiim in aan sheego in QM iyo hayáddaha samafalka ay ka shaqaynayeen goobahaas si joogta ah, haddii la xoreeyay iyo haddii kaleba, waxaa xaqiiq ah in goobahaas aanu hadda u geli karno si ka badan sidii hore”.

QM waxa ay ka digtay in ka hor inta xaaladu aysan soo wanaagsanaan meelo kamid ah Soomaaliya, in ay sii xumaan karaan  gaar ahaan sababo la xiriira roobabkii xiliga Guga ee April iyo June la filayay in ay bilawdaan oo xili dambe da’ay.

Mark Bowden ayaa sheegay in deeq bixiyayaal cusub ay gacan ka gaysteen sidii loo yarayn lahaa xaaladaha binaadanimo ee Soomaaliya, isagoo ka magacaabay dawladaha Turkiga iyo wadamada Carabta.

Mar wax laga waydiiyay sida ay marxalada kala guurka ee Soomaaliya ay u saamayn karto arrimaha binaáadanimada ayaa waxaa uu sheegay in ay adagtahay in la saadaaliyo arrintaas, waxa uu tilmaamay in ay rajeynayaan wax wanaagsan, waxa uu tibaaxay in ay hayáddaha gargaarka isku dayayaan in ay hagaajiyaan xaalada binaáadanimo ee Muqdisho iyo gobolada kale ee dalka.

“Waxaan filayaa in Kala guur muhiim ah, uu yahay in dalku uu yeesho  dawlada sharci ah oo awood leh, Muqdisho iyo goobaha kaleba, si ay u fududeyso in dadka la gargaaro”.

Mark Bowden ayaa ugu dambeyntii sheegay in loo baahan in gargaarka loo sii wado Soomaaliya si buu yiri ay u soo dhamaystiraan shaqadii horay loo soo billaabay xiligii macaluusha wadabka lagaga dhawaaqay, waxaana uu u dalbay in 1.16 billion dollar oo loogu baahnaa in lagu gaaro Soomaaliya, balse oo kaliyah ay heleen kala bar kamid ah lacagtaas.

Dhinaca kale wakiilka hayáddaha QM ee qaxootiga Bruno Gedo oo isna saxaafada kula hadlau hoolka shirka ayaa waxa uu rajo wanaagsan ka muujiyay in tirada dadka gudaha wadanka ku barakacay ay hoos u dhacday, si lamid ahna waxaa iyana hoos u dhac uu ku yimid dadka qaxootiga ah ee gaaraya wadamada dariska ah, sida uu sheegay Mr Bruno Geddo.

Abaaraha geeeska Afrika ayaa noqday ku soo laalaabta, iyadoo Soomaaliyana ay u sii dheertahay colaadaha iyo hardanka dhinaca xukunka loogu jiro Soomaaliya.

Maxamed Gaarane

Previous Post

HAY`ADDA IMS IYO RAADIYO ERGO OO MAGAALADA GAROWE TABABAR UGU SOO XIRAY 25 WERIYE

Next Post

Dhibaatooyin ka jira tuulada Gidheeys oo ka tirsan Galgaduud

Related Posts

blank
Barakacayaasha iyo Qaxootiga

Qoysas laga gubay hantidooda oo Shabeellaha hoose ku wajahaya xaalad nolol xumo

April 17, 2026
Jubbada hoose: Qoysas xoolo la’aan noqday oo nolol xumo ku wajahaya xeryo ay galeen
Barakacayaasha iyo Qaxootiga

Jubbada hoose: Qoysas xoolo la’aan noqday oo nolol xumo ku wajahaya xeryo ay galeen

April 13, 2026
blank
Barakacayaasha iyo Qaxootiga

Danyar xamili waayay kirada guryaha oo xero ku taalla Hargaysa ku wajahaya nolo xumo

April 10, 2026
blank
Barakacayaasha iyo Qaxootiga

Dad ka barakacay colaadda Baydhabo oo dhibaato cunno xumo iyo hoy la’aan wajahaya

April 8, 2026
blank
Barakacayaasha iyo Qaxootiga

Nolol xumo ka dhalatay biyo yari ku haysa Muqdisho in ka badan 12,000 oo qoys

April 6, 2026
blank
Barakacayaasha iyo Qaxootiga

Qoysas ku xarooday xeryaha Baardheere oo la il-daran nolol xumo ka dhalatay dhaqaale la’aan

March 27, 2026
Next Post
Dhibaatooyin ka jira tuulada Gidheeys oo ka tirsan Galgaduud

Dhibaatooyin ka jira tuulada Gidheeys oo ka tirsan Galgaduud

FOLLOW US ON FACEBOOK

DAILY PROGRAMMES

IDAACADDA 18-APR-2026

IDAACADDA 18-APR-2026 by Radio Ergo

IDAACADDA 18-APR-2026
Episode play icon
IDAACADDA 18-APR-2026
April 18, 2026
Episode play icon
IDAACADDA 17-APR-2026
April 17, 2026
Episode play icon
IDAACADDA 16-APR-2026
April 16, 2026
Episode play icon
IDAACADDA 15-APR-2026
April 15, 2026
Episode play icon
IDAACADDA 14-APR-2026
April 14, 2026
Search Results placeholder
Radio Ergo Weekly Newsletter
We respect your privacy.
blank
blank
blank

© Copyright 2014 - 2024 Radio Ergo

No Result
View All Result
  • Hoy
  • Mowduucyo
    • Wararkii u Danbeeyay
    • Barakacayaasha iyo Qaxootiga
    • Masiibooyinka
    • Caafimaadka
    • Arrimaha Bulshada
    • Cunto-Yaraanta
    • Waxbarashada
    • Beeraha Iyo Xoolaha
  • Barnaamijyada
    • BARNAAMIJKA AYAXA
    • Barnaamijka Beeraha
    • Barnaamijka Dalandool
    • Barnaamijka Dhaqtarka Raadiyaha
    • Barnaamijka Gobaad – Haweenka
    • Madaddaallada Ergo
      • Waayo tegay xusuustood
      • Maxay kugu qaadatay?
      • Falanqeynta heesaha
      • Fanka iyo suugaanta
      • Hibada iyo hal abbuurka
      • Maad iyo maaweelo
  • Annaga
  • Nala Soor Xırıır
  • blankSomali

© Copyright 2014 - 2024 Radio Ergo