Radio Ergo - Somali Humanitarian News and Information
  • Hoy
  • Mowduucyo
    • Wararkii u Danbeeyay
    • Barakacayaasha iyo Qaxootiga
    • Masiibooyinka
    • Caafimaadka
    • Arrimaha Bulshada
    • Cunto-Yaraanta
    • Waxbarashada
    • Beeraha Iyo Xoolaha
  • Barnaamijyada
    • BARNAAMIJKA AYAXA
    • Barnaamijka Beeraha
    • Barnaamijka Dalandool
    • Barnaamijka Dhaqtarka Raadiyaha
    • Barnaamijka Gobaad – Haweenka
    • Madaddaallada Ergo
      • Waayo tegay xusuustood
      • Maxay kugu qaadatay?
      • Falanqeynta heesaha
      • Fanka iyo suugaanta
      • Hibada iyo hal abbuurka
      • Maad iyo maaweelo
  • Annaga
  • Nala Soor Xırıır
  • blankSomali
No Result
View All Result
Radio Ergo - Somali Humanitarian News and Information
  • Hoy
  • Mowduucyo
    • Wararkii u Danbeeyay
    • Barakacayaasha iyo Qaxootiga
    • Masiibooyinka
    • Caafimaadka
    • Arrimaha Bulshada
    • Cunto-Yaraanta
    • Waxbarashada
    • Beeraha Iyo Xoolaha
  • Barnaamijyada
    • BARNAAMIJKA AYAXA
    • Barnaamijka Beeraha
    • Barnaamijka Dalandool
    • Barnaamijka Dhaqtarka Raadiyaha
    • Barnaamijka Gobaad – Haweenka
    • Madaddaallada Ergo
      • Waayo tegay xusuustood
      • Maxay kugu qaadatay?
      • Falanqeynta heesaha
      • Fanka iyo suugaanta
      • Hibada iyo hal abbuurka
      • Maad iyo maaweelo
  • Annaga
  • Nala Soor Xırıır
  • blankSomali
No Result
View All Result
Radio Ergo - Somali Humanitarian News and Information
Home Barakacayaasha iyo Qaxootiga

Barakacaasha ku sugan degmada hodan oo dhibaatooyin haystaan

admin by admin
July 6, 2012
in Barakacayaasha iyo Qaxootiga
0
Barakacaasha ku sugan degmada hodan oo dhibaatooyin haystaan
0
SHARES
Share on FacebookShare on Twitter

blankDegmada Hodan oo kamid ahayd degmooyinka sida daran ugu burburay dagaaladii afartii sano ee lasoo dhaafay kadhacayay magaalada Muqdisho ayaa tan iyo sanadkii hore waxa ay hoy u noqotay kumanaan ruux oo ah barakacayaal, kuwaasi oo buushash ka dhaxdhistay qolfoofyada daarihii dirarta ku dumay.

Barakacayaasha degmadaasi ku sugan waxa haatan haysta mushkilado isbiirsaday oo isgu jiray caafimaad daro, aasaaskii nolosha oo aanay haysan iyo baco ay uga gabaadaan kulka qoraxda iyo dhibacda roobka oo aan waayahaan helin.

Axmed Cabdi Dhabaney oo ah gudoomiyaha degmada Hodan ee dowlada kumeelgaarka ayaa Radio Ergo u xaqiijiyey in todobaadkan gudihii ilaa todobo carruur u badan ay xaalado kala gedisan xeryahaasi ugu dhinteen.

Qaar kamid ah dad barakacayaasha oo aan ku booqday xeryohooda ayaa waxa ay u badnaayeen qaar kasoo barakacay ceelsha biyaha, waxaana aan wax ka weydiiyey mushkiladaha ugu adag ee hada haysta waxa ay yihiin

Gudoomiyaha degmadda Hodan ayaa ugu baaqay Soomaalida iyo heyadaha gargaarka in ay degdeg dadkaasi gurmad kala duwan ula soo gaaraan

Degmada Hodan waxa horay uga dhacay dhacdooyin kala duwan oo dhibaato ay kasoo gaartay barakacayaal iyo dad rayid ah kadib markii iska hor imaadyo ay dhaceen xili lagu guda jiray gargaar bixin hadaba arintaasi wax ma u  dhimi kartaa sidii dadkaasi gargaar loo gaarsiin lahaa gudooyiha degmada hodan ayaa markale kahadlaya

Heyadaha gargaarka ee qaramada midoobay qaarkood waxay todobaadyadii ugu danbeeyay soo saareen digniino ku saabsan in abaarihii dhacay sanadkii hore ay dib u soo labakacleynkaraan, barakacayaashii horey uga soo cararay abaartii sanadkii tegey ayaa quud daraynaya inay dib ugu laabtaan goobahoodii intay ku saxiiri lahaayeen guddaha Muqdisho.

Yusuf Keynaan/MH

Previous Post

Hubka yar yar oo dhibaato ku haya ammaanka kenya

Next Post

HAWEENKA OO DANBIIL KU ADEEGANAYA MUQDISHO 20 SANO KA DIB

Related Posts

Shabeellaha dhexe: Qoysas ka baxay nolosha barakaca markii la siiyay dhaqaale iyo tababar
Barakacayaasha iyo Qaxootiga

Shabeellaha dhexe: Qoysas ka baxay nolosha barakaca markii la siiyay dhaqaale iyo tababar

May 15, 2026
Gaalkacyo: Nolol xumo ka dhalatay waalidiin xabsi ku mutaystay daymo lagu yeeshay
Barakacayaasha iyo Qaxootiga

Gaalkacyo: Nolol xumo ka dhalatay waalidiin xabsi ku mutaystay daymo lagu yeeshay

May 9, 2026
blank
Barakacayaasha iyo Qaxootiga

Haween shaqooyin adag ka qabta Muqdisho oo maareeyay nolosha qoysaskooda

May 6, 2026
blank
Barakacayaasha iyo Qaxootiga

Nolol xumo ka dhalatay qaxootiga Dhadhaab oo laga jartay gunno gargaar oo la siin jiray

April 28, 2026
blank
Barakacayaasha iyo Qaxootiga

Qoysas nolol xumo ku wajahaya Baydhabo markii laga gubay beero iyo kayd raashin

April 24, 2026
blank
Barakacayaasha iyo Qaxootiga

Qoysas laga gubay hantidooda oo Shabeellaha hoose ku wajahaya xaalad nolol xumo

April 17, 2026
Next Post
HAWEENKA OO DANBIIL KU ADEEGANAYA MUQDISHO 20 SANO KA DIB

HAWEENKA OO DANBIIL KU ADEEGANAYA MUQDISHO 20 SANO KA DIB

FOLLOW US ON FACEBOOK

DAILY PROGRAMMES

IDAACADDA 15-MAY-2026

IDAACADDA 15-MAY-2026 by Radio Ergo

IDAACADDA 15-MAY-2026
Episode play icon
IDAACADDA 15-MAY-2026
May 15, 2026
Episode play icon
IDAACADDA 14-MAY-2025
May 14, 2026
Episode play icon
IDAACADDA 12-MAY-2026
May 13, 2026
Episode play icon
IDAACADDA 13-MAY-2026
May 13, 2026
Episode play icon
IDAACADDA 11-MAY-2026
May 11, 2026
Search Results placeholder
Radio Ergo Weekly Newsletter
We respect your privacy.
blank
blank
blank

© Copyright 2014 - 2024 Radio Ergo

No Result
View All Result
  • Hoy
  • Mowduucyo
    • Wararkii u Danbeeyay
    • Barakacayaasha iyo Qaxootiga
    • Masiibooyinka
    • Caafimaadka
    • Arrimaha Bulshada
    • Cunto-Yaraanta
    • Waxbarashada
    • Beeraha Iyo Xoolaha
  • Barnaamijyada
    • BARNAAMIJKA AYAXA
    • Barnaamijka Beeraha
    • Barnaamijka Dalandool
    • Barnaamijka Dhaqtarka Raadiyaha
    • Barnaamijka Gobaad – Haweenka
    • Madaddaallada Ergo
      • Waayo tegay xusuustood
      • Maxay kugu qaadatay?
      • Falanqeynta heesaha
      • Fanka iyo suugaanta
      • Hibada iyo hal abbuurka
      • Maad iyo maaweelo
  • Annaga
  • Nala Soor Xırıır
  • blankSomali

© Copyright 2014 - 2024 Radio Ergo