Radio Ergo - Somali Humanitarian News and Information
  • Hoy
  • Mowduucyo
    • Wararkii u Danbeeyay
    • Barakacayaasha iyo Qaxootiga
    • Masiibooyinka
    • Caafimaadka
    • Arrimaha Bulshada
    • Cunto-Yaraanta
    • Waxbarashada
    • Beeraha Iyo Xoolaha
  • Barnaamijyada
    • BARNAAMIJKA AYAXA
    • Barnaamijka Beeraha
    • Barnaamijka Dalandool
    • Barnaamijka Dhaqtarka Raadiyaha
    • Barnaamijka Gobaad – Haweenka
    • Madaddaallada Ergo
      • Waayo tegay xusuustood
      • Maxay kugu qaadatay?
      • Falanqeynta heesaha
      • Fanka iyo suugaanta
      • Hibada iyo hal abbuurka
      • Maad iyo maaweelo
  • Annaga
  • Nala Soor Xırıır
  • blankSomali
No Result
View All Result
Radio Ergo - Somali Humanitarian News and Information
  • Hoy
  • Mowduucyo
    • Wararkii u Danbeeyay
    • Barakacayaasha iyo Qaxootiga
    • Masiibooyinka
    • Caafimaadka
    • Arrimaha Bulshada
    • Cunto-Yaraanta
    • Waxbarashada
    • Beeraha Iyo Xoolaha
  • Barnaamijyada
    • BARNAAMIJKA AYAXA
    • Barnaamijka Beeraha
    • Barnaamijka Dalandool
    • Barnaamijka Dhaqtarka Raadiyaha
    • Barnaamijka Gobaad – Haweenka
    • Madaddaallada Ergo
      • Waayo tegay xusuustood
      • Maxay kugu qaadatay?
      • Falanqeynta heesaha
      • Fanka iyo suugaanta
      • Hibada iyo hal abbuurka
      • Maad iyo maaweelo
  • Annaga
  • Nala Soor Xırıır
  • blankSomali
No Result
View All Result
Radio Ergo - Somali Humanitarian News and Information
Home Arrimaha Bulshada

HAWEENKA OO DANBIIL KU ADEEGANAYA MUQDISHO 20 SANO KA DIB

Hemed Abdiaziz by Hemed Abdiaziz
July 9, 2012
in Arrimaha Bulshada
0
HAWEENKA OO DANBIIL KU ADEEGANAYA MUQDISHO 20 SANO KA DIB
0
SHARES
Share on FacebookShare on Twitter

blankIn ka badan 20 sano oo ay colaad ehel u ahayd magaalada Muqdisho ayaa xiligani waxaa laga daraamayaa saan saan daganaansho nabadeed, iyadoo xiligaani aysan magaalada ka jirin madaafiicdii cus cuslaa ee ay dhinacyadu isweydaarsanayeen, waxaa soo noqotay  rajadii nololeed ee  ay qabeen qoysaska Soomaaliyeed gaar ahaan haweenka oo inta badan ay saamaysay dhibaatooyinkii laga dhaxlay dagaaladii  dalka ka dhacay.

Sidaas dartee ayaa qaar kamid ah haweenka danyarta ah oo kudhaqan magalada Muqdisho ay niyadsami ka muujiyeen degananashaha xiligan jira.

Farhio Ahmed waxa ay ka mid tahay qoysaska ku nagaaday guryahooda  oo ay u saamixi waysay danta in ay ka qaxaan dagaaladii ka socday xaafado ka mid ah magaalada  iyadoo ka hadlaysa saamayntii ay nolosheeda ku yeelatay colaada dalka ka jirtay, ayaa sheegtay in xiligani ay dareemayaan rajo nololeed waxeyna xustay in hada noloshooda ay soo noqotay, dib u dhisna lagu sameeyay guryihii ku yaalay xaafadahooda .

Dhanka kale hoyo Farxiyo oo ka waramaysa sida noloshooda ay tahay xilgan, ayaa sheegtay in xaafada ay ku haysato dukaan yar oo ay ka hesho nolosha ilmaheeda hadana ay dareemaysin wax xoogaa ay nolosha soo noqonayso, iyadoo awal horay aysan suurto gal ahayn inay dukaan xafad dhexdeed ka furato duruufihii amaan ee jiray oo liitay.

Deganaanshaha Muqdisho ayaa qoysas badan waxay ku dhiiri galisay in ay dibu dayactirtaan guryahooda oo ay barakac uga maqnaayeen sanooyin badan, hooyadan oo lagu magacaabo Xaawo kiin ayaa gurigeeda ka maqnayd mudo ay iigu sheegtay ku dhawaad 6 sano, waxey sheegtay in ay rajadeeda nololeed ay tahay mid aad u sarayso, qoyskeedana ay go’aan sadeen in ay dayactir ku sameeyaan gurigooda oo ay madaafiicda ka burburisay, waxey kaloo sheegtay hooydan iney ku faraxsantahay dariskii ay mudo kala maqnaayeen oo qaarkood ay dib isagu soo laabteen.

Dagaalada ka socday magaalada muqdisho ayaa sidoo kale waxa ay saamayn xogan ku yeesheen  nolosha haweenka xoogooda ku shaqeysto gaar ahaan kuwa xaafadaha dharka ka dhaqa, kuwaasoo xiligaankuu sheegaya in rajo fiican oo dhinaca daganaashaha ah ay dareemayaan noloshoodana ay xilgaani wax iska badaleen,, Mumino Jibriil waa hooyo caruurteeda ku korsata waxa ay ka soo shaqeysato dhaqista dharka  iyadoo is barbardhigaysa noloshii hore ee xiligii colaada iyo hada oo la dareemayo xoogaa daganaansho ayaa waxa ay tiri, “ horey nolosheena aad bay u adkeyd  waxaan ahay qof xoogeeda ku shaqeysato oo xaafadaha dharka ka soo dhaqo horey dadkii waaba qaxeen cid wax loo qabanaayo malahayn campkana waxba kama heli jirin, laakiin hada dadkii guryahoodey dib ugu soo laabteen hadaan xaafadaha galo waxba ma soo weynaayo rajo nololeed aan dareemooynaa Alxamdulillaah”.

Dhibaatooynka dagaalada ee dalka ka jira ayaa guud ahaanba waxa uu saameyn xoog leh ku yeeshay nolosha qoysaska danyarta ah waxeyna dadku kaaga sheekaynayaan waqtiyada colaada sida nolosha ay u adagtay iyadoo ay adagtay helista nolol maalmeedka caruurta oo dugsiyada waxbarasho waaya, taasoo ay ka sii darantahayba qal qal iyo murgo amaan daro oo uu qofka joogto u noqota taasoo ugu dambeyntiina sababta caafimaad daro.
Sacdiyo Maxamed/MH

Previous Post

Barakacaasha ku sugan degmada hodan oo dhibaatooyin haystaan

Next Post

HAY`ADDA IMS IYO RAADIYO ERGO OO TABABAR UGU QABTAY 25 WERIYE MAGAALADA GAROWE

Related Posts

blank
Arrimaha Bulshada

Dhallinyaro dib ula midoobay qoysaskooda markii laga bixiyay daymo ay u xirnaayeen

January 6, 2026
Nolol xumo ka dhalatay isticmaalka maandooriye oo ku batay Dhadhaab
Arrimaha Bulshada

Nolol xumo ka dhalatay isticmaalka maandooriye oo ku batay Dhadhaab

June 12, 2025
Galgaduud: Geel dhaqashada casriga ah oo fursad dhaqaale u abuurtay rag ku baraarugay
Arrimaha Bulshada

Galgaduud: Geel dhaqashada casriga ah oo fursad dhaqaale u abuurtay rag ku baraarugay

May 15, 2025
Sanaag: Danyar la baray Xirfado u horseeday in ka soo kabtaan xaalad nolol xumo
Arrimaha Bulshada

Sanaag: Danyar la baray Xirfado u horseeday in ka soo kabtaan xaalad nolol xumo

April 2, 2025
Baydhabo: Shaqo nadaafad oo fursad soo kabasho u noqotay qoysas danyar
Arrimaha Bulshada

Baydhabo: Shaqo nadaafad oo fursad soo kabasho u noqotay qoysas danyar

April 1, 2025
Galmudug: Macalimiin ka saaray qoysaskooda nolol xumo markii ay heleen fursad shaqo
Arrimaha Bulshada

Galmudug: Macalimiin ka saaray qoysaskooda nolol xumo markii ay heleen fursad shaqo

March 20, 2025
Next Post
HAY`ADDA IMS IYO RAADIYO ERGO OO TABABAR UGU QABTAY 25 WERIYE MAGAALADA GAROWE

HAY`ADDA IMS IYO RAADIYO ERGO OO TABABAR UGU QABTAY 25 WERIYE MAGAALADA GAROWE

FOLLOW US ON FACEBOOK

DAILY PROGRAMMES

IDAACADDA 18-APR-2026

IDAACADDA 18-APR-2026 by Radio Ergo

IDAACADDA 18-APR-2026
Episode play icon
IDAACADDA 18-APR-2026
April 18, 2026
Episode play icon
IDAACADDA 17-APR-2026
April 17, 2026
Episode play icon
IDAACADDA 16-APR-2026
April 16, 2026
Episode play icon
IDAACADDA 15-APR-2026
April 15, 2026
Episode play icon
IDAACADDA 14-APR-2026
April 14, 2026
Search Results placeholder
Radio Ergo Weekly Newsletter
We respect your privacy.
blank
blank
blank

© Copyright 2014 - 2024 Radio Ergo

No Result
View All Result
  • Hoy
  • Mowduucyo
    • Wararkii u Danbeeyay
    • Barakacayaasha iyo Qaxootiga
    • Masiibooyinka
    • Caafimaadka
    • Arrimaha Bulshada
    • Cunto-Yaraanta
    • Waxbarashada
    • Beeraha Iyo Xoolaha
  • Barnaamijyada
    • BARNAAMIJKA AYAXA
    • Barnaamijka Beeraha
    • Barnaamijka Dalandool
    • Barnaamijka Dhaqtarka Raadiyaha
    • Barnaamijka Gobaad – Haweenka
    • Madaddaallada Ergo
      • Waayo tegay xusuustood
      • Maxay kugu qaadatay?
      • Falanqeynta heesaha
      • Fanka iyo suugaanta
      • Hibada iyo hal abbuurka
      • Maad iyo maaweelo
  • Annaga
  • Nala Soor Xırıır
  • blankSomali

© Copyright 2014 - 2024 Radio Ergo