Cabsi iyo welwel ayaa soo foodsaaray mar kale Soomaalida ku nool wadanka Kenya gaar ahaan magaalooyinka waaweyne ee Nairobi, Mombasa...
Madaxa xarumaha caafimaad ee lagu daweeyo dadka dhimirka la,a ee Xabeeb (Habeb public mental Hospital) Dr,C/raxmaan Cali Cawaale Xabeeb ayaa...
Xoolaha nool oo lafdhabar u ah ganacsiga soomaalida ayaa waxaa todobaadkan si dar leh meelo badan oo Soomaaliya ah uga...
Howlihii dhaq dhaqaaqa ganacsiga iyo adeegyadii guud ee arrimaha bulshada ee deegaanka Qooqaani ee gobbalka jubbada hoose ayaa hakad galay,ayadoona...
Wareysi xiise badan oo dhinacyo badan taabanaya waxaa Ambassador Yusuf Baribari la yeeshay Maxamad Gaarane oo ERGO ka tirsan, waxaana...
Sicirka cuntada quutul daruuriga ah iyo shidaalka ayaa ka qaaliyoobay meelo badan oo dunida ka mid ah, taasina waxay saameyn...
Tababar looga hadlayey tebinta wararka ku saabasan arimaha bani aadannimo ayaa lagu soo geba-gebayey magaalada Hargaysa, tababarkaan ayaa waxa ka...
Saacadda ayaa ku beegnayd 12-kii duhurnimo markii aan soo gaarnay Magaalada Hargaysa, isbadello dhinaca dhismaha la xiriira iyo baaritaanda dadka...
Magaalada Muqdisho waxaa haatan ku sugan kumanaan qoysas ah kuwaasoo ay degaandoodii ka soo sal kiciyeen abaaraha iyo macluusha daran...
Maxay tahay duruufahay qabaan haweenku si ay u daboolaan nolol maalmeedka qoyska iyo hawsha guriga, warbixintaan soo socota ayaan ku...
IDAACADDA-22-JAN-2026 by Radio Ergo



© Copyright 2014 - 2024 Radio Ergo
© Copyright 2014 - 2024 Radio Ergo