Radio Ergo - Somali Humanitarian News and Information
  • Hoy
  • Mowduucyo
    • Wararkii u Danbeeyay
    • Barakacayaasha iyo Qaxootiga
    • Masiibooyinka
    • Caafimaadka
    • Arrimaha Bulshada
    • Cunto-Yaraanta
    • Waxbarashada
    • Beeraha Iyo Xoolaha
  • Barnaamijyada
    • BARNAAMIJKA AYAXA
    • Barnaamijka Beeraha
    • Barnaamijka Dalandool
    • Barnaamijka Dhaqtarka Raadiyaha
    • Barnaamijka Gobaad – Haweenka
    • Madaddaallada Ergo
      • Waayo tegay xusuustood
      • Maxay kugu qaadatay?
      • Falanqeynta heesaha
      • Fanka iyo suugaanta
      • Hibada iyo hal abbuurka
      • Maad iyo maaweelo
  • Annaga
  • Nala Soor Xırıır
  • blankSomali
No Result
View All Result
Radio Ergo - Somali Humanitarian News and Information
  • Hoy
  • Mowduucyo
    • Wararkii u Danbeeyay
    • Barakacayaasha iyo Qaxootiga
    • Masiibooyinka
    • Caafimaadka
    • Arrimaha Bulshada
    • Cunto-Yaraanta
    • Waxbarashada
    • Beeraha Iyo Xoolaha
  • Barnaamijyada
    • BARNAAMIJKA AYAXA
    • Barnaamijka Beeraha
    • Barnaamijka Dalandool
    • Barnaamijka Dhaqtarka Raadiyaha
    • Barnaamijka Gobaad – Haweenka
    • Madaddaallada Ergo
      • Waayo tegay xusuustood
      • Maxay kugu qaadatay?
      • Falanqeynta heesaha
      • Fanka iyo suugaanta
      • Hibada iyo hal abbuurka
      • Maad iyo maaweelo
  • Annaga
  • Nala Soor Xırıır
  • blankSomali
No Result
View All Result
Radio Ergo - Somali Humanitarian News and Information
Home Arrimaha Bulshada

AMB:YUUSUF MAXAMAD ISMAACIIL (BARIBARI) OO KA HADLAY QORSHE CUSUB OO WAX LOOGA QABANAYO ABAARAHA

Hemed Abdiaziz by Hemed Abdiaziz
October 10, 2011
in Arrimaha Bulshada
0
AMB:YUUSUF MAXAMAD ISMAACIIL (BARIBARI) OO KA HADLAY QORSHE CUSUB OO WAX LOOGA QABANAYO ABAARAHA

OLYMPUS DIGITAL CAMERA

0
SHARES
Share on FacebookShare on Twitter

blank

Wareysi xiise badan oo dhinacyo badan taabanaya waxaa Ambassador Yusuf Baribari la yeeshay Maxamad Gaarane oo ERGO ka tirsan, waxaana ugu horeyn waydiiyay waxyaabihii lagu soo qaaday shirkii dhawaan ka dhacay magaalada Geneva?

Jawaab: – Xarunta qaramada midoobay ee magaalada Gineva waxaa ka dhacay shirar badan ,waxaana aan u kala qaadi karnaa 2qeybood mid waxa uu ku saabsanaa,xuquuqul insaanka kan kalana waxa uu ku saabsanaa arrimaha Gargaarka bini,aadanimo.,shirarka xuququl insaanka 21 septembar waxaa dhacay shir mihiim ah  kaasoo ku aadanaa dib u eeegida jawaabaha Dkmg soomaaliya ka bixisay 150kii talooyin ee loo soo jeediyay bishii may ee sanadkaan.72 dowladood oo ka hadlay shirkaasi ayaa ku taliyay in dkmg soomaaliya iyo maamulada jira gacan laga siiyo,arrimaha xuquuqdaa aadamaha,150kaasi talooyin ayaa dowlladdu waxa ay go,aansatay in ay aqbasho 150 kaas iyo shan talooyin oo runtii ay dowladdu dhuuxday ayaay dawladdu go,aansatay in 151 kamid ah talooyinkaasi inay qaadato 4 kamid ahna ay aqbasho si Principle ahaan ah  maadaama durufaha hadda dalka ka jira uusan saamaxayn in la dhaqan galiyo, alxamdulillaah 21septembar golaha xuququl insaanku wuxuu  isku raacay ansixiyaynadhammaan jawaabihii ay dawladda soomaaliyee u soo gudbisay golaha.

Su’aal: -Mudane Ambassador talooyinkaas loo jeediyay soomaaliya maxaa ugu mihiimsanaa?

Jawaab- Waxaa loo qeybin karaa  34 talooyin oo 7 kamid ah ay quseeyaan xukunka dilka ah, 34 talooyina talooyinka la isku yiraahdo xaqa loo leeyahay nolosha ,17 talooyinna waxa ay ahaayeen in dawladdu ansixiso heshiisyada caalamiga ah ee jira ee ku saabsan xuququl insaanka, 14 talooyinna waxay ku wajahnaayeen garsoorka, 10 talooyinnna waxay ku wajahnaayeen xorriyatul qowlka iyo talooyin kale.

Su’aal: -Maxaa laga yiri arrimaha gargaarka?

Jawaab- Dal 20sano iyo ka badan sidee buu dal  emergency ugu jiri karaa taas  waxaa weye midaan hor dhigay shirka dalalkoo dhamina igu taageereen,dalalka aan deriska nahay xitaa abaar baa ka jirta ,lakin sidey  shacabkeena  abaarta ugu baa,ba,ayaan uguna dhintaan kuwa wadamada deriska ah.

Su’aal: -Ambassador Bari bari waxaa nagu maqaalo ah in qorshe uu ku dhawaaqay raiisal wasaare C/wali aad ka jeedisay madasha shirka, muxuu ahaa qorshahaasi?

Jawaab-Raiisal wasaaraha waxa uu  ahaa  qorshihiisu in dalka ceelal laga qodo si dadkeenu uga baxaan baahida ay u qabaan biyaha, ,dadkeena ma waxaan mar waliba ku hallayneynaa in loo soo gurmado oo raashin loo keeno waa maya ,ka hor tagga ayaa ka wanaagsan kadaba taga ,qorshaha raiisal wasaarahu waa mid taariikhi ah oo ku wajahan hirgalinta ceelal biyoodyo  in looga  qodo dalka.marka qorshahaasina si weyn ayuu u soo dhaweeyay goluhu,qorshaha noogu wanaagsanna waa in dalkeena laga qodo ceelal biyoodyo,

Su’aal:-Majirtaa dalal aad arrintaasi kala hadasheen?

Jawaab: -Aad iyo aad dalal badan ayaay soo dhaweeyay qorshahaasi balanqaadyana noo sameeyay maxaa yeelay dadka soomaaliyeed ee walaalaha ah dagaalada ka dhex dhaca badanaa dhexdooda waxaa aabbo u ah ceelal biyoodyada,marka waxaan soo jeedinay in nalaga taageero oo dalka la keeno qubaro ka shaqaysa hirgalinta ceelal biyoodyo ,dhisida dugsiyo ardaydu wax ku bartaan,in ay cusbitaalada hagaajiyaan ,in kanaalada ay nadiifiyaan oo ay furan,aad ayaayna mihiim noogu tahay soomaali dagaal waa ka daashay awood ciidan xal laguma keeni karo. Waa nin shacabku ay helaan,biyo waxbarasho,caafimaad.waxaan ka codsanaynaa ciidamada hadda dalak jooga in ay noo keenaan ciidamada ka shaqeeya milatery ingineering course,oo  ka shaqeeya horumarka.raiisal wasaaruhuna arrintaasi aad ayuu uga  shaqaynaya sidii loo keeni lahaa qubaradaasi.ururka iskaashiga dalalka islaamka waxay ku dhawaaqeen in soomaaliya oo dhan ay ka qodayaan 270 ceel,270 ceelna soomaaliya oo dhan kuma filna ee waa bilaw.

Wareysigaas oo dheer oo maqal ah waxaad ku dhageysan doontaan idaacadaheenna dambe hadduu eebbe Idmo

Previous Post

SARE U KACA SARRIFKA DOOLLARKA MAREYKANKA OO SAAMEYN KU YEESHAY NOLOSHA DADKA KU NOOL XAAFADDA EASTLEIGH

Next Post

Waa sidee xaaladaha dhabta ah ee xaafadahii dagaladdu ka dhaceen ee Muqdisho

Related Posts

blank
Arrimaha Bulshada

Dhallinyaro dib ula midoobay qoysaskooda markii laga bixiyay daymo ay u xirnaayeen

January 6, 2026
Nolol xumo ka dhalatay isticmaalka maandooriye oo ku batay Dhadhaab
Arrimaha Bulshada

Nolol xumo ka dhalatay isticmaalka maandooriye oo ku batay Dhadhaab

June 12, 2025
Galgaduud: Geel dhaqashada casriga ah oo fursad dhaqaale u abuurtay rag ku baraarugay
Arrimaha Bulshada

Galgaduud: Geel dhaqashada casriga ah oo fursad dhaqaale u abuurtay rag ku baraarugay

May 15, 2025
Sanaag: Danyar la baray Xirfado u horseeday in ka soo kabtaan xaalad nolol xumo
Arrimaha Bulshada

Sanaag: Danyar la baray Xirfado u horseeday in ka soo kabtaan xaalad nolol xumo

April 2, 2025
Baydhabo: Shaqo nadaafad oo fursad soo kabasho u noqotay qoysas danyar
Arrimaha Bulshada

Baydhabo: Shaqo nadaafad oo fursad soo kabasho u noqotay qoysas danyar

April 1, 2025
Galmudug: Macalimiin ka saaray qoysaskooda nolol xumo markii ay heleen fursad shaqo
Arrimaha Bulshada

Galmudug: Macalimiin ka saaray qoysaskooda nolol xumo markii ay heleen fursad shaqo

March 20, 2025
Next Post
Waa sidee xaaladaha dhabta ah ee xaafadahii dagaladdu ka dhaceen ee Muqdisho

Waa sidee xaaladaha dhabta ah ee xaafadahii dagaladdu ka dhaceen ee Muqdisho

FOLLOW US ON FACEBOOK

DAILY PROGRAMMES

IDAACADDA 20-JAN-2026

IDAACADDA 20-JAN-2026 by Radio Ergo

IDAACADDA 20-JAN-2026
Episode play icon
IDAACADDA 20-JAN-2026
January 20, 2026
Episode play icon
IDAACADDA 19-JAN-2026
January 19, 2026
Episode play icon
IDAACADDA 17-JAN-2026
January 17, 2026
Episode play icon
IDAACADDA 16-JAN-2026
January 16, 2026
Episode play icon
IDAACADDA 15-JAN-2026
January 15, 2026
Search Results placeholder
Radio Ergo Weekly Newsletter
We respect your privacy.
blank
blank
blank

© Copyright 2014 - 2024 Radio Ergo

No Result
View All Result
  • Hoy
  • Mowduucyo
    • Wararkii u Danbeeyay
    • Barakacayaasha iyo Qaxootiga
    • Masiibooyinka
    • Caafimaadka
    • Arrimaha Bulshada
    • Cunto-Yaraanta
    • Waxbarashada
    • Beeraha Iyo Xoolaha
  • Barnaamijyada
    • BARNAAMIJKA AYAXA
    • Barnaamijka Beeraha
    • Barnaamijka Dalandool
    • Barnaamijka Dhaqtarka Raadiyaha
    • Barnaamijka Gobaad – Haweenka
    • Madaddaallada Ergo
      • Waayo tegay xusuustood
      • Maxay kugu qaadatay?
      • Falanqeynta heesaha
      • Fanka iyo suugaanta
      • Hibada iyo hal abbuurka
      • Maad iyo maaweelo
  • Annaga
  • Nala Soor Xırıır
  • blankSomali

© Copyright 2014 - 2024 Radio Ergo