Radio Ergo - Somali Humanitarian News and Information
  • Hoy
  • Mowduucyo
    • Wararkii u Danbeeyay
    • Barakacayaasha iyo Qaxootiga
    • Masiibooyinka
    • Caafimaadka
    • Arrimaha Bulshada
    • Cunto-Yaraanta
    • Waxbarashada
    • Beeraha Iyo Xoolaha
  • Barnaamijyada
    • BARNAAMIJKA AYAXA
    • Barnaamijka Beeraha
    • Barnaamijka Dalandool
    • Barnaamijka Dhaqtarka Raadiyaha
    • Barnaamijka Gobaad – Haweenka
    • Madaddaallada Ergo
      • Waayo tegay xusuustood
      • Maxay kugu qaadatay?
      • Falanqeynta heesaha
      • Fanka iyo suugaanta
      • Hibada iyo hal abbuurka
      • Maad iyo maaweelo
  • Annaga
  • Nala Soor Xırıır
  • blankSomali
No Result
View All Result
Radio Ergo - Somali Humanitarian News and Information
  • Hoy
  • Mowduucyo
    • Wararkii u Danbeeyay
    • Barakacayaasha iyo Qaxootiga
    • Masiibooyinka
    • Caafimaadka
    • Arrimaha Bulshada
    • Cunto-Yaraanta
    • Waxbarashada
    • Beeraha Iyo Xoolaha
  • Barnaamijyada
    • BARNAAMIJKA AYAXA
    • Barnaamijka Beeraha
    • Barnaamijka Dalandool
    • Barnaamijka Dhaqtarka Raadiyaha
    • Barnaamijka Gobaad – Haweenka
    • Madaddaallada Ergo
      • Waayo tegay xusuustood
      • Maxay kugu qaadatay?
      • Falanqeynta heesaha
      • Fanka iyo suugaanta
      • Hibada iyo hal abbuurka
      • Maad iyo maaweelo
  • Annaga
  • Nala Soor Xırıır
  • blankSomali
No Result
View All Result
Radio Ergo - Somali Humanitarian News and Information
Home Wararkii u Danbeeyay

Waa sidee xaaladaha dhabta ah ee xaafadahii dagaladdu ka dhaceen ee Muqdisho

Radio Ergo by Radio Ergo
October 11, 2011
in Wararkii u Danbeeyay
0
Waa sidee xaaladaha dhabta ah ee xaafadahii dagaladdu ka dhaceen ee Muqdisho
0
SHARES
Share on FacebookShare on Twitter

blankXaalada dhabta ah ee xiligan kajirta xaafado katirsan magaalada Muqdisho gaar ahaan dhinaca degmada Huriwaa dhibaataduse waxay tahay ciidamada madaafiicda iyo rasaasta isku ridaya iyaga isuma kali ah ee dad rayid ah oo farabadan ayaa ku dhax go’doonsan, guryahana qaarkood waxa lisku ridayo awood uma laha in dadka ay kadifaacaan madaafiicda lisku ridayo

Inkastoo ay jireen dadbadan oo xaafadahan ka baxsaday hadana qaar kuwii ka baxsday gooaha dagaalada ayaan ka yareyn ayaa weli jira oo duruufta ay khasabtay inay ku negaadaan guryahooda, kuwaasi oo ay caruur iyo haween ay kamid yihiin meel ay hada u ciirsadaaana aan haynin waxana kamid ah haweeneydan oo dhowr caruur ah ku haysata guri ay madaafiicdu ka dul dhaceyso

“Walaalow wa yaabannahay anaga waxar cade ayaan joogaa walaahi waxa yeeraaya wax muslim u adkeyso karo maaha waxa aan maqlayo wax laxisaabinkaro maaha ilmigiiyaan halkaan ku haystaa meelaan u cararo makasaayo walaahi baabuurna malahelaayo kii lahelayna waxuu yirii 250$ mana iska bixin karno walaalow si aan yeelno mahalaha”

Nin isna magiciisa ka gaabsaday kana mid ah dadka xaafadahaasi ku go’doonsan ayaa kasokow dhibaatada iyo cabsida soo wajahday waxa uu iiga waramay dhacdooyin dad rayid ah haleelay oo indhihiisa uu ku arkay

“Haa walaalow anaga waxaan nahay dadka ku nool degaanka suuqa xoolaha marka dhibaato ayaa jirta halkaan madaafiic ayay shabaab katuureen iyagana waa loo soo jawaabay marka dadbadan ayaa ku dhintay iyo dhaawac weliba aniga waxaan arkay 6 ruux oo dhimatay 4rag ah iyo 2 dumar ah oo shaah gadaayay walaahi xaalada caadi maaha”

Taliyaha guutada labaad ee madaxtooyada Cabdillaahi Cali Caanood oo Radio Ergo ay kala xiriirtay sida dhankooda ay u badbaadinkaraan dadka rayidka ayaa hoos u dhigay dhibaatada ay dadkaasi qabaan isgoo meelaha qatarta badanna shacabka kacodsaday inay isga fogaadaan

{Dadka ku nool meelaha ay ciidanka dhaafeen ee gudaha ciidanka soo galay iyaga dhibaato maqabaan maxaa yeelay ciidanka ayaaba dhaafay dagaalna kama agdhacaayo marka dad sidaasi oo go.adoonsan maba jiraan kuwo yaryar ee meelaha aan ku sii jeedno ku nool waalaga yaabaa inay qatar lakulmaan iyagana waxaan kacodsaneynaa inay isaga baxaan}

Waxa jira dad ay u suuro gashay in iyadoo ay dagaalada socdaan in naftooda ay baxsad ku biimeeyaan sida gabadhan oo iyadoo gaartay degaanka Ceelcerfiid ee duleedka Muqdisho aan laxiriiray

{Waxaan kasoo qaxay suuqa xoolaha waxaan kaqaxay madaafiicda dhibaato intaan arkaa igu filan waxbadan dhimasho iyo dhaawac waan arkay waxna waan kasaayay waxna dad soo qaxay ahaayeen meesha hada aan imaanayna walaahi walaalow biyo la aan iyo boodo iyo dhib aa kajira marka waaba kasii socoheenaa}

Tirada guud ee qasaaraha dhimasho ee ka dhashay dagaaladii 2dii maalmood ee lasoo dhaafay ayaa lagu qiyaasayaa inkabadan 15 ruux oo rayid u badan dhaawucuna waa 30 meeyo waxana jiray isbedello hababka dadka loogu gurmanayo sababo laxiriira goobaha lagu dagaalamayo oo xaaladooda ay cakirneyd iyo gadiidkii anbalaasta oo badankood ciladeysnaa sida uu ii xaqiijiyay Cali Muuse Shiikh oo madax ka ah gaadiidkaasi

Yusuf Kaynaan/MH

Previous Post

AMB:YUUSUF MAXAMAD ISMAACIIL (BARIBARI) OO KA HADLAY QORSHE CUSUB OO WAX LOOGA QABANAYO ABAARAHA

Next Post

Isbitaalka SOS oo ku xirmay dagaalada Muqdisho

Related Posts

In kabadan 20,000 oo qoys oo saf u gala ceel sii guraya oo Buurxakaba u jira 8 km
Cunto-Yaraanta

In kabadan 20,000 oo qoys oo saf u gala ceel sii guraya oo Buurxakaba u jira 8 km

September 21, 2026
Danyar ku nool Hargaysa oo ka soo kaban waayay burbur ku yimid ganacsiyadooda
Cunto-Yaraanta

Danyar ku nool Hargaysa oo ka soo kaban waayay burbur ku yimid ganacsiyadooda

September 19, 2026
Beeraleyda deegaan hoostaga Afgooye oo ku najaxay adeegsiga koronto laga dhaliyo ilayska
Beeraha Iyo Xoolaha

Beeraleyda deegaan hoostaga Afgooye oo ku najaxay adeegsiga koronto laga dhaliyo ilayska

September 16, 2026
Duurjoog gaajaysan oo qasaare gaarsiiyay dalagyada beeraleyda Togdheer
Beeraha Iyo Xoolaha

Duurjoog gaajaysan oo qasaare gaarsiiyay dalagyada beeraleyda Togdheer

September 15, 2026
Haraad iyo gaajo ka dhashay guridda ilo ay biyaha ka heli jireen qoysas ku nool Bari
Wararkii u Danbeeyay

Haraad iyo gaajo ka dhashay guridda ilo ay biyaha ka heli jireen qoysas ku nool Bari

September 14, 2026
Biyo yari iyo nadaafad xumo ka dhalatay oo haysa qoysas barakac ku ah Gaalkacyo
Wararkii u Danbeeyay

Biyo yari iyo nadaafad xumo ka dhalatay oo haysa qoysas barakac ku ah Gaalkacyo

September 11, 2026
Next Post
Isbitaalka SOS oo ku xirmay dagaalada Muqdisho

Isbitaalka SOS oo ku xirmay dagaalada Muqdisho

FOLLOW US ON FACEBOOK

DAILY PROGRAMMES

IDAACADDA 22-SEP-2026

IDAACADDA 22-SEP-2026 by Radio Ergo

IDAACADDA 22-SEP-2026
Episode play icon
IDAACADDA 22-SEP-2026
September 22, 2026
Episode play icon
IDAACADDA 21-SEP-2026
September 21, 2026
Episode play icon
IDAACADDA 20-SEP-2026
September 20, 2026
Episode play icon
IDAACADDA 19-SEP-2026
September 19, 2026
Episode play icon
IDAACADDA 18-SEP-2026
September 18, 2026
Search Results placeholder
Radio Ergo Weekly Newsletter
We respect your privacy.
blank
blank
blank

© Copyright 2014 - 2024 Radio Ergo

No Result
View All Result
  • Hoy
  • Mowduucyo
    • Wararkii u Danbeeyay
    • Barakacayaasha iyo Qaxootiga
    • Masiibooyinka
    • Caafimaadka
    • Arrimaha Bulshada
    • Cunto-Yaraanta
    • Waxbarashada
    • Beeraha Iyo Xoolaha
  • Barnaamijyada
    • BARNAAMIJKA AYAXA
    • Barnaamijka Beeraha
    • Barnaamijka Dalandool
    • Barnaamijka Dhaqtarka Raadiyaha
    • Barnaamijka Gobaad – Haweenka
    • Madaddaallada Ergo
      • Waayo tegay xusuustood
      • Maxay kugu qaadatay?
      • Falanqeynta heesaha
      • Fanka iyo suugaanta
      • Hibada iyo hal abbuurka
      • Maad iyo maaweelo
  • Annaga
  • Nala Soor Xırıır
  • blankSomali

© Copyright 2014 - 2024 Radio Ergo