Radio Ergo - Somali Humanitarian News and Information
  • Hoy
  • Mowduucyo
    • Wararkii u Danbeeyay
    • Barakacayaasha iyo Qaxootiga
    • Masiibooyinka
    • Caafimaadka
    • Arrimaha Bulshada
    • Cunto-Yaraanta
    • Waxbarashada
    • Beeraha Iyo Xoolaha
  • Barnaamijyada
    • BARNAAMIJKA AYAXA
    • Barnaamijka Beeraha
    • Barnaamijka Dalandool
    • Barnaamijka Dhaqtarka Raadiyaha
    • Barnaamijka Gobaad – Haweenka
    • Madaddaallada Ergo
      • Waayo tegay xusuustood
      • Maxay kugu qaadatay?
      • Falanqeynta heesaha
      • Fanka iyo suugaanta
      • Hibada iyo hal abbuurka
      • Maad iyo maaweelo
  • Annaga
  • Nala Soor Xırıır
  • blankSomali
No Result
View All Result
Radio Ergo - Somali Humanitarian News and Information
  • Hoy
  • Mowduucyo
    • Wararkii u Danbeeyay
    • Barakacayaasha iyo Qaxootiga
    • Masiibooyinka
    • Caafimaadka
    • Arrimaha Bulshada
    • Cunto-Yaraanta
    • Waxbarashada
    • Beeraha Iyo Xoolaha
  • Barnaamijyada
    • BARNAAMIJKA AYAXA
    • Barnaamijka Beeraha
    • Barnaamijka Dalandool
    • Barnaamijka Dhaqtarka Raadiyaha
    • Barnaamijka Gobaad – Haweenka
    • Madaddaallada Ergo
      • Waayo tegay xusuustood
      • Maxay kugu qaadatay?
      • Falanqeynta heesaha
      • Fanka iyo suugaanta
      • Hibada iyo hal abbuurka
      • Maad iyo maaweelo
  • Annaga
  • Nala Soor Xırıır
  • blankSomali
No Result
View All Result
Radio Ergo - Somali Humanitarian News and Information
Home Barakacayaasha iyo Qaxootiga

Isbitaalka SOS oo ku xirmay dagaalada Muqdisho

Radio Ergo by Radio Ergo
October 11, 2011
in Barakacayaasha iyo Qaxootiga
0
Isbitaalka SOS oo ku xirmay dagaalada Muqdisho
0
SHARES
Share on FacebookShare on Twitter

blankWararka naga soo gaaraya magaalada Muqdisho ayaa waxaa ay sheegayaan in howlihii hay’adda caruurta ee SOS ay ka waday magaalada Muqdisho ay hay’addaasi hakisay, iyadoo shaqaalaheedii ka soo daadgureysatay xaafada ay dagaaladu go’doomiyeen ee xarunta u ahayd hay’adda ee Degmada Huruwaa.

Bar ay leedahay hay’adaaasi ayaa lagu faafiyay in tallabaadasi ay u qaadatay si loo hubiyo amaanka shaqaalaha kaddib dagaallo maalmo xariir ka soconayay xaafadaasi

Magaalada Muqdisho ee caasimada Soomaaliya ayaa bartanka uga jirtay iskahorimaadyo xoogan oo u dhaxeeya ciidamada DFKG ah ee Soomaaliya oo garabsanaya kuwa midawga Afrika ee AMISOM iyo Xarakada Al Shabaabul Mujaahidiin.

SOS waxa ay ku warantay in markii ugu horeysay tan iyo sanadkii 1985tii ay si buuxda u soo firaaqaysay goobtii ay deganayd sababo la xiriira amaanka. Waxaana ay sheegtay in 10kii bishan madfac ku soo dhacay isbitaalka iyo qeybta farmashiyaha uu sababay dhimashada mid kamid ah shaqaalaha.

Hay’adda ayaa intaasi ku dartay in ciidamo ka mid ah kuwa Alshabaab ay sidoo kale  qabsadeen  istibitaalka maalmo ka hor. Taa oo sababtay in dhamaan bukaankii yiilay ay ka qaxaan….sidoo kale qalab dhismaha oo yiilay gudaha xerada ayay hay’addu ku warantay in uu waxyeelo soo gaaray.

Ugu dambayntii SOS ayaa sheegtay in hadda istibilaalka ay hadda ku suganyihiin ciidaamada dawlada, ayna ka cabsi qabto in waxyeelo ay ka soo gaarto madaafiicda ay iswaydaaranayaan labada dhinac ee dagaalamaya ay sababto qasaaro.

MG

Previous Post

Waa sidee xaaladaha dhabta ah ee xaafadahii dagaladdu ka dhaceen ee Muqdisho

Next Post

GANACSATADA SUUQA BAKAARAHA OO BILAABAY INAY DIB U DAYACTIRAAN GOOBAHOODII KADIB MUDDO BIL AH OO SUUQ XIRNAA

Related Posts

Qoysas laga raray xeryo ku yaalla Kismaayo oo ka cabanaya shaqo la’aan iyo nolol xumo
Barakacayaasha iyo Qaxootiga

Qoysas laga raray xeryo ku yaalla Kismaayo oo ka cabanaya shaqo la’aan iyo nolol xumo

September 3, 2026
Xoogsato laga hor istaagay shaqadooda oo Baydhabo ku wajahaya nolol xumo
Barakacayaasha iyo Qaxootiga

Xoogsato laga hor istaagay shaqadooda oo Baydhabo ku wajahaya nolol xumo

August 29, 2026
Qoysas nugul oo ku xoolo beelay roob la’aanta oo ku biiray xero ku taalla Gaalkacyo
Barakacayaasha iyo Qaxootiga

Qoysas nugul oo ku xoolo beelay roob la’aanta oo ku biiray xero ku taalla Gaalkacyo

August 28, 2026
Kalluumeysto barakac ku ah Muqdisho oo ka cabanaya xirfad la’aan ka dhan ah shaqadooda
Barakacayaasha iyo Qaxootiga

Kalluumeysto barakac ku ah Muqdisho oo ka cabanaya xirfad la’aan ka dhan ah shaqadooda

August 24, 2026
Beeraley colaad uga cararay dalagyo u soo go’ay oo nolol xumo ku wajahaya Baydhabo
Barakacayaasha iyo Qaxootiga

Beeraley colaad uga cararay dalagyo u soo go’ay oo nolol xumo ku wajahaya Baydhabo

August 10, 2026
Mandheera: Qoysas ka soo kaban waayay fatahaad baabi’isay beerahooda
Barakacayaasha iyo Qaxootiga

Kalluunka laga jillaabto webiga oo badbaado kumeel-gaar ah u ah beeralayda Baarsanguuni

August 6, 2026
Next Post
GANACSATADA SUUQA BAKAARAHA OO BILAABAY INAY DIB U DAYACTIRAAN GOOBAHOODII KADIB MUDDO BIL AH OO SUUQ XIRNAA

GANACSATADA SUUQA BAKAARAHA OO BILAABAY INAY DIB U DAYACTIRAAN GOOBAHOODII KADIB MUDDO BIL AH OO SUUQ XIRNAA

FOLLOW US ON FACEBOOK

DAILY PROGRAMMES

IDAACADDA 22-SEP-2026

IDAACADDA 22-SEP-2026 by Radio Ergo

IDAACADDA 22-SEP-2026
Episode play icon
IDAACADDA 22-SEP-2026
September 22, 2026
Episode play icon
IDAACADDA 21-SEP-2026
September 21, 2026
Episode play icon
IDAACADDA 20-SEP-2026
September 20, 2026
Episode play icon
IDAACADDA 19-SEP-2026
September 19, 2026
Episode play icon
IDAACADDA 18-SEP-2026
September 18, 2026
Search Results placeholder
Radio Ergo Weekly Newsletter
We respect your privacy.
blank
blank
blank

© Copyright 2014 - 2024 Radio Ergo

No Result
View All Result
  • Hoy
  • Mowduucyo
    • Wararkii u Danbeeyay
    • Barakacayaasha iyo Qaxootiga
    • Masiibooyinka
    • Caafimaadka
    • Arrimaha Bulshada
    • Cunto-Yaraanta
    • Waxbarashada
    • Beeraha Iyo Xoolaha
  • Barnaamijyada
    • BARNAAMIJKA AYAXA
    • Barnaamijka Beeraha
    • Barnaamijka Dalandool
    • Barnaamijka Dhaqtarka Raadiyaha
    • Barnaamijka Gobaad – Haweenka
    • Madaddaallada Ergo
      • Waayo tegay xusuustood
      • Maxay kugu qaadatay?
      • Falanqeynta heesaha
      • Fanka iyo suugaanta
      • Hibada iyo hal abbuurka
      • Maad iyo maaweelo
  • Annaga
  • Nala Soor Xırıır
  • blankSomali

© Copyright 2014 - 2024 Radio Ergo