Radio Ergo - Somali Humanitarian News and Information
  • Hoy
  • Mowduucyo
    • Wararkii u Danbeeyay
    • Barakacayaasha iyo Qaxootiga
    • Masiibooyinka
    • Caafimaadka
    • Arrimaha Bulshada
    • Cunto-Yaraanta
    • Waxbarashada
    • Beeraha Iyo Xoolaha
  • Barnaamijyada
    • BARNAAMIJKA AYAXA
    • Barnaamijka Beeraha
    • Barnaamijka Dalandool
    • Barnaamijka Dhaqtarka Raadiyaha
    • Barnaamijka Gobaad – Haweenka
    • Madaddaallada Ergo
      • Waayo tegay xusuustood
      • Maxay kugu qaadatay?
      • Falanqeynta heesaha
      • Fanka iyo suugaanta
      • Hibada iyo hal abbuurka
      • Maad iyo maaweelo
  • Annaga
  • Nala Soor Xırıır
  • blankSomali
No Result
View All Result
Radio Ergo - Somali Humanitarian News and Information
  • Hoy
  • Mowduucyo
    • Wararkii u Danbeeyay
    • Barakacayaasha iyo Qaxootiga
    • Masiibooyinka
    • Caafimaadka
    • Arrimaha Bulshada
    • Cunto-Yaraanta
    • Waxbarashada
    • Beeraha Iyo Xoolaha
  • Barnaamijyada
    • BARNAAMIJKA AYAXA
    • Barnaamijka Beeraha
    • Barnaamijka Dalandool
    • Barnaamijka Dhaqtarka Raadiyaha
    • Barnaamijka Gobaad – Haweenka
    • Madaddaallada Ergo
      • Waayo tegay xusuustood
      • Maxay kugu qaadatay?
      • Falanqeynta heesaha
      • Fanka iyo suugaanta
      • Hibada iyo hal abbuurka
      • Maad iyo maaweelo
  • Annaga
  • Nala Soor Xırıır
  • blankSomali
No Result
View All Result
Radio Ergo - Somali Humanitarian News and Information
Home Arrimaha Bulshada

CARRUURTA DERBI JIIFKA MUQDISHO OO WACYI GELIN LOO SAMEEYEY

Hemed Abdiaziz by Hemed Abdiaziz
October 21, 2011
in Arrimaha Bulshada
0
Xarun lagu xannaaneeyo gabdhaha agoonta ah oo laga furay Boondheere

Keydka sawirrada Ergo

0
SHARES
Share on FacebookShare on Twitter

blankMadaxa xarumaha caafimaad ee lagu daweeyo dadka dhimirka la,a ee Xabeeb (Habeb public mental Hospital) Dr,C/raxmaan Cali Cawaale Xabeeb ayaa xaflad qada sharaf ah u sameeyay  carruur fara badan, kuwaasoo ka mid ah caruurta ku nool dariiqyada Muqdisho ,ee loo yaqaano darbi jiifka.

Xafladdaasi qada sharafta ahayd oo ay ka soo  qeyb galeen,masuuliyiin ka socotay xarumaha lagu daweeyo bukaanada qaba cudurada dhimirka ee Xabeeb, iyo masuuliyiin ka socotay DKMG Somaliya ayaa waxa ay ka dhacday    buundada Dugsigii hore ee farsamadda gacanta hoosteeda ee  ku taalla KM4  halkaasoo hoy u ah  carruur badan oo kamid ah carruurta  derbi jiifka ah ee ku nool magaalada Muqdisho,

Dr C/raxmaan Cali Cawaale Xabeeb oo la hadlayay caruurtaasi kadib qada sahrafti ayaa sheegay in carruurta darbi jiifka ah looga baahan yahay in ay iska daayaan oo ay joojiyaan isticmaalka waxyaabaha maanka dooriya sida koolada,xashiishadda, calaqa, khamriga iwm. Waxana uu kula dardaarmay carruurtaasi in ay wax bartaan si ay ula tartamaan jiilkooda, waxana intaa kadib Dr,Xabeeb uu diiwan galiyay magacyada carruurtaasi isagoona u balan qaaday in waxii uu u qaban karo u qabanaayo, intaa kadib qaar ka mid ah carruurta darbi jiifka ahayd ee ka soo qeyb gashay xafladaasi qada sharafta ahayd ayaa goobta ka sheegay in ay u baahan yihiin in loo fidiyo daryeel caafimaad, waxbarasho iyo nolol u dhaanta midaan hadda ay ku jiraan,

Ugu dambayntii Dr,Xabeeb ayaa
Wuxuu si gaar ah codsi ugu diray dhammaan qurba joogta Soomaaliyeed meel kasta oo ay ku sugan yihiin in wixii kaalmo ah ee lagu badbaadinaayo mustaqbalka caruurta inay la soo xiriiraan.isagoona dhinaca akle hay,adaha Qaramada midoobay ka codsaday in ay gacan ka geystaan xanaaneynta caruurtaan dibjirka ah ee mustaqbalkoodii sii lumayo.

“waxaan diyaar u ahay in aan ka baxo noloshaan xun ee dhibaatada badan ,habeenkii waxaa I dilay dhaxan,maalintii waa kulayl hadii roobku soo da,o ma haysto meel aan ka galo ,jirkeyga waa uu googo,ay aniga oo dhan wan is xoqayaa,sidaana waxaa goobta ka sheegay Cali yare oo ah wiil qiyaastii 13jira oo ka mid ahaa caruurtii darbi jiifka ahayd ee loo sameeyay qada sharafta”.

guddomiyaha degmada Heliwaa Cumar Jacfaan oo ka mid ahaa madaxdii booqatay dhallinyarada derbi jiifka ah ayaa isna wuxuu u ballanqaaday inuu gacan ka geysan doono ihorumarintooda iyo sidii ay u heli lahaayeen waxbarasho.

Caruurta dib jirka ah ee ku nool gudaha magaalada Muqdisho ayaa mudooyinkii ugu dambeeyay waxaa saamayn xoog leh ku yeeshay dagaalada ka soconaya magaalada,kuwaasoo sababay in qaar badan oo ka mid ahaa ay ku dhinteen kuwa kalana ay ku dhaawacmaan. Mana jirto illaa iyo hadda cid isu xilsaartay wax u qabashada caruurtaasi.blank

Previous Post

SEYLADA BURCO OO GANACSIGA XOOLAHA UU CAMIRMAY

Next Post

CUDURKA SHUBANKA OO SI DARAN UGA DILAACAY GOBOLLADA BAY IYO BAKOOL

Related Posts

blank
Arrimaha Bulshada

Dhallinyaro dib ula midoobay qoysaskooda markii laga bixiyay daymo ay u xirnaayeen

January 6, 2026
Nolol xumo ka dhalatay isticmaalka maandooriye oo ku batay Dhadhaab
Arrimaha Bulshada

Nolol xumo ka dhalatay isticmaalka maandooriye oo ku batay Dhadhaab

June 12, 2025
Galgaduud: Geel dhaqashada casriga ah oo fursad dhaqaale u abuurtay rag ku baraarugay
Arrimaha Bulshada

Galgaduud: Geel dhaqashada casriga ah oo fursad dhaqaale u abuurtay rag ku baraarugay

May 15, 2025
Sanaag: Danyar la baray Xirfado u horseeday in ka soo kabtaan xaalad nolol xumo
Arrimaha Bulshada

Sanaag: Danyar la baray Xirfado u horseeday in ka soo kabtaan xaalad nolol xumo

April 2, 2025
Baydhabo: Shaqo nadaafad oo fursad soo kabasho u noqotay qoysas danyar
Arrimaha Bulshada

Baydhabo: Shaqo nadaafad oo fursad soo kabasho u noqotay qoysas danyar

April 1, 2025
Galmudug: Macalimiin ka saaray qoysaskooda nolol xumo markii ay heleen fursad shaqo
Arrimaha Bulshada

Galmudug: Macalimiin ka saaray qoysaskooda nolol xumo markii ay heleen fursad shaqo

March 20, 2025
Next Post
Isbitaalka SOS oo ku xirmay dagaalada Muqdisho

CUDURKA SHUBANKA OO SI DARAN UGA DILAACAY GOBOLLADA BAY IYO BAKOOL

FOLLOW US ON FACEBOOK

DAILY PROGRAMMES

IDAACADDA 20-JAN-2026

IDAACADDA 20-JAN-2026 by Radio Ergo

IDAACADDA 20-JAN-2026
Episode play icon
IDAACADDA 20-JAN-2026
January 20, 2026
Episode play icon
IDAACADDA 19-JAN-2026
January 19, 2026
Episode play icon
IDAACADDA 17-JAN-2026
January 17, 2026
Episode play icon
IDAACADDA 16-JAN-2026
January 16, 2026
Episode play icon
IDAACADDA 15-JAN-2026
January 15, 2026
Search Results placeholder
Radio Ergo Weekly Newsletter
We respect your privacy.
blank
blank
blank

© Copyright 2014 - 2024 Radio Ergo

No Result
View All Result
  • Hoy
  • Mowduucyo
    • Wararkii u Danbeeyay
    • Barakacayaasha iyo Qaxootiga
    • Masiibooyinka
    • Caafimaadka
    • Arrimaha Bulshada
    • Cunto-Yaraanta
    • Waxbarashada
    • Beeraha Iyo Xoolaha
  • Barnaamijyada
    • BARNAAMIJKA AYAXA
    • Barnaamijka Beeraha
    • Barnaamijka Dalandool
    • Barnaamijka Dhaqtarka Raadiyaha
    • Barnaamijka Gobaad – Haweenka
    • Madaddaallada Ergo
      • Waayo tegay xusuustood
      • Maxay kugu qaadatay?
      • Falanqeynta heesaha
      • Fanka iyo suugaanta
      • Hibada iyo hal abbuurka
      • Maad iyo maaweelo
  • Annaga
  • Nala Soor Xırıır
  • blankSomali

© Copyright 2014 - 2024 Radio Ergo