Weriyaha Raadiyo Ergo ee gobolka Hiiraan Cabdullaahi Salaad ayaa shalay barqadii dhaawac culus loogu geystay gudaha magaalada Beledweyne, xilli uu...
Wadayaasha gaadiidka isaga kala goosha Muqdisho, Baydhabo, Marka iyo Jowhar ayaa ka cabanaya jidgooyooyin badan oo ciidamada dowladda ay waddooyinka...
Gaadiid fara badan oo ah kuwa xamuulka qaada oo ku kala wajahnaa gobollada Gedo iyo magaalooyin ka tirsan gobolka waqooyi...
Waxaa ka bilowday magaalada Luuq ee gobolka Gedo olole nadaafadeed oo ay soo abaabuleen haweenka deegaankaas. Ololahan ayaa kallifay ka...
Xabsiga dhexe ee Soomaaliya oo ku yaalla degmada Xamar Jabab ee magaalada Muqdisho, xilligii dowladdii dhexe ee dalka wuxuu ahaa...
Dagaallada daba dheeraaday iyo masiibooyinka dabiiciga ah ee dadka Soomaaliyeed muddada dheer haysta, oo aysan u helin daryeel ka yimaadda...
Tacaddiyada ugu badan ee haweenka ku barakacay gudaha dalka ay la kulmaan ayaa waxaa ka mid ah kufsiga, oo ammaan...
Shaqo la`aanta ka jirta gobolka Waqooyi bari Kenya ayaa ku kalliftay dadka ku nool gobolkaas qaarkood inay qabtaan shaqooyin adag...
Kadib kulan ay wada qaateen warbaahinta iyo maamulka Puntland ayaa waxaa la amray in la fasaxo sadex idaacadood oo maamulka...
Qaar ka mid ah waaliddiinta dhalay carruur gabdho ah oo dhowaan lagu qabtay deegaannada maamul goboleedka Puntalnd oo la sheegay...
IDAACADDA 24-NOV 2026 by Radio Ergo




© Copyright 2014 - 2024 Radio Ergo
© Copyright 2014 - 2024 Radio Ergo