Radio Ergo - Somali Humanitarian News and Information
  • Hoy
  • Mowduucyo
    • Wararkii u Danbeeyay
    • Barakacayaasha iyo Qaxootiga
    • Masiibooyinka
    • Caafimaadka
    • Arrimaha Bulshada
    • Cunto-Yaraanta
    • Waxbarashada
    • Beeraha Iyo Xoolaha
  • Barnaamijyada
    • BARNAAMIJKA AYAXA
    • Barnaamijka Beeraha
    • Barnaamijka Dalandool
    • Barnaamijka Dhaqtarka Raadiyaha
    • Barnaamijka Gobaad – Haweenka
    • Madaddaallada Ergo
      • Waayo tegay xusuustood
      • Maxay kugu qaadatay?
      • Falanqeynta heesaha
      • Fanka iyo suugaanta
      • Hibada iyo hal abbuurka
      • Maad iyo maaweelo
  • Annaga
  • Nala Soor Xırıır
  • blankSomali
No Result
View All Result
Radio Ergo - Somali Humanitarian News and Information
  • Hoy
  • Mowduucyo
    • Wararkii u Danbeeyay
    • Barakacayaasha iyo Qaxootiga
    • Masiibooyinka
    • Caafimaadka
    • Arrimaha Bulshada
    • Cunto-Yaraanta
    • Waxbarashada
    • Beeraha Iyo Xoolaha
  • Barnaamijyada
    • BARNAAMIJKA AYAXA
    • Barnaamijka Beeraha
    • Barnaamijka Dalandool
    • Barnaamijka Dhaqtarka Raadiyaha
    • Barnaamijka Gobaad – Haweenka
    • Madaddaallada Ergo
      • Waayo tegay xusuustood
      • Maxay kugu qaadatay?
      • Falanqeynta heesaha
      • Fanka iyo suugaanta
      • Hibada iyo hal abbuurka
      • Maad iyo maaweelo
  • Annaga
  • Nala Soor Xırıır
  • blankSomali
No Result
View All Result
Radio Ergo - Somali Humanitarian News and Information
Home Arrimaha Bulshada

HAWEENKA LUUQ OO WADA OLOLE NADAAFADEED

Radio Ergo by Radio Ergo
April 16, 2013
in Arrimaha Bulshada
0
HAWEENKA LUUQ OO WADA OLOLE NADAAFADEED
0
SHARES
Share on FacebookShare on Twitter

blankWaxaa ka bilowday magaalada Luuq ee gobolka Gedo olole nadaafadeed oo ay soo abaabuleen haweenka deegaankaas. Ololahan ayaa kallifay ka dib markii ay roobab badan halkaas ka da`een kuwaasoo keenay nadaafad darro iyo meelo biyo fariisad ah kuwaasoo laga baqayo iney keeneen cudurro ay ka mid yihiin duumada.

Ololahan oo socday muddo shan maalmood ah ayaa wax looga qabtay in la nadiifiyo meelo badan oo ka mid ah degmada Luuq, si gaar ahna waxaa muhimad loo siiyay xeryaha barkacayaasha ay deggan yihiin ee ku yaal Luuq kuwaasoo u muuqday fayo-dhowrkoodu mid aad u liita sid ay u sheegtay raadiyo Ergo Faadumo Muxumed Cabdille oo ah Gudoomiye ku xigeenka Ururka Haweenka ee degmada Luuq.

“Meelaha ugu daran ee aan ololaha nadaafadeed  ka fulinnay waa suuqyada, hareeha webiga, goobaha caafimaadka, waddooyinka, meelaha baabuurta lagu dhaqo iyo weliba si gaar ah xeryaha ay ku jiraan dadka Barakacayaasha ah” ayay Faadumo tiri

Faadumo iyadoo ka warbixineysa  sababta keentay xilligan in hawshaasu nadaafadda la fuliyo by tiri “Markii la arkay khatar caafimaad oo ka dhalna karta deegaanka ,maadama deegaanka mudooyinkii ugu dambeeyeyba ay si is daba joog ah ugu da`ayeen roobab culus, iyo xeryahay barakacayaasha oo ay ku nool yihiin dad jilicsan oo u baahan in gacan laga siiyo dhinaca faya-dhoworka taasoo keentay iney haweenku iskood isu abaabulaab oo hawhsan iyagu furliaan”.

Cabdi Daahir Aaden oo ah gudoomiyaha xerada barakacayaasha ee  Alla-Amin ee ku Duleedka Luuq ayaa uga mahadceliyay dadaalkaas ay sameeyeen haweenka Luuq, wuxuuna ka dalbaday dhammaan dadka kale iney iyagun ka gargaaraan arrimahan nadaafadda iyadoo iminka ay jiraan roobab biyo badan wata oo dhibaato sababi kara.

Haweenkani ayaa ugu dambeentii waxay codsi u jeediyeen maamulka degmada Luuq inuu la dhowro goobaha ay nadiifiyeen oo aanan dib loogu soo shubin qashin iyo waxyaabo kale.

Demada Luuq oo ka tirsan gobolka Gedo ee dalka Soomaaliya ayaa sanaddii 2012kii u soo qaxay dad badan oo ka soo hayaamay gobollada Bay, Bakool iyo Jubbada Dhexe markii ay abaar daran meelahaasi ay ku dhufatay. Tiro qiyaas ah oo ay  UNCHR ka soo saartay dadkii ku soo barakacay Luuq waxay ku sheegtay  16,380 qof oo iyagu labadii sano oo u dambeysay halkaas ku ahaa barakacayaal, waxayna u badan yihiin dumar iyo carruur.

Omar Saalixi/AM

Previous Post

Saamaynta uu qarixii Muqdisho ku yeeshay dadka rayidka ah

Next Post

Roobab mahiigaan ah oo guryihii ka saaray barakacayaal ku sugan Baydhabo

Related Posts

blank
Arrimaha Bulshada

Dhallinyaro dib ula midoobay qoysaskooda markii laga bixiyay daymo ay u xirnaayeen

January 6, 2026
Nolol xumo ka dhalatay isticmaalka maandooriye oo ku batay Dhadhaab
Arrimaha Bulshada

Nolol xumo ka dhalatay isticmaalka maandooriye oo ku batay Dhadhaab

June 12, 2025
Galgaduud: Geel dhaqashada casriga ah oo fursad dhaqaale u abuurtay rag ku baraarugay
Arrimaha Bulshada

Galgaduud: Geel dhaqashada casriga ah oo fursad dhaqaale u abuurtay rag ku baraarugay

May 15, 2025
Sanaag: Danyar la baray Xirfado u horseeday in ka soo kabtaan xaalad nolol xumo
Arrimaha Bulshada

Sanaag: Danyar la baray Xirfado u horseeday in ka soo kabtaan xaalad nolol xumo

April 2, 2025
Baydhabo: Shaqo nadaafad oo fursad soo kabasho u noqotay qoysas danyar
Arrimaha Bulshada

Baydhabo: Shaqo nadaafad oo fursad soo kabasho u noqotay qoysas danyar

April 1, 2025
Galmudug: Macalimiin ka saaray qoysaskooda nolol xumo markii ay heleen fursad shaqo
Arrimaha Bulshada

Galmudug: Macalimiin ka saaray qoysaskooda nolol xumo markii ay heleen fursad shaqo

March 20, 2025
Next Post
Xarun lagu xannaaneeyo gabdhaha agoonta ah oo laga furay Boondheere

Roobab mahiigaan ah oo guryihii ka saaray barakacayaal ku sugan Baydhabo

FOLLOW US ON FACEBOOK

DAILY PROGRAMMES

IDAACADDA 17-APR-2026

IDAACADDA 17-APR-2026 by Radio Ergo

IDAACADDA 17-APR-2026
Episode play icon
IDAACADDA 17-APR-2026
April 17, 2026
Episode play icon
IDAACADDA 16-APR-2026
April 16, 2026
Episode play icon
IDAACADDA 15-APR-2026
April 15, 2026
Episode play icon
IDAACADDA 14-APR-2026
April 14, 2026
Episode play icon
IDAACADDA 13-APR-2026
April 13, 2026
Search Results placeholder
Radio Ergo Weekly Newsletter
We respect your privacy.
blank
blank
blank

© Copyright 2014 - 2024 Radio Ergo

No Result
View All Result
  • Hoy
  • Mowduucyo
    • Wararkii u Danbeeyay
    • Barakacayaasha iyo Qaxootiga
    • Masiibooyinka
    • Caafimaadka
    • Arrimaha Bulshada
    • Cunto-Yaraanta
    • Waxbarashada
    • Beeraha Iyo Xoolaha
  • Barnaamijyada
    • BARNAAMIJKA AYAXA
    • Barnaamijka Beeraha
    • Barnaamijka Dalandool
    • Barnaamijka Dhaqtarka Raadiyaha
    • Barnaamijka Gobaad – Haweenka
    • Madaddaallada Ergo
      • Waayo tegay xusuustood
      • Maxay kugu qaadatay?
      • Falanqeynta heesaha
      • Fanka iyo suugaanta
      • Hibada iyo hal abbuurka
      • Maad iyo maaweelo
  • Annaga
  • Nala Soor Xırıır
  • blankSomali

© Copyright 2014 - 2024 Radio Ergo