(ERGO) - Lix iyo toban qof oo dhuxusha ka ganacsada ayaa la xiray 11 bishan Agoosto, kaddib markii lagu eedeeyey...
Booliska Somaliland ayaa wado howlgallo ka dhan ah jarista iyo gubista dhirta oo ay sameynayaan dadka ku cayroobay abaaraha ee...
(ERGO) - Cabdifataax Farxaan Habane, waa 29 jir aragga naafo ka ah. Kaalinta koowaad ayuu sanadkan u galay jaamacadda Camuud...
Wiil dhallinyaro ah oo aragga naafo ka ah ayaa sanadkaan kaalinta koowaad u galay dhammaan ardaydii fariistay imtixaanka ee jaamacadda...
(ERGO) - Kun iyo shan boqol oo arday ayaa waxbarashadooda dib ugu soo laabtay kaddib sagaal bil oo ay uga...
(ERGO): Kiisaska xadgudubyo ay raggu u geysanayaan xaasaskooda ayaa ku soo badanaya magaalada Laascaanood ee gobolka Sool, arrintaas oo keentay...
Iibka hilibka kalluunka ayaa suuq fiican yeeshay labadii sano ee la soo dhaafay, waxayna arrintaan timid markii uu yaraaday hilibkii...
Abaartii dalka ku dhifatay ee jirtay sanadihii la soo dhaafay ayaa yareysay xoolihii loo iib gayn jiray suuqyada si loo...
Ardayda ka baxa jaamacadaha ayaa fursadaha shaqo ka hela ganacsiyada gaarka loo leeyahay. Munasar Maxmaed Cabdi ayaa soo diray warbixintan....
Lixdan qof oo tan iyo bilowgii sanadkii 2017-kii xanuunku uu ku dhacay ayaa daawo la'aan waxa ay ku haysataa deegaanka...
IDAACADDA 24-NOV 2026 by Radio Ergo




© Copyright 2014 - 2024 Radio Ergo
© Copyright 2014 - 2024 Radio Ergo