Labo kun oo qoys oo ku nool deegaanka Docol oo ka tirsan magaalada Gaalkacyo ee gobolka Mudug, ayay haysaa biyo...
Guddiga taakuleynta dadka duufaanta Sagar ku waxyeeloobay ee gobolka Awdal ayaa saddexdii maalmood ee u dambeeyay deegaannada gobolkaasika ka waday...
Maryamo Cabdi Maxamed waa hooyada qoys toddoba qof ka kooban, waxayna kamid tahay dadka ku nool deegaanka Docol oo 40...
Diiriye Cumar Jimcaale waa 60 jir, xoolo dhaqato ah, waana aabe qoyskiisa ka kooban yahay 8, wuxuu ag taagan yahay...
Diidmada lacagta shillinka Soomaaliga ee Beledweyne ayaa samayn ku yeelatay dadka dan yarta ah iyo xoolo dhaqatada. Diiriye Cumar Jimcaale...
(ERGO)-Daka muruq-maalka ah iyo kuwa danyarta ah ayaa noqday kuwa ugu badan oo saameyn ay ku yeelatay lacagta shillin Soomaliga...
Dadka danyarta ah iyo muruq-maalka ayey saameyn weyn ku reebtay lacagata shilinka Soomaaliga ah ee laga diiday gobolka Galgaduud sanadkii...
Magaalada Garowe 200 oo arday oo dhigta sanadkii ugu dameeyey ee jaamacadda ayaa loo sameeyey shaqo carbis. Shaqo carbintan oo...
Dad badan ayaa sanad kasta ku dhinta kaawada laga qodo magaalada Muqdisho, waxaa ku tiirsan shaqada dadka kaawada qoda qoysas...
Hay'addda Bisha-cas ee dalka Kenya ayaa mashruuc loogu talagalay dadka qaxootiga ah oo caagadaha dadku iska tuuraan dib loogu hagaajiyo...
IDAACADDA 24-NOV 2026 by Radio Ergo




© Copyright 2014 - 2024 Radio Ergo
© Copyright 2014 - 2024 Radio Ergo