Dad badan ayaa sanad kasta ku dhinta kaawada laga qodo magaalada Muqdisho, waxaa ku tiirsan shaqada dadka kaawada qoda qoysas badan oo marka dadkoodu dhintaan noloshooda aysan hayn wax ay ku maareeyaan. Warbixintan waxaa Muqdisho ka soo diray Munasar Maxamed.









